The Airline Business in Somaliland/Somalia is a very challenging, yet successful sector and Daallo Airlines and Jubba Airways are leading the way!.

    In recent years, Somalia’s name has been linked with piracy, drought, famine, civil-war and terrorism and dubbed with the title “the world`s most failed state”. It’s a fact that, since the demise of Somalia as a united state in 1991, most of the country`s infrastructure has collapsed – mostly destroyed during the civil war. The…

    Read More

      Sanad Wanaagsan Akhristeyaasha qurbejoog.com

      London Jan 01,2014(SDN)-Hawlwadeenada shebekada somalidiasporanews.com/ iyo qurbejoog.com waxa ay dhamaan akhristeyaashooda qaayaha leh ee dunida dacaladeeda kala jooga u rejeynayaa in eebaha weyni uu sanadka sanadkiisa ku gaarsiiyo caafimaad iyo horumar dhanwaba leh oo aduun iyo Akhiraba anfaca. SANADWACAN DHAMAANTIIN IYO SANADKA SANADKIISA

      Read More

        A new young capable professionals committee replaced the old Eidagale committee in UK‏

        A committee is group of people chosen or appointed to perform a specified service or functions free from any conflict of interest and anticipated performing responsibility in acceptable benchmark. However,  many members of Eidagale Committee here in UK engage political interest which make them ineffective, as this drops down from neutrality and a result eventually…

        Read More

          Maalin madoow ayay u tahay Soomaaliya iyo kumanaankii Soomaaliyeed ee Ethiopia xasuuqdey, kufsatay, islamarkaasina jirdil ku samaysay. Waxay Ethiopia heysataa dhulkeena Ogadenia, waxaase muruge leh in siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin in ay u rukuucaan, oo ay labada dhinac ka shumiyaan Ethiopia.

          Maalin madoow ayay u tahay Soomaaliya iyo kumanaankii Soomaaliyeed ee Ethiopia xasuuqdey, kufsatay, islamarkaasina jirdil ku samaysay. Waxay Ethiopia heysataa dhulkeena Ogadenia, waxaase muruge leh in siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin in ay u rukuucaan, oo ay labada dhinac ka shumiyaan Ethiopia. Xusuuso geeridii Males Zanawi, siyaasiyiinta Soomaalida waxay ku barooranayeen aaskiisa, iyaga oo…

          Read More

            “Markii Horaa la Odhan Jiray Xamar Maxaad Taqaanaa Maahee Yaa Ku Yaqaana Weeye Taas ayaynu Maanta Maraynaa” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

            Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Maanta Canbaareeyay Qaabka ay Ciidamada Amaanku uga Hawl galeen Mudaharaadayaashii Sida Salmiga ah u Muujinayay Dareenkooda ku aadan Haraadka iyo Surmiga ka taagan Qaybo ka Mid ah Caasimada Hargaysa . Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranku waxa uu…

            Read More

              Magaalada Garowe oo lagaga dhawaaqay Liiska Murashixiinta Punt land AKHRISO MAGACYADA Iyo Saamiga Gobolada { DHAGAYSO}

              Garowe 31.Dec 2013 (SDN)- Gudiga ansixinta & xalinta khilaafaadka Baarlamaanka ayaa  kaga dhawaaqay xarunta Golaha Wakiilada xubnihii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota (2014 ilaa 2018). War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga ayaa lagu sheegay kadib markii Gudigu arkay qoraalka beeluhu ku soo xuleen xildhibaanada iyo kala…

              Read More

                Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Sheegtay inay Wax ka bedel ku samaysay Cashuuraha {DHAGAYSO

                Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta la Kulmay Gudidii Golaha Guurtidu u Xilsaaray Shaqaaqadii Khasaaraha Sababtay ee ka dhacay Caasimada Hargaysa isla markaana ay Sababtay Kor u Kicii Booyadaha Biyaha . Shirkan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxa uu Wasiirku…

                Read More

                  Jaaliyadda Soomaalida ee Uk oo Xaflad soo Dhawayn ah u samayey Raysal wasaraha Cusub Cabdiwali Sheekh Axmed

                  London 31Dec13 (SDN) Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uk ayaa Magaalada London ku Qabtay Xaflad soo Dhawayn ah oo ay ku soo Dhawaynayan rasul Wasaaraha  Soomaaliya Mudana Cabdi Wali Shiikh Axmed taasoo ay kasoo Qayb galayn Boqolaal Soomaali ah oo ka kala socda Dhamaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Dhaqan Dalka Uk.xafladan aya waxa lagu daah furay…

