Xukuumada Siilaanyo oo isku dayday Inay Murashax Jamaal Cali Xuseen ka Hor istaagto Burco,Iyo Bulshada Burco oo ka Gilgilatay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 05.Feb 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa soo dhawayn Mug iyo Miisaan leh ay ku qaabileen Shacabka ku dhaqan Magaalada Burco oo ka Gilgishay Talaabooyin ay Xukuumadu ku rabtay inay iska Hortaagto inuu Burco galo. Murashax Jamaal Cali Xuseen oo uu Weheliyo Ku…

    Read More

      Wasiir u hanjebay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

      Hargeysa Feb 05,2014(SDN)-Wasiir ka mida Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Hanjebaad kula dul dhacay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe. Wasiir ku-xigeenka wasaarada Gaashaandhiga Cabdi Daahir Camuud ayaa war uu saxaafada u qeybiyay ku yiri; “Waxaan warbaahinta ka daalacaday Faysal Cali Waraabe oo ii hanjabaaya,waxaanse aad ula yaabay ninkii lahaa u…

      Read More

        DHEGEYSO Ismaaciil Buubaa:Jabuuti oo Fashilisay himiladii Somaliweyn ayaa keentay kala taga Jamhuuriyadii Soomaaliyeed

        Muqdisho Feb 05,2014(SDN)-Siyaasiga Soomaaliyeed ee Ismaaciil Hure Bubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Somalilanba ayaa ka waramay arimo dhawr ah oo hagaedaamiyay Jamhuuriyadii Soomaaliyeed. Buubaa ayaa sheegay in isku darkii Soomaaliya iyo Somaliland uu ku yimi rabatiinkii Somaliweyn,balse ay arintaa fashilisay Dawladii Maxamed Siyaad Bare oo ogolaatay in Jabuuti oo reer…

        Read More

          SILSILADII GARBODIIR:DUR-DUR GUDHIYE (MAANSO)

          Harggeysa Feb 05,2014(SDN)-Maansadan oo la magic baxdey durdur gudhiye, waxaa curiyey abwaanka da’da yar C/Majiid Maxamed Muuse (Darey Berbera) Caawa oo ay tariikhdu tahe 05-02-2014 maansadan waxaan kaga qayb qaadanayaa silsiladii garbodiir ee uu furey Abwaan Axmed Aw Geedi, waxaaney ku bilaabantey sidan:- 1.   Dabuubuub horaa waxay  tidhi 2.   Durduro geelbaa ku jaba 3.   Damaacina…

          Read More

            TAARIIKH:ka bogo Wasiir Xirsi oo ka hadlaya cadaalad daro lagu xidhay sanadii 2008dii una fiirso habdhaqankiisa Maanta

            Hargeysa Feb 05,2014(SDN)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji ayaa mar xabsiga laga sii daayay bishii September ee sanadii 2008dii ayaa waxa uu ka waramay xarigaa iyo cadaalad daro uu xiligaa tirsanayay,bal is barbardhig boolo xooftadiisa maanta iyo calaacalkisii xiligaa; Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Maamulka Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo dhawaan Xabsiga…

            Read More

              Somaliland: Challenges of Curriculum Implementation

              By: Mohamoud Dahir Omar Curriculum implementation, according to Okello and Kagoire (1996:124) “is a network of varying activities involved in translating curriculum designs into classroom activities and changing people’s attitudes to accept and participate in these activities”. However, curriculum implementers in our country (teachers, head teachers, standard officers and others) are faced with barriers which…

              Read More

                Maayarada Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland oo Qurbejoog.com u Waramay {DHAGAYSO BARNAAMIJKAN}

                Maydh 04.Feb 2014 (SDN)- Waxaa Degmada Maydh ee Gobolka Sanaag Booqasho ku maraya Maayarada Magaalooyinka Hargaysa,Laascaanood, Boorama, Oodweyne,Gebilay,Saylac,Burco,iyo Berbera. Maayaradan ayaa dhawaan ku qabsaday Magaalada Ceerigaabo Shirkii Ururka ay ku midoobeen Dawladaha Hoose Halkaas oo Gudoomiyaha Ururkaas loogu doortay Maayarka Caasimada Hargaysa,Hadaba Waxaan idiin soo Gudbinaynaa Xogwaran ay Khadka Telefoonka ku Siiyeen Shabakada Qurbejoog Maayarada…

                Read More

                  Maxaa ka Soo Baxay Kulan ay Maanta Gondaha is dareen Komiishanka Doorashooyinka,Deeq Bixiyeyaasha iyo Xisbiyada Qaranka?

                  Hargaysa 04.Feb 2014 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Xisbiyada Qaranka iyo Deeq bixiyeyaasha Somalilad ka taageera dhinaca doorashooyinka ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Komishanka Doorashooyinka ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqaynayay sidii Doorashooyinka soo socdaa u qabsoomi lahaayeen. Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe oo…

                  Read More

                    UNIVERSAL Garanaye, HUBAAL Meeday!!!!?

