Faysal Cali Waraabe oo ay soo wejahday Fursad uu Guddoomiyaha Wakiilada uga Aargoosto,DAAWO Guddoomiyaha UCID oo ka waramaya Gudobha uu Cirro ka tirsanayo

    Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Waxa khilaaf ba’ani uu haatan ka dhex aloosmay xukuumada Somaliland iyo Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Ciro oo in mudo ah dhan u wada ridi jiray siyaasada dalka ilaa intii saaxada siyaasada uu ku soo biiray xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hore khilaaf u…

    Read More

      DAAWO BAHDILAADA MUQDISHO: C/weli Gaas oo isku aamini waayey ciidamada Soomalaiya iyo kuwa AMISOM

      Muqdisho Feb 07,2014(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Md C/weli Gaas ayaa gaaray Muqdisho shalay kioo ay weheliyaan ergo balaaran oo ka socota Puntland. Madaxweynaha Puntland iyo wefdiga weheliyay ayaa la sheegay in ay isku aamini waayeen ciidamada amaanka ee dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM isla markaana ay Puntland ka kexeysteen ciidan ilaalo ah. Halkan Hoose ka…

      Read More

        Nuxurka Kulan Xalay Villa Somalia ay Isku Horfadhiisteen Madaxda Soomaalidu Oo Runta La Iskugu Sheegay, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cali Geeddi Oo Markii Ugu Horraysay is Horfadhiistay

        Muqdisho:07-Feb-2014 (SDN)-Kulan Ballaadhan oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Aqalka Madaxtooyada Somalia, kana Soo Qaybgaleen inta Badan Madaxda Soomaalidu, ayaa lagaga wada Hadlay waxyaabo Badan.  Kulankan oo ahaa mid Ujeeddadiisu ahayd sidii  kulana duco ah loogu qaban lahaa Ra’islawasaarihii hore ee Somalia Cabdirisaaq xaaji xuseen oo Dhawaan Geeriyooday, ayey isku soo Horfadhsiiteen Wajiyaal Siyaasadda ku colloobay…

        Read More

          WHAT MAKES AGREAT LEADERSHIP?

          Everywhere around us, there are leaders; at school, at home, on the playground, sports field or in government. Leaders have a responsibility to lead their followers well and to be a good example to them. It is important to know who our leaders are and to be able to judge if they are good or…

          Read More

            Enduring Quest for International Recognition

            Somalilandsun – Ever since declaring its independence from Somalia on 18 May 1991, Somaliland has struggled for international recognition as a sovereign and stable state. While this struggle continues, Somaliland has already succeeded in establishing a currency, setting up a working government and holding a series of free elections. Below is an article published by…

            Read More

              54 years and the conflicts initiated as a consequence of UNIONIST ideals continue to plague the HORN of AFRICA…

              Somaliland-Republic gained it’s independence 26-June-1960 at the end of the British Protectorate agreement dating back to 1884. The Territory of Somalia-Italia colony was created in 1925 from the merger of Jubaland with the the Italian colony to it’s north forming Somalia-Italia(Somalia). The Italians granted Somalia it’s independence 01-Jul-1960. The TWO independent countries entered into a…

              Read More

                Mooshino Iska Soo Horjeeda Oo Golaha Wakiilada Ka Socda+Siilaanyo Iyo Cirro Iyamaa Fudud+Sixirka Xildhibaanada Golaha Wakiiladu Uu Marayo

                Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)-Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa u tafaxaytay,dagaal siyaasiyadeed oo aanu waxba iskula hadhin oo dhexmara iyaga iyo Golaha wakiilada Somaliland, dagaalkaas oo uu hormood u yahay Wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka wakiil ah madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hogaaminaya dagaalka madaxtooyadu ula badheedhay golaha wakiilada Somaliland isagoo adeegsanaya Xildhibaanada Wakiilada…

                Read More

                  Xukuumada oo dabada ka Riixaysa Mooshin Wax ka bedel Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiye Cirro oo dalka ka Maqan

                  Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa u aragta Go’aankii uu Golaha Wakiiladu Wax kaga bedelay Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Mid Wiiqay Awoodii Xisbul Xaakimku ku dhex lahaa Golaha Wakiilada . Warar Xog ogaal ah ayaa Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyay in Qaar ka mid ah Mudanayaasha Xukuumada Gacan saarka la lihi ay rabaan inay…

                  Read More

                    Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka oo Jabuuti kaga Qayb gashay Shir Caalami ah iyo Khudbadii ay ka Jeedisay {DHAGAYSO}

                    Jabuti 06.Feb 2014 (SDN)- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa qayb gashay shirweyne caalami ah oo maanta ka furmay dalka Jabuuti kaasoo lagaga hadlayo sidii loo joojin lahaa gudniinka fircooniga ah ee Hablaha Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Marwo Shukri Xariir Ismaaciil iyo wefti ay hogaaminayso oo Somaliland u metelaya shirkaasi ayaa hadal ay ka…

                    Read More

                      xisbiga Ucid laantiiisa Uk waxa Hambalyo dhalaasho u direynaa Maxamed Yusuf Shaxari & Marwadiisa Hana Abiib Oo Wiil ugu dhashay magaalada London

