The Era of Female Somali Police Is On the Wane

    By: Hudda Ibrahim In 1979, the first Somali female officer, Asha Hassan Hussein, was riding a police motorcycle to patrol the streets of Mogadishu. Three decades later, women are still grappling to work in a generally male-dominated profession that breeds a masculine environment. Today Somali women are under-represented in the higher ranks of the national…

    Read More

      R.Wasaarihii hore ee JFS Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo shacabka Soomaaliyeed uga taciyeeyey Geerida R.W. C/risaaq X. Xuseen

      Muqdisho Feb 01,2014(SDN)-Raysal Wasaarihii hore ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ummadda Soomaaliyeed la qeybsaday murugada geerida naxdinta leh ee ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dawladdii Rayidka aheyd Allaha u naxariistee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo xalay ku geeriyooday dalka Mareykanka.   Raysal Wasaare Saacid ayaa yiri “Runtii aad baan uga…

      Read More

        “Daraasad Baanka Adduunku Sameeyay ayaa lagu Ogaaday in 72% ay Raga Somaliland Bilaa Camal Yihiin “ Wasiirka Qorshaynta {DHAGAYSO}

        Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka dayriyay heerka Shaqo la’aanta Raga Somaliland. Wasiirku Waxa uu Xusay in Daraasad ay soo saarteen Baanka Adduunku ay ku ogaadeen in raga Somaliland ee aan Wax shaqo ah qaban ay Dhan yihiin 72%,Isagoo hadalkan ka sheegay  mar uu maanta Warbixin…

        Read More

          Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan oo kulmay Qaar ka mida Jaaliyada somaliland

          London 02Feb14(SDN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan oo kulmay Qaar ka mida Jaaliyada somaliland ee galbeeka london kulankan ayaa ahaa mid xogwaraysi jaaliyada iyo waxyalahi u absoomay kulankan ayaa ahaa mid xog waraysi iyo wasiirka oo warbaxin ka siyiey jaaliyada halka ay marayso wadada ceerigaabo iyo burco gabagabadii ayaa loo mahad celiyey wasiirka halkan…

          Read More

            “Gudoomiye Socon Mayso in Ku Xigeenadaad ku Hoos Fadhiistaan,42 Codna Xilka lagaga Qaado” Xildhibaan Bulqaasi {DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaasi oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada  ayaa Maanta Naqdiyay Qaabka loo meel mariyey Xeer  hoosaadka Golaha Wakiilada laguna Wiiqay Awoodii Gudoomiye ku Xigeenada Golaha Wakiilada . Waxa uu Xildhibaankani ku Dooday in Golaha Wakiiladu aanu sidan ku Sii Shaqayn karin,Isagoo Eedaymo u soo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha…

            Read More

              Somaliland Delegation to Turkey Not Only Failed to Represent Somaliland Case as They Should, They Betrayed the Case and the Cause

              By: Ibrahim M Mead “one must call spade a spade” Somaliland case and dignity has been derailed, degraded, debased and dishonored in Turkey by the wrong people delegated to fight for Somaliland case in the negotiation table there. The prophet of Allah (scw) as revealed by Abuhurayra was asked when the time is. The Prophet…

              Read More

                Xildhibaan Qabile oo ka soo rogay Maanso labaad BARDUUL MAANSO

                Hargeysa Feb 01,2014(SDN)-Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo silsilada garbo diir waana tan hoos ku qoran:- 1.    Abaar duug ma reebta ah 2.    Duunyadu xumaatiyo…

                Read More

                  A Unified State of Somalia Debated at Chatham House

                  As one of the rare opportunities, eighteen days before the International Conference on Somalia held in London on May 7, 2013, Chatham House, a British Think Tank on International Affairs, invited Somali intellectuals for consultation on building Somalia’s unified state necessary for constructive engagement with the international community. At the conclusion of the consultation, Chatham…

                  Read More

                    Taariik Nololeedka Ra’isal wasaarihii Hore ee Somalia Cabdirisaaq X. Xuseen Oo Xalay Geeriyooday

                    Washington:01-02-2014(SDN)-Eebe Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Waxa Habeenkii Xalay dalka Maraykanka ku geeriyooday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya 1964–tii ilaa 1967-dii C/risaaq Xaaji Xuseen oo kaalin weyn ku lahaa halgankii gobanima doonka Soomaalida. Maanta  Maadaama uu Ra’isal wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Ahaa Xubin muhiim ah oo ka Baxday Dadka Somalida, waxanu Halkan idiinku Haynaa Taariikh nololeedkiisii…

                    Read More

                      Guddoomiye Muuse Biixi Oo La Garnaqsaday Mudanayaasha Xisbigiisa, weydiiyayna Sababta Keentay In Awoodda Shir-guddoonka la Wiiqo iyagoo Aqlabiyadda Golaha Haysta iyo Jawaabta Xildhibaanada?