                    Nin I Lurey, Nin Igu Laagsadiyo, Nin I Lammaaneeyey!! Iyo Nimaan Lurtaydana Jeclayn, Libinna Ii Diiddan!!! Iyo Nimuu Lihiin Dhigay, Halkuu Rag isku Laan-jiitay Intaasuu Isugu Laaqan Yahay,Loolkii Ii Xigaye!! Waa Maxay Likiicsigu, Barbaar Luun ma Kaafiyo’e Sow Anigiyo Duq Law-lawsadaa,Ma kala Laydhsan!!! Gabayga NIN I Lurey, Oo Uu Tiriyey Abwaan Muxumed Liibaan Jadeer Inkastoo…

                    Read More

                      Mid ka Mid Ah Saraakiishii Dawladda Federalka Ka Tirsanayd ee Dhawaan Hargeysa Lagu Xidhay Oo Faahfaahiyey Xadhigoodii iyo Siideyntoodii

                      Addis Ababa:Feb-04-2014(SDN)-Jaamac Maxamed Jaamac Oo Ka Tirsan Saraakiil Ka Tirsan Dawladda Federalka Somalia oo Maalinti Sabtidii Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa, ayaa Beeniyey inay Dhuumasho ku Galayeen Somaliland. Jaamac oo Haatan ku  sugan Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia oo La Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa Sheegay inay Magaalada Hargeysa qaab Taraansit ah ku Marayeen oo aanay…

                      Read More

                        Khilaafyka Masuuliyiinta Wada-shaqayntu Ka Dhaxayso ee Xukuumadda Siilaanyo Oo Xadhkaha Goostay Iyo Laba Wasaaradood Oo Haatan U Xanniban Muranka Madaxdooda Dhex Yaalla+ Turxaanbixinteeda Oo Laga Sugayo Soo Noqoshada Madaxweynaha

                        Hargeysa:Feb-04-2014(SDN)-Waxa  Meel Xun Haatan Maraya Muranka iyo isqabqabsiga dhexyaalla Masuuliyiinta Ka Tirsan  Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee waliba isku Shaqada ah. Tiro ka mid ah Hay’adaha Dawladda Gaar ahaan kuwooda ugu Muhiimsan, ayaa Maalmihii ugu dambeeyey Masuuliyiinta Gacanta ku haysa uu ka soo yeedhayey Muran iyo Khilaaf dhexyaalla, waxana gebi ahaanba istaagtay wada-shaqayntii iyo isku Duubnidii…

                        Read More

                        Seattle Seahawks oo Markii Ugu Horeysey Hantidey Super Bowl XLVIII Kuna Khaarijisey 48-8 Denver Bronco.By Jaahuur

                        East Rutherford,Feb 03,2014-(SDN)- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa Seattle Sea Hawks oo taariikhda markii ugu horeysey ku guuleystey Super Bowl XLVIII. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd ahaydna Final waxaa foodda isla galey Seattle Seahawks iyo Denver Bronco. Aalaaba ciyaatan oo North America aad looga xiiseeyo (American Football) ayaa waxaa ka soo qeybgaley…

                        Read More

                          Xukuumad iyo TV Raqiisa oo ku galgalanaya Sumcada Shacabka iyo ta warbaahinta

                          London Feb 03,2014(SDN)-Xukuumada Somaliland oo ka duuleysa goaan ku saleysan baahin warbaahin in mudo ahba ku galgalaneysay mid ka mida adeegyada dunida ugu muhiimsan ayaa waxa haatan ay sababeysaa in sumcada reer Somaliland dhulka la jiido. Xukuumada Axmed Siilaanyo ee ka mid noqoshadeedu ay ku xiran tahay uun in cidi aaney kaa guulwadeysneyn ayaa qudheeda…

                          Read More

                            Imisa nooc…? by Faisal Jama

                            Ninkaas dheer ee dhuuban in muddo ahba goobtan waan ku arkayey ama isku arkaynay. Muddo Sannad iyo dheeraad ku dhaw oo goob aan halkan ka fogayn aan ka hawlgalayey usbuuc kasta ugu yaraan shan cisho oo ka mid ah saacaddan oo kale halkan waan ku hakanayey, isaguna meel uu kasoo rawaxaba halkan wuu imanayey; imaatinkiisu…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada oo dalka ku soo laabtay Kana hadlay Talaabadii Lagu Xayiray Telefishanka Universal {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Mudo Bil ku dhow dalka ka maqnaa ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.   Wasiirka oo Warbaahinta ugu waramayay Qolka nasashada ee madaarka Cigaal ayaa Sheegay inuu ka mid ahaa Weftigii Somaliland u matalayay Wada hadaladii…

                              Read More