Khudbadihii Garnaqsi ee Isbahaysiga Musharixiinta Xisbiga Kulmiye,Xildhibaano Mooshin ka Keenaya Madaxweyne Xigeenka Iyo Wasiiro Cusub oo Murashaxnimadooda Ku Dhawaaqay DAAWO
Hargaysa 17.Oct 2015 (SDN/QJ)-Isbahaysiga Musharaxiinta Kulmiye ee kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, ayaa maanta munaasibad balaadhan oo Hotel Guuleed lagu qabtay ku soo bandhigay mawqifkooda muranka qabanqaabada shirka golaha dhexe ee Kulmiye. Qaar ka Mid ah Garabka Is Xulufaystay ee ay Hor kacayaan Wasiirka Arrimaha Dibada,C.casiis…
