Somaliland: Armed Forces Celebrate Their 20th Anniversary of Creation

    Hargeisa, 03 Feb 2014 (SDN) –Somaliland armed forced has on Sunday celebrated its 20th anniversary with a well-organized ceremony attended by the Vice-President and acting President Abdirahman Abdilahi Ismail, The Armed forces chief of staff Gen. Ismail Mohamed Shakale, defense Minister Haji Adam Adami and cabinet members from the government. The celebrations of 20th Anniversary…

    Read More

      Xildhibaano ka Tirsanaa Golaha Deegaanka ee Laascaanood oo u goostay dhinaca Garowe Sawiro

      Garowe 03.Feb 2014 (SDN)- TuuladaTukaraq waxaa lagu soo dhaweeyey maanta 3.Feb.2014.laba xubnood ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood oo ka soo goostaya maamulka Somaliland. Xubnahaan oo magacyadooda la kala yiraahdo Muqtaar Mahad,Cabdilaahi Dhigaale waxaa tuulada Tukaraq kusoo dhaweeyay wasiiradda Ganacsiga,Kaluumaysiga ,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan. Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocade oo waraysi siiyay…

      Read More

        “Waanu ka Tacsiyadaynaynaa Universal Talaabada lagula Kacay,Balan Waxaa igu ah inaan Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhiga Xafiiskiisa kula dagaalamo” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

        Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Talaabada ay Xukuumadu ku Xayirtay Telefishanka Universal ay tahay Maamul Xumida dalka Haysata waxaa kale oo Gudoomiyuhu ku baaqay in Mudaharaad ka dhan ah talaabadan la sameeyo si looga gilgisho dheg xumida ay Xukuumadu ku duudsiyayso Xoriyada Saxaafada. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid…

        Read More

          “Telefishanka Universal Waxa uu Jebiyay Shuruucdii dalka u taalay arrintana Maxkamad ayaanu gaynaynaa” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

          Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka warfaafinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse waxa uu sheegay in TV-ga Universal uu dacaayado riqiis ah oo aan sal iyo raad toona lahayn ka baahiyey Safarkii Madaxweynaha Somaliland ee Dalka Dibadiisa, dacaayadaas oo anshaxa saxaafadeed ee caalamiga ah, ka islaamka iyo ka Somaliland-toona aan melena ka soo gelin, iyagoo…

          Read More

            Xukuumada Somaliland oo Xayiraad ku soo rogtay Telefishanka Universal Iyo Warka Lagu Qabsaday Daawo

            Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukusse) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu saxaafadda ugu qabtay Xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay sadex arimood oo kala ah, ku wada noolaanshaha mandaqadda geeska Afrika,  wadahadaladii Somaliland iyo Somalia ee ka socday dalka turkiga, farogelinta iyo docodocaynta ay Somalia xiligan…

            Read More

              Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’

              Inta aan qoraalkan aan qoray Febraury 02, 2014 xikmadiisa aan u gelin, aan madaxwayne ku waydiiyo maxaad iskaga dhaaftay maahmaahyadii aad ku caan baxday in aad ku qurxiso qudbadaha aad u jeediso dadwaynaha Soomaaliyeed – ha ahaadeen Daljoogta ama Qurbojoogtaba, sida qudbadii aad u jeedisay Qurbojoogta Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota iyo London,…

              Read More

                “Ciidanka kenya oo dhammaantood Kismayo laga saarayo, Anigu warkaas ma Hayo, laakiin Dhaqdhaqaaqoodu waa mid ka Tirsan hawlaha…………” Ra’isal Wasaare Cabdiweli

                Muqdisho:Feb-03-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Somalia Cabdiweli Sheekh ayaa Markii ugu horraysa Ka Hadlay Arrimaha Haatan Dadka Somalida ahi sida weyn u Hadal Hayaan ee Farogelinta Ciidanka Amismo u Geysteen Shirkii Baydhabo iyo Waliba Ka Bixitaanka Ciidanka Kenya ee Magaalada Kismayo. Ugu Horrayn waxa uu uu Ra’isal Wasaaraha oo la Hadlayey Idaacadda VOA-da La…

                Read More

                  Wax ka badalida sharciga Socdaalka wuxuu keeni karaa ka qaadista dadka British ka ah ee looga shakiyo Argagaxisada Passport ka iyo Dhalashada.

                  Dadka British ka ee looga shakiyo ama loo qabto argagaxisada waxay waayi karaan ama laga qaadi karaa passport yadooda iyo dhalashadooda iyadoo la raacayo badalka daqiiqadii ugu danbeesay sharciga socdaalka ee uu sameeyay Home Secretary. Badalka sharciga cusub, oo soo jeediyeen safka danbe kuwaas oo aad ugu baahi qabay in la meel mariyo sharci adag…

                  Read More

                    DADKA IYO DAAQA IYAMAA DARAN?!

