New President Has Weakened Somaliland Security

    The theft of a large amount of data from Somaliland’s Immigration and Intelligence Department has caught the region by storm. Members of Somaliland security personnel have been said to have gone into hiding for fear of their lives as their personal identities were exposed. Sensitive security files and military uniforms were among the items stolen…

    Read More

      KHALADKA KOWAAD “FIRST MISTAKE” AKAADEMIGA NABADDA & HORUMARKA

      AKAADAMIGGA NABADDA & HORUMARKA ayaa  dhawaan soo bandhigay :  Madasha ,Mudada  & Ajandaha  “Dood Cilmiyeedka ”, waxaanay bulshada ka codsadeen inay soo gudbiyaan afkaartooda. Waxa durba muuqata Akaademiga Nabadda inaanu  khibrad dheer u lahayn habaynta & maamulka shirarka  noocan oo kale ah. Agaasimaha Fulinta Akaademiga  Mudane Maxamed Xirsi Faarax , ayaa ku wargeliyay bulshada Somaliland …

      Read More

        Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo)

        Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo). Dhamaan aqoonyahanka,wax gararadka, odayaasha,dhalinyarada iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda gobolada Maroodi jeex,hawd iyo togdheer ee ku dhaqan qaarada yurub iyo north amerika waxa ay si laxaadleh u canbaaraynayaan falkii foosha xumaa ee lagula kacay Xilibaan ka…

        Read More

          Raysawasaraha Somaliya oo ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumadiisa cusub halkan ka aqriso liiska magacyada

          Muqdisho 17Jan13(SDN) Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya . Ra’isulwasaaraha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay ka dambeyso wadatashi ballaaran islamarkaana uu ka ogolaadan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Waxaana uu ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka iney ansixiyaan Golaha…

          Read More

            Somaliland: Progress Towards a Regional and International Role -Questions and Answers.

            Below questions and answers are the summary of a meeting held at Chatham House on 31 October 2013. The meeting looked at Somaliland’s efforts towards becoming an internationally recognized independent state. 1) Question What efforts are being made by the Somaliland government to ensure that Somaliland’s regional allies Kenya and Ethiopia accept the official status of…

            Read More

              Dowladda Soomaaliya waxay halis u tahay in ay bur burto

              Naxariiste Allah lagama quusto hase yeeshe markii aan dhageeystey guuxa Shacbiga Soomaaliyeed ee ku saabsan rajo xumo ay ku muujinaayaan Dowladda hadda jirto taas oo ugu wacan.   1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya oo ah qofka ugu sareeya Dowladda soomaaliya oo xalin kari waayay Siyaasada Gudaha taas oo ku saabsan buuqa ka jira Goboladda…

              Read More

                Fifth Round of Somaliland and Somalia Talks Get Underway in Istanbul-(Video)

                Istanbul, 17 Jan 2014 (SDN) –The fifth round of the negotiations between Somaliland and Somalia’s federal government has begun on Thursday in Istanbul, Turkey. Somaliland’s Foreign Minister who was leading Somaliland negotiations team has said that that they will not compromise Somaliland’s independence. In an interview with BBC Somali programme, Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis…

                Read More

                  Madashii Maanta ee Shirka Istanbul,Mawqifka Somaliland oo Sii Xoogaystay iyo Khudbadihii laga Jeediyay ka DAAWO Shabakada Qurbejoog.com

                  Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)-Wajigii Shanaad ee wada-hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyada  Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wararka ayaa sheegaya in si horudhac ah la isugu af-gartay in la sameeyo guddi fududeeya wada-hadalka oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Waxaa halkaasi ka Hadlay Ergada Somaliland…

                  Read More

                    DAAWO Qaabkii Loo Soo Afjaray Shaqaaqadii Deegaanka Docollaha iyo Dhaarinta Labada Beelood

                    Oog 16.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Galabta lagu Dhaariyay Tuulada Jilinbuul Konton Xubnood oo ka soo Kala jeeda Labadii Ardaa ee dhawaan Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Docollaha Waxaana dhaarintaas Goob Joog ka ahaa Weftigii Wasiirka Arrimaha Guduhu Hogaaminayay iyo Ergooyin ka soo Gurmaday Gobolada Somaliland. Munaasibada Dhaarinta Kontonkan Xubnood waxaa ka Hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha,Hawlaha…

                    Read More

                      Al-Shabab: Guardians of Somali Identity?

                      By: Abdullahi Boru Halakhe British Channel 4 journalist Jamal Osman had an exclusive on al-Shabab that included a training and graduation ceremony. The picture that emerged was that al-Shabab is a sophisticated group which, more than others, grasped the duality of the state; one of brutal efficiency in employing force and in the second order,…

                      Read More

                        Mayor’ku xigeenka Caasimada Hargeysa Oo Guul Taariikhi ah, Midho dhal ah Oo lagu Diirsaday Kasoo Hooyay Socdaalkii Shaqo Ee uu Ku Tagay UK. FAALO

                        Ku xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Xildhibaan C/casiis Maxamed Xaashi (C/casiis Cagawayne) Ayaa Safarkii shaqo ee Ugu Baqoolay Waddanka UK Iyo Martiqaadkii uu Ka Helay Mayor’ka Bristol Ayaa Shacabka Somaliland guud ahaan Gaar ahaana Caasimada Hargeysa Uu Guul Taariikhi ah uu Uga Soo hooyay Mayer ku Xigeenka Caasimada Hargeysa. Midhaha laga gurtay iyo Faa’iidooyinka Laga gaadhay…

                        Read More

                          Djibouti: it’s time the government and opposition parties’ compromise for the sake of their Country

                          Ever since the parliamentarian election held into the Republic of Djibouti in February 2013, between governing Party, UMP (Union for the Presidential Movement), under the leadership of President Ismail O. Guelleh; and the Opposition coalition, USN(Union for National Salvation), has unfortunately created a political stalemate that threatening the stability of the country. Having said that…

                          Read More

                            Shirka Somaliland iyo Somalia Oo Maanta Furmaya, Qoddobo Xaasaasi ah Ajandaha ku Jira iyo Cidda Labada Dhinac Kala Metelaysa

                            Istanbul:16-Jan-2014 (SDN)-Maanta Oo Khamiis ah waxa Magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga ka Furmaya Wadahadaladii u dhexeeyey Somalia iyo Somaliland. Shirkan oo muddo soo Jiitamayey, isla-markaana Dib udhacay Dhawr jeer, ayaan Si dhab ah loo ogayn waxyaabaha  dhabta ah ee Diirrada lagu saari doono. Idaacadda Afka Dawladda Somaliland ku hadasha ee Radio Hargeysa, ayaa habeenkii xaley…

                            Read More

                              Somaliland Negotiators Team Arrive in Turkey-(Video)

                              Istanbul, 15 Jan 2014 (SDN) –Somaliland negotiators team has arrived in Turkish commercial city, Istanbul to hold talks with Somali federal government. The fifth phase of the stalled talks between Somaliland and Somalia will begin on Friday 17th July 2014. Somaliland negotiations team led by Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis informed that they are fully…

                              Read More