Xildhibaanadii Mooshinka Waday Waxa Dhabarka Ka Jebiyay, Dabinkii Gorgortanka, Beesha Caalamkuna Waxay Soomaaliya Ka Lumisay 25 Sanno !!!
Kadib markii uu qoraalka soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan (Jawaari) 25-kii September, ku saabsan Mooshinkii ay xildhibaanad qaar ka keeneen madaxwaynaha, ayaa waxa cadaatay sida ay xildhibaanadaas ka keenay mooshinka Madaxweynaha, ay ugu fashilmeen in ay Mooshinka meel mariyaan, xildhibaanadu waxay in mudo ah sas iyo argagax ku ridaan Villa Soomaaliya, Villa…
