Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la Yeeshay Shirkada DNO oo Heshiis Shidaal Baadhis ah kula Jirta Xukuumada Somaliland iyo Wixii ay ka Wada Hadleen {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha jsl mudane Axmed Maxamed Maxamu (siilaanyo) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda shirkada D N O oo heshiis dhinaca shidaal baadhista ah kula jirta  Somaliland kuwaas oo  socdaal hawleed ku Yimid Dalka. Wafdigan ayaa waxa socdaalkoodu la xidhiidhaa sidii ay ugu diyaargaroobi lahaayeen guda galka hawlgalkooda shaqo ee…

    Read More

      Khilaafkii Kulmiye Oo Sii Cuslaaday, Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Farogeliyey iyo Warbaahinta Dawladda Oo Diidday Inay Faafiso Warkii Xisbigu Ku Daadifeeyey Shirkii Saylici Ku Baaqay

      Hargeysa:07-Jan-2014(SDN)-Waxa meel halis ah mar kale maraya khilaafkii murugsanaa ee boqnaha gooyey xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Khilaafkan oo dhawaan uun soo Laba kacleeyey, ayaa la sheegayaa inuu Haatan Gaadhay inaan waxba la isula Hadhin oo warbaahinta la iska canaanto, iyadoo Garabka Muuse Biixi si toos ah ganafka ugu dhufteen Baaq kaga yimi dhinaca…

      Read More

        Waa Xukuumadii ugu waxqabadka badneyd ee waa maxay xiisaduhu? …..Waa su’aal ay dadku isweydiinayaan

         Hargeysa Jan 07,2014(SDN)-Amuurtani ayaan ku falanqeyn doonaa qormadayda waxanan gundhig uga dhigay laba arrimood oo sabab istaraatiijiya u noqon kara dhacdooyinka aan jawaabta u raadineyno. Marka ugu horeysa waxa aan shaki ku jirin in xukuumada Siilaanyo ee talada haysaa ay tahay tii ugu waxqabdka badneyd maamuladii soo maray Somaliland. Marka laga eego mashaariicda horumarineed ee…

        Read More

          War degdega Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Abdi M.Saleiman(Mingiste) oo xilkii hayey iska casilay

          London 07Jan13(SDN) waxa goor dhawayd xafiiska qurbejoog uk soo gaadhsiyiey is casiladisii xoghayaha arimaha gudaha iyo xidhiidhka gobolada iyada oo u qoran sida tan Iska casilaad Xilkii Xoghayaha Arimaha Gudaha ee aan ka hayey Xisbiga UCID iyo Xubinnimadiiba (Runtii waa wax lala yaabo,hadalka Gudoomiyaha Xisbiga UCID,ee ah Xisbiyada Macaaridka ah waxay wada hadalo la furayaan…

          Read More

            Somaliland: “Politicians Must Act On National Interests And Not Personal Gains”-Ambassador Awil

            Hargeisa, 06 Jan 2014 (SDN) -Ambassador Hussein Ali Duaale (Awil) who was also the former Minister of Finance during the Riyale Administration’s term in office issued a message to Somaliland politicians. He urged more unity and an additional focus on national interests rather than personal benefit. Ambassador Awil, situated in Nairobi Kenya, spoke to our…

            Read More

              Somaliland & Somalia Talks Road Leads to Nowhere?

              By Abdirahman Mohamed Dirye  Somaliland foreign minister Yonis Bihi announced the stalled talks will resume in Turkey very soon, this announcement comes after a minister from Mogadishu said they stipulated the talks to start with Somaliland, of the phrase of independence from the dialogue be removed which sent heart-breaking message to Somalilanders all over the…

              Read More

                Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Ka Warbixiyay Shirkado ay Heshiisyo Macdan iyo Shiidaal baadhis ah la Galeen {DHAGAYSO}

                Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa mudanayaasha warbixin ka siiyey hawlaha balaadhan ee ay wasaaradiisu qaranka u hayso, isaga oo sheegay in ay qabato hawlaha soo saarista, kala xadaynta iyo horumarinta Tamarta iyo Macdanta. Wasiirku waxa uu sheegay intii ay isku jireen Tamarta, Macdanta iyo Biyuhu in…

                Read More

                  BERBERAAY XAGEED U SOCOTAA……..?

