Xukuumad Umadeeda Cadaw Ku Ah

    Garawshiyo xumida indho adayga ayay kaga dartay! waa odhaahda aay ku sifaysay hooyo biyo la’aan ka cabanaysay oo waliba intaa raacisay in xukumadani aanay ogayn inay umadu oomantahay ee aay u qabto in xukunka lagu haysto. hadalka hooyada markaan eegay walee xaqiiq weeye waayo waatii aay yidhahdeen goolaha guurtidu gudi ayaan u saaraynaa. arin gudi…

    Read More

      “Waxaan Idiin Cadaynayaa in Sannadka 2015-ka ay Hargaysi Heli doonto Biyo ku Filan” Maareeyaha Wakaalada Biyaha {DHAGAYSO}

      Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Hargaysa Mudane Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa Sheegay  in mashruucii biya galinta midawga yurub uu u socdo sidii loogu tala galay, isla markaana ay sanadka labada kun iyo shan iyo tabanka ay ku rajaweyn yihiin in boqolkiiba todobaatan caasimada Hargeysa ay hesho biyo ku filan, waxana uu meesha…

      Read More

        “Waxaa Xalay nala Soo Xidhiidhay Madaxweynaha Somalia iyo Wasiiradiisii oo naga dalbaday in dib loo dhigo Shirka” Wasiirka Arrimaha Dibada {DAAWO}

        Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Amuuraha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta Cadeeyay in  dawlada somaliya ay cudurdaar u soo gudbisay ku Saabsan in shirkii Wada Hadalka labada dal oo loo balansanaa inuu Salaasada Soo Socota ka furmo Wadanka Turkiga aanay  ka soo qaybgali karin balse waxa uu…

        Read More

          Dhambaal Tacsiyeed Marxuum Surwaalle. AHN

          Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajucuun TACSI KU SAABSAN GEERIDII MARXUUM: MAXAMED AXMED XASAN (SURWAALLE) Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magaca Ururka Qareenadda Somaliland (SOLLA) waxaan tacsi u dirayaa Guud ahaan shacabka Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamed Axmed Xasan oo ku magac dheeraa (Surwaalle) oo lagu…

          Read More

            Maxaan U Liicnay? (Qormo)

            Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo Soomaali ah ee miyir qaba maanta waa ka warhayaa in dalkiisu sifo kastoo xun saami ku filan uu ka haysto -dhaqaale xumo, caafimaad darri, nabadgalyo la’aan, dheg xumo,…

            Read More

              “Ma Ogin Wax laga Wada Hadlayo,Sidaa aad Shacabkoow uga Shakisan Tihiin ayaan idinla qabnaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

              Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Gelinkii hore ee Maanta in Xukuumada Somaliland aanay Wax Fursad ah Siinin Xisbiyada Mucaaridku inay Qayb ka noqdaan Ergada Somaliland u Matalaysa Wada Hadalada u dhexeeya iyada iyo Somalia . Jaamaal Cali Xuseen Waxa uu dareen…

              Read More

                Qorshihii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tub Toosan Haysta iyo Qaybo Xukuumadda Ka Tirsan oo Kolba Isbaaro u Dhigaya

                Dr Maxmed Fadal; WADDANI Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen  laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey: Diiwaangelinta Codbixyaha iyo ta Madaniga ah.  Ta codbixiyuhu waa diiwaangelin…

                Read More

                  Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ku Sababeeyay Dib u Dhaca Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis ayaa ayaa Maanta  Shirjaara’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxa uu ku dhawaaqay in dib ay u dhaceen markii saddexaad wadahadladii u dhexeyey Somaliland iyo Somaliya oo la fillayey in ay qabsooman Maalinta salaasada ee Todobaadkan. Wasiirka Arrimaha Dibadu Waxaa kale…

                  Read More

                    Wasiirka Maaliyada oo Golaha Wakiilada Hortagay iyo Mudanayaasha oo Su’aalo Dareenkiisa Bedelay ku Qarqiyay {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada J S L oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) ayaa waxa horyimid wasiirka wasaarada maaliyada Md C/casiis Maxamed Samaale. Wasiirka wasaarada maaliyada Md C/casiss Maxamed Samaale ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyey mudanayaasha golaha wakiilada aasaaska iyo sharcinimada khasnada guud ee dawlada, isaga…

                    Read More

                      MUWAADIN BAAN AHAYE XUKUUMADDU HAY QANCISO ?

