Dhegeyso Madaxweyne Siilaanyo oo ka waramaya safarka uu Faransiiska ugu anbabaxay(SAWIRO)

    Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD AXmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay dalka isagoo socdaal shaqo ugu kicitamay dalka Faransiiska oo uu martiqaad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Egal Intranational Airport ee magaalada Hargeysa ku sii dhoweeyey mas’uuliyiinta qaranka oo uu ugu…

    Read More

      President Silanyo Embarks on Official Visit to France

      Hargeisa, 18 Jan 2014 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo has on today left the country for an official visit to France after receiving official invitation from French government. President Silanyo told media in Hargeisa’s Egal international airport prior his departure that he received an invitation from the French government and he will go there…

      Read More

        Somaliland to Attract Investors with ‘Dubai Model’

        Dubai, 18 Jan 2014 (SDN) –Somaliland, an autonomous region in the Horn of Africa, wants to replicate the “Dubai model” in a bid to attract foreign investment, develop infrastructure and generate employment opportunities. “We are looking at … building free zones like Jebel Ali. We have already created a tax regime that reduce tax on…

        Read More

          “Waxaan halkan ka cadeynayaa in TV-ga qaranku aanu ahayn TV qaran ee uu yahay tv uu isasiiyey Khadar Cali Gaas” Wariye Nimco C/wahaab Shirdoon

          Aniga oo ah Nimco C/wahaab Shirdoon kana tirsan shaqaalaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta gaar ahaan TV-ga qaranka. waxaan halkan ka cadeynayaa in TV-ga qaranku aanu ahayn TV qaran ee uu yahay tv uu isasiiyey Khadar Cali Gaas oo uu u isticmaalo wax walba oo awoodiisa ah shaqaalahana ula dhaqmo sifo ka baxsan xeerka shaqaalaha…

          Read More

            RA’ IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA WUXUU QAATE Y GO,AAN GEESINIMO LEH

            Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaarey way ku mahad san yihiin sidii wacneyd ay  ula shaqeeyeen  Ra’iisal wasaaraha soomaaliya. Habeenkii ay soo geleysey jimco oo Taariikhdu aheyd 17 January 2014 ayay aheyd markii lugu dhawaaqey Golaha Wasiiradda Cusub in kasto Ra’ iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane…

            Read More

              What my hat says about you

              Sometimes a simple item of clothing can tell a complex story about cultural differences and the challenges of integration for migrants. So it is with one of my favourite accessories, my hat. My wife Khadijo was the first to spot it. We were at Northland shopping centre, passing time, when she spotted a dark grey…

              Read More

                Wadahaladii Turkiga Oo Maalintoodii Saddexaad Galay, Labada Dhinac Oo Sii Kala Fogaanaya iyo Shacabka Reer Somaliland Oo Quus Ka Taagan Kulamada Somalia

                Stanbul:18-Jan-2014(SDN)-Waxa wali  maalintii sedaxaad ka soconaya Magalada Istanbuul Dalka Turkiga wada xaajoodkii u dhaxeeyay Somaliland Soomaaliya kaas oo ilaa iyo hada qaar ka mid ah ajandayaashii looga doodayay  shirkaa la isku mari la,yahay. Shacabka reer Somaliland, ayaan iyagu Rajo fiican ka qabin Natiijo ka soo baxda Wadahadaladdan u dhexeeya somaliya, maadaama ugu yaraan Afar jeer…

                Read More

                  Halkan Ka Akhri Qaab-dhismeedka ay Beelaha Soomaaliyeed u Qaybsadeen 25-Ka Wasiir ee Dhawaan Lagu Dhawaaqay

                  Muqdisho:18-Jan-2014(SDN)-Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan Ra’isal wasaare Cabdiweli soo Dhisay, ayaa ahayd middii ugu muranka iyo Isqabqabsiga badnayd ee dhawaanahan laga Aasaaso Somaliya, waxana si weyn u hadal haya dadweynaha Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Sababaha keenay inay shacabku si weyn u hadal hayaan, ayaa waxa ugu weyn inay tahay xukuumadd ka Ballaadhan middii saacid,…