                  Waxaa ayaan darro ,sharaf xumo,xushmo la’aan iyo is qadarin la’aan,baal marsan sharciga iyo Distoorka dalka u yaal noqotay,markay mas’uuliyiinta G/Saaxil si badheedh ah oo aan gabasho lahayn ugu dhaartey una diiday,muwaadin u dhashay dalkan oo ka mida muwaadiniinta caanka ku ah ka qayb galka horumarka dalkan oo aan dhib iyo hadimo toona lahay oo dalkiisa…

                  Read More

                    Agaasimaha Tvga HCTV siciid Cabdi saleebaan oo waraysi gaban siyey qurbejoog ayaa waxa uu shegay in uu galay tvga HCTV sateliteka Galaxy19 oo laga daawado Waqooyiga Ameerika

                    London06Jan13(SDNAgaasimaha tv ee qarada yurub  hctv siciid Cabdi saleebaan  ayaa waraysi gaban oo uu siyey qurbejoog.com xafiiskooda uk ayaa  Waxa uu ugu bishaaranayaa Shacbi-weynaha somaliyeed ee ku dhaqan maraykanka iyo  canada laga bilaabo 01.01.2014 ay ka daawan karaan Sateliteka Galaxy- 19 is located at 97 Degrees West taas  oo kor u qadaysa in bulshawayntaas ay ku…

                    Read More

                      Tribal Supremacism in Somali-land‏

                      Supremacism is the belief that a particular clan, race, species, ethnic group, religion, gender, class, belief system or culture is superior to others and entitles those who identify with it to dominate, control or rule those who do not.Economic inequality (also described as the gap between rich and poor, income inequality, wealth disparity, or wealth…

                      Read More

                        Hargeysa:Dayaca Dadka Ku Nool qaybta Dhimirka oo Cirka Isku Shareeray iyo Haweenay Maskaxda Ka Jirranayd Oo Dhagax Qudha Kaga Jartay Midka Kale Oo Xarunta Kula Noolayd

                        Hargeysa:06-Jan-2014(SDN)-Waxa Haatan Halkii ugu xumayd maraya Cisbitaalka Guud ee Hargeysa gaar ahaan Qaybta Waallida, iyadoo Xaaladdu gaadhay in Dadkii ku jirey ay Nafta iska Gooyaan. Sida ay saraakiil ka tirsan Khakhtarku u sheegeen Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com, waxa laba Habeen Ka hor xarunta Dhimirka ee Hargeysa Hospital Qudha laga gooyey Haweenay Maskaxda wax uga dhinnaayeen…

                        Read More

                          Daawo Sawiro (Xafladii caleemasaarka Suldaanka Guud ee Qurbajoogta Somaliland (Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw- Guleed) ka dhacay London

                          London 06Jan13(SDN) Waxa  magaaladda London lagu caleemo Saaray Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland: Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw Guleed oo ah shakhsiyad aad looga yaqaano dalkan Ingiriiska.  Xafladda oo aad u balaadhnayd waxa soo buux dhaafiyey shacab weynaha reer Somaliland oo ka kala yimid Daafaha Dalkan Ingiriiska iyo dibadaba. Xafladda Suldaanka lagu caleemo saarayey ayey…

                          Read More

                            Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday.Dawasho wacan sawiro

                            London 6Jan13(SDN)Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday. Madarasada Shaadibiya oo ku taala Bariga magaalada London gaar ahaan Degmada Tower Hamlet ayaa sanadkan waxa ka aflaxay islamaarkaana dhamaystay dafcadii sideedaad oo ahayd ardaydii ugu badnayd ee dhamaysa quraanka kariimka kuwaas oo isugu jiray wiilal iyo habloba waxa ay tiradoodu…

                            Read More