                      Diinteenna suuban waxa u saldhig ah , wada hadal – isla tashi- tusaaleyn- wadatashi iyo ISQANCIN , I QANCI ama aan ku QANCIYO .. Risaaladda islaamku (diinta islaamku) waxay ku fiddey DACWAD- QANCIS , la qanciyey ummadihii gaalada ahaa – kufaartii -mushrikiintii iyo kuwii cawaanka ahaaba . Waxa qaar badan lagu QANCIYEY , inay diinta…

                      Read More

                        Shir Jaraaid oo Dood isu rogay oo ay Kampala ku yeesheen madaxda Xisbiyada UCID,Kulmiye iyo Guddomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ugaandha

                        Kampala Jan 04,2014(SDN)Guddoomiyeyaasha Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee dalka Ugaandha Md Khadar Maxamed Nuur (Bitijoor) iyo Axmed Cabdi Ibrahim oo uu weheliyo Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaas Cabdirizaaq Maxamed Daauud ayaa shir jaraaid oo ay wadajir ugu qabteen magaalada Kampla oo looga hadlayay mudaharaadkii dhawaanta ka dhacay Hargeysa ayaa isu bedel dood siyaasadeed. Halkan…

                        Read More

                          Dhammaan Ilma Guuleed Boodhle waxa ay tacsi u dirayaan Geeridii ku timid Alleh ha u naxariistee Marxuum AADAN MAXAMUUD WARFAA oo saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeisa

                          Innaa lillahi wa innaa ileyhi rajicuun, Ayeeyo Jinow Ibrahim warmahaye, Ayeeyo Khadija aw siciid, Ayeyo Haliima Raabbe, Sahra Mohamoud Guled, Safiya Mohamoud Guled, Anab Mohamoud Guled, Yusuf Mohamoud Guleid, Jamac Mohamoud Guleid, Nicmo Mohamoud Guled, Aminkalson Mohamoud Guled, Abdulkadir Hussein Guled, Fadumo Hussein Guleid, Ahmed Khadar Hussein Guleid, Sahra Xirsi Guled, Nurah Xirsi Guled, Fosia…

                          Read More

                          Tababare Ku xigeenkii Hore Joe Erico Ayaa Ku Hadaaqay In Xulka Nigeria Ku Guuleysan Karow Koobka Aduunka Haddii… (By Jaahuur)

                          Nigeria-04-Jan-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa hadalka ka soo yeedhey tababare ku xigeenkii hore xulka qaranka Nigeria Joe Erico,muxuuse uga jeedaa? Erico ayaa ka dhawaajiyey in Super Eagles ku guuleysan karaan koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono dalka Brazil,haddii aay la qabsadaan hawada ama cimiliyadda dalkaas. Taas oo kale waxaynu ku…

                          Read More

                            Caawa si live u daawo baaramij xiiso badan oo ka hadlay Kufisiga haweenka loo geesto baramijkan oo iska kashadeen qurbejoog.com iyo Universaltv cawa 10:30Pm Uk

                            London 04jan13(SDN)Caawa si live u daawo baaramij xiiso badan oo ka hadlay Kufisiga haweenka loo geesto baramijkan oo iska kashadeen qurbejoog.com iyo Universaltv cawa 10:30Pm Uk waxa ka qayb galaya sheekh Dirir iyo Marwada Madaxwaynaha Somaliland iyo Gudoomiyha Somaliland west Community Imaan Yaanu ku segin livna uga daawo qurbjoog.com waxaad cawa ka arki dontaa baramijkan…

                            Read More