                  Read More

                    Dowladu xilkasnimo ayay muujisay

                    maalintii sabtididii waxa qeybo ka mid ah magalada hargeysa si yar uga bilaabmay bananbax ay dadku kaga cabanayeen biyo la’aan soo food saartay mudo sadex/afar maalmood ah taasoo ka dhalatay booyadaha biyaha u dhaamiya xaafadaha magaalada Hargeysa oo ka biyo diiday xeerk takaalifta ee ay xukuumadu dhawan ku so rogtay dhaman gaadiidka kala duwan, si…

                    Read More

                      Doorashada Puntland Oo Kaabiga Inagu Haysa, Duruufaha Ku Xeeran Iyo Werwerka Shacabku Ka Qabaan Inay Saamayso Nabadgelyada ay Haystaan

                      Garowe:31-Dec-2013(SDN)-Marka laga Yimaaddo Dhismaha Dawladda Laga Sugayo Ra’sal Wasaare Saacid, Arrinka labaad ee Somalidu ugu hadal haynta badan tahay waa Doorashooyinka la filayo inay Horraanta sanadkan ka qabsoonto Maamulka Puntland oo aan Sansaankeedu wanaagsanayn. Intii muddo ahayd waxa Magaalooyinka waaweyn ee Deegaamada Puntland ka socday Olole ay wadeen Musharixiin u taagan xilka madaxweynenimo, kuwaas oo…

                      Read More

                        SOMALILAND: The Grave Robbers of Hargeisa

                        When British explorers at the end of the 19th century first made their way across the vast deserts of what is today Somaliland, they were surprised to find a landscape strewn with numerous and puzzling stone tumuli, graveyards, and crumbling towns. The largest of these, long known to locals but first explored by A.T. Curle…

                        Read More

                          Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Puntland iyo Deegaanada Ay Ka Soo Kala Jeedaan

                          Garowe:30-Dec-2013(SDN)-waxa goor dhaweyd lagu dhawaaqay liiska Rasmiga ah ee Xildhibaanada Maamulka Puntland yeelan doono. Mudanayaahsa baarlamaanka Puntland ayaa la dhamaystiray, iyagoona ahaa markii hore  44-mudane lana shaciyay magacyadooda.  waaxaa haatan si toosa noo soo gaadhay nuqulka Xildhibaanada oo dhmaystiran. Warar  kale ayaa  sheegaya in xildhibaanada 44 ay yihiin ansax kuwa kalena xoogaa aronkooda muran kajiro…

                          Read More

                            Caasimada Harraadan: Muuqashada Rajadii ugu Fiicnayd Abid ee Ifttiminaysa in magaalada Hargeysa ay Biyo ku Filan Heli doonto Mustaqbalka Dhow!

                            Bristol Dec 30,2013(SDN)-Sida qof kasta oo Caqli lhi uu qiri karo waa hubaal biyo kama dhibcaan ah oo Xaqiiq ah in Caasimadeenu ay Ooman tahay, mana aha baahida biyo la’aaneed ee ka jirta Hargeysa mid ku kooban xaafadaha Qaarkood, waxa biyo la’aantu ay ka jirtaa guud ahaan Magaalada Hargeysa oo dhan, marka laga reebo guryo…

                            Read More

                              Somaliland: Gaboye Youth Parley President Silanyo-(Video)

                              Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -—Youthful members of the minority clan of Gaboye have engaged in discussions on establishing strategizes between the government and the Gaboye Academy for Development and Education-GADE with President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo. The meeting which was held at the presidential palace Sunday saw a candid exchange of views and ides…

                              Read More

                                Xaflad lagu Sagootinayo Labada Masuul Musharaxa Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Ucid Mudane Cabdirashid Xasan Mataan iyo Mayar ku xigeenka casimada Hargeysa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo ka dhacday galbeeka London

                                London 30Dec13 (SDN) Xaflad balaadhan oo aad u qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan madaxda sare iyo taageerayasha xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xalay lagu qabtay xafada Southall ee ku taal galbeedka magaalada London. Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen murashaxa madaxweyne ku…

                                Read More

                                  “Siyaasada Marka la doonayo Waa wax facwayn oo u baahan daris iyo barasho xeel dheer oo Kugu Hagta Dhaqanka iyo Dhaqaalaha” Prof Axmed Ismaaciil Samatar {DHAGAYSO BARNAAMIJ AAD U DHEER}

                                  Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Prof Axmed Ismaaciil samatar oo maalimihii ugu dambeeyay Ku sugnaa Dalka ayaa Lacture dheer ka jeediyay Jaamacada ADMAS qaybteeda Caasimada Somaliland Ee Hargeisa isagoo Kagag Hadlay Horumarka(Development) Waxanu tilmaamay in loo soo jeedsado sidii loo horumarin lahaa dalkan Somaliland isla markaan wax soo saar kala duwan looga samayn lahaa. Prof Axmed…

                                  Read More