“Wada Hadalka Somaliland iyo Somalia waxaa ka Mas’uuula Xukuumada aan Madaxweynaha u ahay Cidii Wax kale la timaadaana iyadaa ka Mas’uula” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

    Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Socdaal Shaqo ugu Kicitimay Wadanka Itoobiya Kadib Markii uu Marti qaad ka Helay Ra’isal Wasaaraha Wadanka Itoobiya . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa Madaarka Cigaal ku Sii Sagootiyay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Madaxda Golayaasha Qaranka, iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweyne…

    Read More

      “Waxaan Haweenka Ururka Gaaroodi Ku Bogaadinayaa Dadaalka ay Muujiyeen iyo Hawsha ay Qabteen” Marwada Madaxweynaha {DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Marawada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Xaaji maxamuud Jirde (Aamina weris) ayaa Magaalada hargaysa Hadhiimo Sharafeed Ugu Samaysay Mas’uuliyiinta iyo Xubnaha Ururka Haweenkka ee GAAROODI oo ka mid ah ururada haweenka ee Somaliland. Marwada Madaxweynaha ayaa Sheegtay In Ujeedada ay Hadhiimo Sharafeedkan u samaysay ay Salka Ku Hayso Sidii ay Haweenka Ururka…

      Read More

        Boqortooyo cusub oo looga dhawaqay magalada London casimadeeduna tahay Hargaysa waxana loo doortay Boqor Siciid Xariir Diiriye

        London 10jan13 (SDN)waxa laga dhawaqay casimada london boqortoyo cusub oo la magac baxday united kingdom somaliland taas oo la mida tan ka jirta wadankan uk iyo wadamada scendenevia taas oo raysal wasare iyo xisbiyo badan boqor siciid xariir oo qurbejoog la soo xiriiray ayaa shegay inuu ka fakiray wada tashina la yeeshay bulshawaynta somaliland ee…

        Read More

          Somaliland: Can’t Get no Recognition, Why?

          Hargeisa, 09 Jan 2014 (SDN) -In 1991, after the overthrow of Somalia’s military leader Siad Barre, the northern territory of Somaliland declared independence. While its mother nation has been in meltdown, Somalilanders in Hargeisa established a currency, set up a working government, held a series of free elections and saw through a peaceful transfer of…

          Read More

            Somaliland: Lack of National Consensus on Upcoming Talks with Somalia as Government Opts to Go Alone

            Hargeisa, 09 Jan 2014 (SDN) -A high level Somaliland delegation which is expected to  represent the nation at the upcoming talks left the country today headed for neighbouring Addis Abba, Ethiopia where there are expected to stay until the 15/1/2014 before for departing for Ankara, Turkey. The delegation itself comprises of several cabinet ministers and…

            Read More

              Gudoomiyeyaasha Labada Xisbi Mucaarid oo Ka Qayb galay Caleemo Saarka Ugaaska Beesha Makaahiil Sawiro iyo Dhagayso

              Hargaysa 09.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyeyaasha  Xisbiyada Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu horkacayaan ayaa ka qaybgalay caleemo saarka ugaaska cusub ee Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahin Magan (Jabane) oo lagu caleemo saaray deegaanka Abu-riin ee koonfurta Abaarso….

              Read More

                Somalia: Chasing Ghosts

                January 9, 2014: In the south peacekeepers and Somali troops are turning to the many bandit gangs that make life miserable for people in the area. There are over 17,000 peacekeepers in Somalia and only a few thousand trained government soldiers and police. More Somalis are being trained, but that takes time and many of…

                Read More

                  Somali-land news paper Haatuf is tribal based vision Tabloid

                  When Somali-land current government which come to office in 1210, Haatuf newspaper conducted misinformation media Propaganda against the government despite the reality of successive achievements attained by the government. When someone is against the development of his/her country, then his/her intentions is understood to be contrary.           Journalism is a method of inquiry and…

