“Ciidanka RRU Waxaa Maanta loo Yaqaan Raga Reeraha U dhaca ” Hanti dhawraha Guud ee Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

    Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Hanti dhawrka Guud Ee Xisbiga WADDANI Xasan Xuseen Codyare oo Maanta ka Hadlayay Shir Saxaafadeed uu Xisbigiisu ku Qabtay Xaruntooda ayaa Tilmaamay in Guud ahaan Xaalada Wadanku ay Marayso Heerkii ugu Hooseeyay . Hanti dhawrka Guud ee Waddani Waxa uu xukuumadda ku cambaareeyay xadhiga lagula kacay Badhasaab Ku Xigeenkii hore ee…

    Read More

      TACSI Kusocota qoyskii iyo asxaabttii uu ka baxay marxuum: AXMED QAALIB BULBUL (SAGAL)

      Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magacayga, magaca Garyaqaanadda Somaliland, Adeegga Sharciga (Legal Clinic)ee Jaamacadda Camuud, Barreyaasha iyo ardayda Sharciga intaba. Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Axmed Qaalib Bulbul oo ku magacdheeraa (Sagal). Wuxuu ahaa nin madax dhaqameedna ah iskiina u shaqaysta, saaxiib baanu ahayn…

      Read More

        “Xisbiga WADDANI Ma Ogola Ajande Qarsoon Iyo Wasiir Kaligii Diyaarad Raaca Oo Miis La Taga Waxaan Umaddu Ka Tashan,” Prof Maxamed Cismaan Fadal {DHAGAYSO}

        Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Prof Maxamed Cismaan Fadal oo ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Shir jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku sheegay Mawqifka Xisbiga Waddani uu ka Taagan yahay Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia . Prof waxaa kale oo uu Canbaareeyay…

        Read More

          Maxaa ka soo Baxay Cabashadii Booyadlayda biyaha iyo Gudidii Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

          Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan C/qaadair maxamed xasan  oo Gudoomiye u ah  Guddi Goluhu uxilsaaray inay ka soo warbixiyaan arrinta Booyadahaas  magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay kulamo xog waraysi ah  la yeesheen wasiiradda wasaradaha  maaliyadda , arrimaha Gudaha wasiirka biyaha ,mareeyaha wakaaladda Biyaha iyo Guddida Gaadiidlayda  Booyadaha ,waxaanu xildhibaan c/qaadir tilmaamay in  xeerka Golaha Baarlamaanku…

          Read More

            Nuxurka Warbixinta Agaasimaha Fulinta ee Komiishanka Xakamaynta AIDS ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Agaasimaha Fulinta ee komishanka xakamaynta xanuunka  aidska oo madanayaasha uga warbixiyey qabyo qoraalka xeerka komishanka xakamaynta Aids-ka Md.Cabdi Cali Jaamac ayaa sheegay in  xeerkan maanta  Golaha horyaal ee qabyo qoraalka ah ,uu yahay mid lagu Aas aasaayo komishanka xakamaynta Aads-ka,xeerkaaas oo daryeeli doona dadka la nool xanuunka H.I.V-ga Aidska  isla markaana  …

            Read More

              Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee Madaxweyne Faroole oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamanka Punt land {SAWIRO}

              Garowe 04.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa goor-dhawaeyd loo doortay   Siciid Xasan Shire oo hore u ahaa wasiirka xannaanada xoolaha ee Puntland, waxaana guddoomiyaha la tartamay afar murashax oo kale. Doorashada oo martay saddex wareeg ayaa waxaa xubnihii ku tartamay ay kala ahaayeen: guddoomiyaha la doortay, Siciid Xasan Shire,guddoomiyihii hore ee baaramaanka Puntland  Cabdirshiid…

              Read More

                “Maalinta Axada ayaa Ergada Somaliland ay Hargaysa ka Bixi Doonaan” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland {DAAWO}

                Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta u warramayay warbaahinta qaranka, waxaanu yidhi  “Shirkii Wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya waxay ka dhacayaan Turkiga, waxaanu ka qabsoomi doonaa saddex cisho ka dib, weftigii Somaliland uga qeyb galayay waxaanu Somaliland ka baxaynaa Axadda soo socota. Markaa wararkan la isla…

                Read More

                  Open Letter to Somaliland President: Oodwayne Incident

                  Somaliland Watch Group (SWG), a diaspora based group has written a letter to Somaliland government expressing concerns over the successive incidents which happened in different regions of the country where by people were killed by the government terror police called RRU (Rapid Reaction Unit). The letter is addressed to Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silaanyo”….

                  Read More

                    DAAWO: Dood Gollaha Guurtida ku dhexmartay Axmed Siilaanyo iyo Saleebaan Gaal 2009kii

                    Hargeysa Jan 04,2014(SDN)-Daawo madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo gollaha guurtida ka hor hadlay bishii September 2009kii xili uu mucaarid ahaa iyo Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Gaal oo xiligaa UDUB ahaa jawaabihii uu ka siiyay cabashooyinkii mucaaridka xiligaa. Labadan masuul ayaa bilo ka dib lagu heshiisiiyay shir beeleedkii ay beesha Habar Jeclo ku yeelatay magaalada Garadag….

                    Read More

                      TACSI Kusocota qoyskii iyo asxaabttii uu ka baxay marxuum: AXMED QAALIB BULBUL (SAGAL)

                      Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magacayga, magaca Garyaqaanadda Somaliland, Adeegga Sharciga (Legal Clinic)ee Jaamacadda Camuud, Barreyaasha iyo ardayda Sharciga intaba. Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Axmed Qaalib Bulbul oo ku magacdheeraa (Sagal). Wuxuu ahaa nin madax dhaqameedna ah iskiina u shaqaysta, saaxiib baanu ahayn…

                      Read More

                        “Wada hadallo burburayna ma jiraan, wada hadaladu way socdaan waanan ka shaqaynaynaa” Wasiirka Arrimaha Dibada

                        Hargaysa 03.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah  Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ay dalka Turkiga ka furmi doonaan todobaadka fooda inagu soo haya. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta u warramayay warbaahinta qaranka, waxaanu yidhi  “Shirkii Wada hadallada…

                        Read More

                          “Ina Faroole “Madaxweynaha Punt land” Xasuuqii uu ka Gaystay Taleex Wax raasamaal u noqonaya Ma aha ” Cali Khaliif Galaydh {DHAGAYSO}

                          Muqdisho 03.Jan 2014 (SDN)- Prof Cali Khalif Galayr Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana kamid ah Xildhibaanada dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Wuxuu Si Adag Uga Hadlay golaha Wakiilada Puntland ee dhawaan lagu dhawaaqay kuwaasoo ay ku jiraan Xubno Faroole Soo Xushay, sidoo kale wuxuu ka hadlay arimaha Ra’iisul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi…

                          Read More