                      Anagoo kala ah Madaxda Xisbiga Ucid laanta Uk Xoghayaha Xisbiga mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale , Gudoomiyaha Garabka haweenka Ucid Marwo Farduus CIge , Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub Marwo Amina Ismaciil Cubule ,Xoghayaha Waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf ,Caasha Yusuf Cali, Fawsiya Caydiid, Yasmiin Dhoolayare ,Nasir Maxamed Cali ,Cabdiqadir Cali Qawdhan , Nuur Cali qawdhan ,Mustafe…

                      Read More

                        Xoghayaha Xisbiga UCID Cabdilahi Cumar Shaqale Laantisa Uk ayaa waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer siday u u soo dhaweyeen Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda kale la socotay waxana cambareyey dhacdadii ay dawladu kula kacday inay is hortagaan

                        London 06Feb14(SDN) Xoghayaha Xisbiga UCID Laantisa Uk waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer siday u u soo dhaweyeen Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda kale la socotay waxana cambareyey dhacdadii ay dawladu kula kacday inay is hortagaan waxa uu hadalkis ku yiri maanta waxaan mahad aad oo wayen aan odirayna…

                        Read More

                          Investigating Genocide in Somaliland

                          By: James Reinl Hargeisa, 06 Feb 2014 (SDN) –Frankincense wafts through the air of a quiet building on the outskirts of Hargeisa, in the self-declared republic of Somaliland. It masks the odour of the remains of 38 men, whose skeletons are packed into cardboard boxes. The tattered containers will be opened this month with the…

                          Read More

                            FAALIYAHA QARANKA IYO TV UNIVERSAL. Qalinka: M. Haaruun

                            Foolxumo iyo fadeexad aanay Somaliland iyo Madaxwayne Silanyo toona u baahnayn ayay dhawr nin abuureen. Alaylehe way abuureen, oo maanta meel la ga gaadho aan la helaynin. Dhawr qof oo ay ka mid yihiin Wasiir ka Warfaafinta, Agaasimaha TV ga Somaliland iyo, wiil wariyayaasha dhawaan soo baxay ee qurbaha ka yaacay ka mid ah ayaa fadeexad aan loo…

                            Read More

                              “Faysal iyo Dadkaas Midgaha ah Ma Xidhnee Inaga Daaya, Meeshii Aad Wariye Universal Ka Socda………..” Wasiir Cukuse

                              Hargeysa:Feb-06-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Cabdilaahi  Maxamed Daahir Cukuse, ayaa Markii ugu Horraysay Hadallo Deelqaaf iyo Meel Ka Dhac ah Kula Kacay Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Eng. Faysal Cali Waraabe. Wasiir Cukuse oo Ayaamo ka Hor Albaabada Iskugu Dhuftay Telefishanka Universal, ayaa Warkan Ka Sheegay Xilli Uu Ka Jawaabayey Telefon uu u…

                              Read More

                                Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq “Sawirro”

                                Cabudwaaq Feb 05,2014(SDN)-Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay beelihii wax kala gaareen iyadoo dhowrki cisho ee u danbeeyay si joogta ah ay kulamadu u socdeen, Waxaana muuqata…

                                Read More

                                  Somaliland: Stubborn Path towards Sovereignty

                                  Hargeisa, 05 Feb 2014 (SDN) –The politically-engaged Ms. Ilham Hasan Aliweid, a former candidate to the local council elections of 2012, is pursuing a symbolical fight by wearing a red head scarf until Somaliland is recognised as an independent state by the international community. Below is an article published by Somaliland Sun: Ms Ilham Hasan…

                                  Read More

                                    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Fariin Digniin ah u Diray Bulshada ku Nool Magaalada Hargaysa {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 05.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Kormeer ku Soo maray Jidka Halbawlaha ah ee Caasimada Hargaysa oo laga dhigayo Mid Casri ah isla markaana Dib u habayn lagu Samaynayo. Jidka Halbawlaha ah oo dhismihiisa laga soo bilaabay Kaantaroolka Magaalada Berbera lana soo Gaadhsiiyay Masjid Jaamaca…

                                    Read More

                                      BAASABOORKA SOOMAALIYA OO NOQDEY WAX AAD IYO AAD U DHIB BADAN

                                       Laga soo Bilaabo 1991 – 2007 ayaa  Shacbiga Soomaaliyeed waxay isticmaali jireen Baasaboorkii Cagaarna ee Dowladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre , hase yeeshe 2007 ayaa Dowladdii ku meel gaar ah aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi  Yuusuf Axmed waxay keentay Baasaboor cusub oo la yiraahdo Electronic Passport oo ku sawiran Biciid hase yeeshe 2009 markii la doortey…

                                      Read More

                                        Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka Jawaabay eedo uu Musharax Jamaal Cali Xuseen u Jeediyay {DHAGAYSO}

                                        Burco 05.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka Jawaabay eedo uu Maanta u soo Jeediyay Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay in Gudoomiyaha Gobolka Togdheer uu isku dayay in aanu soo gelin magaalada Burco oo uu hada ku sugan yahay. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer…

                                        Read More