                  Read More

                    Riwaayad Cusub oo ay wadaan Jawaan iyo Sooran (Balaayo+Jahli+Gaajo) iyo Dareen Qabyaaladeed oo ka dhashay

                    Hargeysa Jan 17,2014(SDN)-Jilaayada caanka ah ee Jawaan iyo Sooraan ayaa riwaayad ay soo bandhigeen oo la baxday Balaayo,Jahli iyo Gaajo ayaa waxa ka dhashay dareen qabyaaladesan oo lala beegsanayo dadka qaar. Fasiraad badan oo laga sameeyay riwaayada ayaa dadka qaarba dhan u saareen fariinta riwaayadu xanbaarsan tahay. Dadka qaar waxa ay ka dhadhansadeen qabyaalad halka…

                    Read More

                      National debate on Democracy and Development to be held by Academy for Peace & Development

                      Hargeisa, 17 Jan 2014 (SDN) –“The national Debate on Democracy and Development jointly organized by the Academy for Peace and Development and SONSAF will be held on February 10,2014. Participants in the debate will be the 3 political parties and civil society organizations with the aim of enhancing democratization and development is Somaliland.” This was…

                      Read More

                        President hails new Council of Ministers and calls for continued progress and reform

                        His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today approved the Prime Minister’s proposed appointment of a new Council of Ministers, hailing a “government of many talents”. “I have pleasure in approving the Prime Minister’s decision and selection. The Council of Ministers, selected to represent all areas of Somalia, has my full confidence and trust. This is…

                        Read More

                          Al-Shabab: Guardians of Somali identity?

                          British Channel 4 journalist Jamal Osman had an exclusive on al-Shabab that included a training and graduation ceremony. The picture that emerged was that al-Shabab is a sophisticated group which, more than others, grasped the duality of the state; one of brutal efficiency in employing force and in the second order, the ability to undertake…

                          Read More

                            Even a Smile is Charity: A Life Example

                            How many times have you passed someone walking through a mall, in a hallway at school, on the bus, a train, or in the office where you work, and noticed that no one was smiling? It is particularly interesting that this is oftentimes also the case amongst Muslims, which is a contributing factor to the…

                            Read More

                              Xal Nabadeed oo Lagu Soo Afjaray Shaqaaqadii Docollaha iyo Khudbadihii {DHAGAYSO}

                              Oog 17.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Galabta lagu Dhaariyay Tuulada Jilinbuul Konton Xubnood oo ka soo Kala jeeda Labadii Ardaa ee dhawaan Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Docollaha Waxaana dhaarintaas Goob Joog ka ahaa Weftigii Wasiirka Arrimaha Guduhu Hogaaminayay iyo Ergooyin ka soo Gurmaday Gobolada Somaliland. Munaasibada Dhaarinta Kontonkan Xubnood waxaa ugu Horayn ka Hadlay Wasiir…

                              Read More

                                Halkan Ka Akhri Hannaanka iyo Ra’isal wasaaraha iyo Madaxweynuhu u Kala Qabysadeen Boosaska Muhiimka ah Ee Wasiirrada Cusub iyo Liiska Oo Saacado Ka Hor Laga Saaray Xubno Goobta Fadhiyey Iyagoo Labbisan

                                Muqdisho:17-Jan-2014(SDN)-Isbedbeddel Badan iyo Cago-jiid muddo dheer qaatay ka dib waxa Xalay si Rasmi ah loo shaaciyey Liiska Golaha Wasiirrada Dawladda Ra’isal Wasaare Cabdiweyli.   Waxa Soo Baxaya Warar kala duwan oo ku saabsan Marxaladihii ugu dambeeyey ee Golaha Wasiirrada, iyadoo in Badan wax laga Beddelay Xubnaha Golaha Wasiirrada. Wararka ugu xiisaha Badan ee Arrimaha Magacaabista…

                                Read More