(DHEGEYSO)Wasiirka Wasaarada Maaliyada Md Samaale oo Kulan balaadhan la qaatay Maayarada Magaalooyinka dalka

    Hargeysa Jan 20,2014(SDN)-Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Wasaarada Maaliyada iyo Maayarada dalka isla markaana loo dardar gelin lahaa Qabaashada Dekhliga Xukuumada dhexe. Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale  ayaa ka hadlay Arrimihii ugu Mudnaa ee Kulankan ay ku faaqideen iyo Go’aamo laga gaadhay . Geesta kale Mas’uuliyiintii…

    Read More

      President Silanyo Arrives In Paris for State Visit-(Video)

      By: Abdirisak Itaqile Paris, 19 Jan 2014 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” arrived in Paris Sunday for a state visit to France, aimed at promoting long-term bilateral relationship between Somaliland and France. President Silanyo was warmly welcomed in Paris international airport by Somaliland diaspora in France and French government officials. President Silanyo departed…

      Read More

        Ururka isku xidhka dhalinyarada Somaliland oo soo bandhigay wax qabadkoodii 2013

        London 19jan13 (SDN) uruka dhalinyara somaliland youth network ayaa waxa uusoo bandhigay wwaxqabadkii 2013 iyo hawlaha hor yala sanadkan cusub ururkan oo ka hawlgala wadankan uk ayaa waxa ku midoobay dhalimuarada somaliland oo goaansaday sidii ay dalkooda wax ugu qaban lahayeen waxa goobta shahado sharaf la gudoonsiyey dhalintii sportigs ugu firfircoonaa .waxa goobta goob joog…

        Read More

          Ka Daawo Shabakada Qurbejoog.com Qaabkii uu u Dhacay Gunaanadka Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia

          Istanbul 19.Jan 2014 (SDN)- Ergooyinka Somaliland iyo Somaliya u metelaya wadahadaladii uga socday Dalka Turkiga ayaa soo Wada-hadalka gabagabaysmay waxaanay labada dhinac kala saxeexdeen Qoddobo guud oo wadada u xaadhaya wadahadalo Sadex bilood le ah oo ay ku Heshiiyeen. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Heshiiska labada Dal wada gaadheen ka hadlay ayaa …

          Read More

            Ka Daawo Qurbejoog.com Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Booqday Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Ganbadha

            Ganbadha 19.Jan 2014 (SDN)- Weftigii Nabadeynta u joogay goboladda Barri ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde  ayaa saaka Booqday fadhiisimadda ciidammadda Qaranka ee jiida Gambadha oo soddameeye Km dhinaca Bari kaga beegan  Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool. Weftiga Wasiirka oo ay xubno ka yihiin Wasiirul dawleyaasha Waxbarashadda, Maaliyadda, Taliyaha Booliiska…

            Read More

              Ka Daawo Qurbejoog.com Madaxweynaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Paris kana Warbixiyay Safarkiisa

              Paris 19.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalintii Shalay ka Dhoofay Magaalada Hargaysa ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa ayaa si balaadhan loogu soo Dhaweeyay Magaalada Paris Waxaanu ka Warbixiyay Ujeedada Safarka uu ku tagay Magaalada Paris ee Xarunta Dalka Faransiiska….

              Read More

                Maareeyaha Tvga Qaranku Raggii uu Xilalka siiyay nin keliyaatana Imtixaan masoo Marin

                Maamul Xumadda iyo Khubrad La,aanta Maareeyaha Telefishanka Qaranka waxay Horseeday inuu Maamulkii ka jiray Markii uu Yimid uu ka daba Magacaabo qaar isagoo ka Xigtaysanaya niman Door ah oo Sharciyadooda muran ka Taagan yahay maadaama Raggii Imtixaanka Soo maray uu maamul uga dhigay sidee haddaba nin Sharciyadiisa Shaqaale aanay sifo Sharciya ahayn Xilal ugu Magacaabaa…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Japan ugana mahadceliyey taageeradooda.

