Shacabka Muqdisho Oo Maalintii Labaad Guryahooda Aan Ka Soo Bixin iyo War Naxdin Leh Oo Magaalada Ku Faafay
Muqdisho:03-Janu-2014 (SDN)-Tan iyo intii Habeenimadii Khamiistu soo Gelaysay Kooxaha Al-shabaab weerarka ku qaadeen Hutel Jazera Ee Magaalada Muqdisho, waxa Shacabka ku dhaqan muqdisho soo foodsaartay Cabsi ballaadhan oo aan wali salkeeda la gaadhin. Cabsidan shacabka haysata oo intoodii badnayd Guryahooda ku xeraysay ayaa ah inay Magaalada Muqdisho soo Galeen Gaadiid tiro badan oo waxyaabaha Qarxa…