                      Hargeysa:01-02-2014(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii ugu horraysay Kulan gaar ah la Yeeshay Mudanayaasha Xisbigiisa ah ee ku Jira Golaha Wakiillada Somaliland. Guddoomiye muuse Biixi oo haatan la liicliicaya Culaysyo iyo Duufaano Siyaasadeed oo Dhinaca Madaxtooyada lagaga Soo Faruuray, ayaa haatan  Kulankan uga Dan lahaa sidii uu mudanayaasha haysta…

                      Read More

                        Raiisul wasaarihii hore ee Somaaliya Cabdirizaq Xaaji Xuseen oo Mareykanka ku geeriyooday

                        Minneapolis Jan 31,2014(SDN)-Waxa maanta magaalada Minneapolis EE dalka Mareykanka Ku geeriyooday Allaha u naxariistee Raiisul wasaarihii labaad EE Soomaaliya yeelato xiligii xoriyada dabadeed Marxuum Cabdirizaaq Xaaji xuseen. Marxuumka oo mudooyinkii u danbeeyay xanuunsanayay ayaa Ku jiray cusbitaalka jaamacada Minneapolis. Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xuseen ayaa ayaa raiisul wasaare sanadihii 1974tii ilaa sanadii 1967dii. Marxuumka ayaa burburkii…

                        Read More

                          Somaliland: Journalists Discuss Media Challenges, Relationship with Government in a SONSAF Organized Meeting

                          Hargeisa, 01 Feb 2014 (SDN) –Journalists in the country have discussed the prevalent status of their trade, relationship with the government, major difficulties encumbering private media houses and Development of strategies to negate them. The journalists also reiterated on the need for harmonizing the very many journalists’ welfare organizations into one solid and strong body,…

                          Read More

                            Somaliland: Ministry of Education Dismisses Alleged Unification of Somaliland and Somalia Schools Curriculums

                            Hargeisa, 31 Jan 2014 (SDN) –Somaliland’s Ministry of Education and Higher Studies has strongly dismissed rumors of uniting the primary and secondary schools Curriculum of Somaliland and Somalia. Officials from the ministry of Education including Minister Samsam Abdi Aden, Director General of the ministry and other officials from the ministry have strongly denied the participation…

                            Read More

                              Halkan Kaga Bogo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Sababay Inay Shalay Baaqato Dhaartii Golaha Wasiirada Cusub Ee Puntalnd

                              Garowe:31-Jan-2014(SDN)-Shacabka Reer Puntland ayaa mar qudha ku warhelay Khilaaf Cakiran oo u dhexeeya Waaxaha Kala Duwan ee u dhexeeya Dawladda Puntland. Maalintii shalay oo Khamiis ahayd ayaa lagu waday in  Madaxtooyada Lagu dhaariyo Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan Soo Magacaabay Madaxweyne Cabdiweli, balse taasi ma ay dhicin oo dib ayey u dhacday. Dhaarintii Golaha ayaa…

                              Read More

                                Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Duufaano Colaadeed Ka Wada Deegaanada Bariga Somaliland, Kuna Dhawaaqay Tallaabooyin Dib Loogu Xoraynayo Deegaano Ka Maqan Gacanta Puntland

                                Garowe:31-Jan-2014 (SDN)-Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland, ayaa Durtaba La Dareemayaa inay Keentay Saan Saan Colaadeed oo ku Soo Aaddan Deegaanada  Bariga Somaliland.  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka tirsan Isimada Goballada bariga Somaliland, ayaa si-cad u sheegay in Madaxweynaha maamul-gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed Cabdiwali Gas ku heshiyeen inay weerar ku qadaan xaduudaha Goballada bariga Somaliland,…

                                Read More

                                  Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Maanta Urur-goboleedka IGAD Ku Yeelan Doonaan Magaalada Addis Ababa Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadli Doono

                                  Addis Ababa:31-Jan-2014(SDN)-Warar Hoose Oo Laga Helayo Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, ayaa sheegay In Urur-Goboleedka IGAD ay Maanta Halkaas Kulan ku Yeelan Doonaan. Shirkan  la Sheegayo inay IGAD yeelan Doonto oo ah mid deg deg ah ayaa urur goboleedka Madaxdoodu waxa ay kaga hadli doonaan ka mid noqoshada Dowlada Itoobiya ciidamada AMISOM oo dhawaan…

                                  Read More