                  Read More

                    “Haddii uu shaqadiisa garan waayey wasiirka arimaha guduhu anaga ayaa u tilmaamayna waxaanan leenahay wasiir safaarada tobanka talaabo kuu jirta ayey shaqadaadii taala” Jawaabta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Xoghaya arimaha bulshada xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid waxa uu sheegay inay xukuumada Somaliland ogolayd in lagala qayb galo wada hadalka dalka somaliya balse waxa uu sheegay inay xukuumada hada qabsadeen dadka kale oo aan la garanayn waxaanu yidhi ?waxaan leeyahay xukuumada Somaliland intii aanay ku soo bixin kooxo danbe…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Ka Fal Celisay Doorashada Punt land Iyo Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyad Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Somaliya ee Punt land inuu ka Feejignaado inuu Wax Faro gelin ah ku sameeyo Xuduudaha Somaliland . Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo ka hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa ugu Baaqay Madaxweynaha Cusub ee…

                      Read More

                        Somaliland foreign minister charactrises Undiplomatic tone

                        Diplomat is a person appointed by country to another country or international organization. The main functions of diplomats revolve around the representation and protection of the interests and nationals of the sending state, as well as the promotion of information and friendly relations. Diplomats are the oldest form of any of the foreign policy institutions…

                        Read More

                          Baddaa ka dacwootay!! (Maanso) BY: MOHAMED DHAALEY

                          Anigoo Xalay Badda meel kusii jeedda oo Xeebta Liido ah fadhiya ayeey Sheeko aan ka yaabay  i  qabsatay, Tixdan Maanso ayaana durbadiiba ka sameeyay:   1. Badhtanka Habeenka 2. Badweynta agteeda 3. Anoo bog u jiifa 4. Halkaa bajinayaa(1) 5. Dayaxa bidhbidhkiisa 6. Ileyska bidhaansan 7. Ayaan barbarkeyga 8. Bilcaan uga jeeday 9. Muuqeedu basaasay…

                          Read More

                            “Ku daristii Faysal Cali Waraabe ee Ergada Wada hadalada Tuhun Badan ayaa ka Soo Baxay kadib Markii uu Shirar la Galay Somalia” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa si adag uga hadlay Hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Wada hadal ka Duwan ka Xukuumadu ay la Wado Somalia ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan. Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Caqabad ay la Kulmeen Gaadiidka Sugida Nabadgalyada ee 99 {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu weheliyaan taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ku Wareejiyay Guddoomiyayaaasaha gobolada dalka gaadiidka  sugidda nabadgelyada ee loo yaqaanno 99. Munaasibada lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska isla markaana ay Goob  joog ka ahaayeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Saraakiisha…

                              Read More

                                Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Sheegay in Habeenadii u danbeeyay ay dhallinyaro Xabsiga ku Gureen lana Xukumay {DHAGAYO}

                                Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Booliska iyo faa’iidada ay Gaadiidka Sugida Amnigu u leeyihiin Ciidanka Booliska , Waxaa kale oo Taliyuhu Iftiimiyay hawl galo ay Ciidamadu Habeenadii u danbeeyay ay Fuliyeen . Taliyaha ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka lagu Gudoonsiinayay…

                                Read More

                                  Mudane Wasiir Miyaa Ilowdeen dhaartii Qodobka 129- aad ee aad tidhaahdee​n waxaanu ilaahay ugu dhaaraney in aanu daacad u-noqon-do​ono shacabkaya​ga, diintayada​, iyo dalka-yaga kuna maa-muli doono sinaan iyo cadaalad inta aanu xilka hayno

                                  Waxaa ogtihiin in uu dhawaan uu golaha wakiilada uu hor yimi wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland, Waxaa Wasiirka la weydiiyey su’aalo ay xaq ugu lahaayeen golaha wakiiladu oo ku saabsanaa heshiisyadii ay dawladu la gashey shirkadaha shisheeyaha ah ee shidaalka ka sahamiya degaano ka mid ah  Somaliland, taas oo ay golaha wakiiladu uu xaq u…

                                  Read More