Wasiiradda Madaxtooyadda iyo Arrimaha Dibadda oo ka hadlay Sababaha Iscasilaadooda Isla markaana Cadeeyay inuu Madaxweynuhu ka Badheedhay inaanu dhex u ahayn Murashixiinta Tartamaya DAAWO
Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta Shaaciyey inay iska Casileen Xilkii ay ka hayeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sababeeyay arrimaha ku Kelifay inay iska Casilaan Xilalkii ay qaranka u hayeen. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, MD. Xirsi Cali X.Xasan,ayaa ka…