                    Wuxuu kor-jooge ka ahaa in muddo ah Beer uu aad jeclaa in mar kasta (Gu’ iyo Jiilaal) ay cagaar ahaato, sababtoo ah waxay lahayd qalabkii waraabka iyo Biyihii oo ku filnaa, waxa ay ku taalay Magaalada Hargeisa, waa magaalo madaxda JSL isla markaana ah xarunta dhaqaalaha iyo siyaasada hogaanka u haysay Gobolkan yar eeuu ka…

                    Read More

                      Ka Daawo Qurbejoog.com Kulankii Madaxweyne Siilaanyo la Qaatay Jaaliyada Liverpool

                      Liverpool 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Kulan aan loo dhamayn la Yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Uk gaar ahaan Magaalada Liverpool . Madaxweynaha oo Socdaalkiisa Ingiriisku uu la Xidhiidho Hawlo Caafimaad oo uu u Joogo dalka Ingiriiska ayaa Kulankan waxa uu Qaar ka Mid aha Jaaliyada…

                      Read More

                        Wasiirka Ganacsiga iyo Maareeyaha Dekeda Berbera oo u baxay Dalal African ah iyo Qadiyada Shirkada Balore ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                        Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Ganasciga Somaliland imagesMaxamed C/laahi Cumar iyo Maareeyaha Dekedda Berbera Eng: Cali Xoor xoor ayaa manta ka dhoofay madaarka Hargeysa, waxaanay safarkooda ku sheegeen mid ku waajahan dhawr Dal oo Afrika ah.   Labada Masuul oo duhurkii ka dhoofay madaarka Hargeysa ayaa xusay in  safarkoodu yahay sidii ay usii ambaqaadi lahaayeen…

                        Read More

                          Masrixiyadii Ciidanku ku soo bandhigeen Xuska Aasaaskooda {Anba Faydniye Waxba Ha I Farrin} {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Munaasibad Balaadhan oo Lagu Xusayo Sannad Guurada 20aad ee ka soo Wareegtay Markii la aasaasay Ciidamada Qaranka Somaliland 2dii Bishii Feb 1994kii ayaa Maanta lagu Qabtay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka ee Caasimada Hargaysa. Ka Sakow Khudbadihii Madashaasi ay ka Jeediyeen Madaxda Qaranka iyo Kuwa Ciidamadu Waxay Fanaaniintu halkaasi ku soo…

                          Read More

                            Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Fariin Digniin ah u Diray Maamul Goboleedka Punt land Xuska Ciidanka Qaranka {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (SAYLICI) ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan ciidamada qaranka iyo xaasaskooda  waxana uu u rajeeyey in ilaahay inay sanadkan kiisa kale bashbash iyo barwaaqo ku gaadhaan isaga oo geesta kalena…

                            Read More

                              Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay Marxaladihii Ciidan Weynaha Somaliland {DHAGAYSO}

                              Hargaya 02.Feb 2014 (SDN)- Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland sareeye gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa waxa uu isna dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan xubnaha ciidamada qaranka iyo xaasaskooda waxana uu ka waramay waxyaabaha u qabsoomay ciidamada qaranka Somaliland ee sanadkii la soo dhaafay, isga oo sheegay in bixinta darajooyiku ay dhiiri galisay ciidamada…

                              Read More

                                Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidamada Qaranka oo lagu Bilay Munaasibad Balaadhan

                                Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Md:c/raxmaan c/laahi ismaaciil saylici ahna ku simaha madaxweynaha ayaa maanta ka qaybgalay munaasibada xuska sanad guurada 20-naad ee aas aaska ciidamad Qaranka Somaliland oo ku beegan 02 bisha febaury. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo sooo agaasimay ayaa wax aka soo qayb galay…

                                Read More

                                  Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Qaab Xiiso Badan Uga Sheekeeyey Xidhiidh Wada-shaqayneed iyo Talooyin Dhaxal-gal ah Oo Uu Ka Dhaxlay Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

                                  Washington: Feb-02-2014(SDN)- Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Xilligii Dawladii Sheekh Shariif Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Si Faahfaahsan uga Hadlay Xidhiidhkii uu La Lahaa Alah ha u naxariistee Ra’isal wasaarihii Hore ee Somalia ee Dhawaan Geeriyooday Cadbirisaaq Xaaji Xuseen. Maxmed Cadbilaahi Farmaajo waxa uu ugu Horrayn Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka…

                                  Read More

                                    DAAWO:Milicsiga Siyaasiga Ee Gudoomiye Cirro

                                    Hargeyso Feb 2,2014(SDN)-Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Wadani ahna Guddoomiyaha  Gpllaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Universal ayaa uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Guddoomiyha Wadani ayaa jaawabihiisu ku koobnaayeen dul mar uun ee aanu u daadigin ubucda xaaladaha dalka isla markaana aanu cabirin filir dhaba oo ku wejahan xaaladaha dalka….

                                    Read More