                  Muqdisho 19 Jan 2014 (SDN) Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Japan Mr Tatsushi Terada. Safiirka cusub ee Japan oo lagu magacaabo Tatsushi Terada ayaa ka mahadceliyey sida quruxda badan ee loogu soo dhoweeyey Muqdisho, isla markaana looga guddoomay waraaqihiisa aqoonsiga. Waxaa goob joog…

                  Read More

                    Tacsi ku socota Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxa Sheekh Axmed Cali Weerar

                    Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Sheekh Axmed Cali-Weerar oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Jabuuti (18/01/2014). Waxan Dhambaalkan Tacsida ah u dirayaa Duaryadiisii uu ka baxay Marxuumku, meel kasta oo ay joogaanba, Ehelkii, Beeshii iyo Dhammaan Shacabka Somaliland. Waxan Marxuumka Illaahay ugu Baryayaa in uu Naxariistii Janno…

                    Read More

                      Murankii Ka Taagnaan Jirey Wasaaradda Warfaafinta Oo Dib u curtay iyo Maareeyaha Telefishanka oo Iska Diiday Wareegto Madaxweyne Oo Uu Wasiir Cukuse Madaarka ku Qaybinayey

                      Hargeysa:19-Jan-2014(SDN)-Waxa mar kale dibadda u soo Baxay murankii iyo is qabqabsigii kooxaysnaa ee ay wasaaradda Warfaafintu caanka ku ahayd oo in badan la isku dayey in xal loo helo. Muranka oo muddo gaaban si hoose oo dambabasay, ayaa soo laba kacleeyey ka dib markii uu wasiir cukuse Madaarka maalintii shalay warbaahinta ugu qaybiyey warqad ahayd…

                      Read More

                        Shirkii Turkiga uga Socday Somalia iyo Somaliland oo Soo Dhamaaday iyo Natiijada oo La Filayo Saacadaha Soo Socda

                        Stanbul:19-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta oo Axad ah la Filayaa inuu Si Rasmi ah u soo gebogeboobo wadahadalkii Dalka Turkiga uga socday Dhinacyada somalia iyo somaliland. Shirkan oo indhaha soomaalidu ku jeedaan, ayaa soconayey muddo saddex cisho oo hore ah, waxana in badan la isla jeexjeexay in la soo saaro wax loo dhan yahay oo labada shacab ku…

                        Read More

                        Tababarihii Bernat FC Redger Davids oo Iscasiley Iyo Santos oo 1-0 Ku Khaarijisey Pircicaba.(By Jaahuur)

                        London-18-Jan-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii naadiga Bernat FC Edger Davids ahaan jireyna xiddiggii reer Netherland u soo kifaaxay. Redger Davids ayaa u soo ciyaarey Naadiyaal kala duwan sida Ajax,Ac Milan,Barcelona,Juventus,Inter Milan,Tottenham,Cry Palace, iyo Bernat. Davids intuuna tababaraha u noqon Bernat wuxuu u ciyaarey 38-kulan wuxuu dhliyey hal gool shan calaamadda…

                        Read More

                          Saamaynta Qurbaha iyo Dhaqanka Guurka Soomaalida

                          Ottawa Jan 18,2014(SDN)-Soomaalida qurbaha ku nool waxa ay la soo degeen mujtamacyo ay inta badan ku kla duwan yihiin dhaqanka iyo diinta. Shaki ma laha in dhaqamada ay Soomaalidu ugu yimaadeen qurbuhu uu saamayn ku leeyahay guurka Soomaalida degan  qurbaha khaasatana wadamada Galbeedka. Saamayntaas iyo inta ay le’egtahay ayaan ku eegaynaa barmaamijkii labaad ee barmaamijka …

                          Read More

                            Your emotions are the slaves to your thoughts, and you are the slave to your emotions‏

                            Emotion is psychology and thinking is subjective, conscious experience characterized primary by physiological expression, biological reactions, and mental states.  Emotion is often associated and considered equally influence with mood, temperament and personality. The outcome  of the emotions is that they lead us astray. Anyone can become angry. That is easy. But to be angry with the right person, to the right degree,…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ku Margaday inuu Yahay Murashax Madaxweyne Iyo In kale {DHAGAYSO}

                              Hargeysa 18.Jan 2014 (SDN) -Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa Gaar ahaaan Xarunta Xisbiga  Kulmiye ayaa Ku Margaday Isla Markaana Jid iyo Ceel u Saari kari Waayay inuu Yahay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga Kulmiye . Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay maalmahan…

                              Read More