LIVE U DAAWO Tartanka Ciyaaraha ee Is araga Labaad Gobolka Maroodi Jeex oo Laga Guulaystay Iyo Daad Madheedh iyo Badhan oo 0-0 Isla dhaafi la’a

    Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xulalka Gobolada Awdal,Maroodi-Jeex, Daad-Madheedh Iyo Badhan ayaa Maanta Wada yeeshay Ciyaar ka Mid ah Tartanka Is reeb reebka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulka Gobolka Awdal ee Marti geliyey Tartanka Ciyaaraha ee Gobolada Galbeedka ayaa Kulan adag waxa uu kula Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee…

    Read More

      Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Uganda Oo Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

      Muqdisho,11Oct,2015(QJ/SDN)-Warbixin ciwaan looga dhigay ‘I am my Father’s son’ oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya. Maxamed Amin oo 41-jir ah ayaa ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda…

      Read More

        SALAADA IYO CAAFIMAADKA AADAMAHA!!

        Waxaynu ogsonahay in diinta islaamku wadato mucjisooyin badan, halkan waxa an kaga hadli doona mid ka mid ah mucjisooyinka,  taas oo ah xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhexeeya  salaadda “oo ah tiirka ugu muhiimsan ee diinta islaamka” iyo caafimaadka “ oo ah tiirka ugu muhiimsan nolosha aadamaha” Hadaba saladu waxay kala soocda nolosha qofka ooga, iyo…

        Read More

          Qorshe Hawleedkii Higsiga Qaranka ee Biyo gelinta Somaliland ( 2011 – 2015 ) gaar ahaa Master Plan kii Caasimada Hargeisa oo Fashilmay

          Dabcan intii Xukuumadan uu gadhwadeenka ka yahay Siilaanyo uu hogaanka dalka haleelay waxaa qaadhaan bixiyeyaasha aduunku ugu deeqeen Somaliland deeq lacageed oo aad u badan si shacabka reer Somaliland u helaan biyo nadiifa oo ku filan. iyada oo deeq bixiye yaasha Somaliland Caawiyaa ay biyo fidinta ku bixiyeen lacag aad u badan ayaa hadana shacabka…

          Read More

            Qorshaha Gumeysiga Itoobiya iyo Mooganaanta Shacabka Soomaaliyeed Laba Kala Fog !!!

            Xabashidu,waa caddoow soo jireenna oo dadka soomaaliyeed guud ahaanba leeyahay, waa nacab jecel tirtirka jinsiga somaliyed, waa cadoow colaadisu gaadhsiisantahay inuu maalkisa uga gaajoodo siduu Somali ugu baabin lahaa,dhanka kalan waa fuley cabsi ay ka hayso goorma Somali israacsan dhalan taasu qabo inay khatar galineyso jiritaankisa. Cadowga caynkaas ah ayaa hada isu muujiyay  inuu heley…

            Read More

              Suldaan Wabar oo Itoobiya Ka Soo Saartay Dalkeeda Soona Galay Gudaha Somaliland,Hadal Kululna Jeediyay Badhasaab Ramaax DAAWO

              Boorama 10.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Suldaan Wabar oo ka Soo Jeeda Gobolka Awdal isla markaana Falal amni daro ah ka sameeya deegaanada Gobolkaasi ayaa Ciidamadda Itoobiya waxay Shalay ka soo saareen dhulkooda. Suldaan Wabar ayaa sheegay inuu u hogaansamay amarkaas isla markaana uu Gudaha u Galay Somaliland,Inkastoo uu sheegay inaanu amarkaasi ka soo wada bixin dawlada…

              Read More

                Wasiirka Wershadaha Somaliland oo Dabin Siyaasadeed Geliyey Xukuumadda Somaliland Kadib Markii uu Shir la Fadhiistay Somalia Iyo Punt land DAAWO

                Denmark ,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland. https://www.youtube.com/watch?v=Jmq4Qt6mkys Jaaliyada Somaliland oo ku baraarugay ajandayaasha shirkan oo la qaybinayo  ayaan soo dhawayn wasiirka shirka ganacsi ee kooban kala…

                Read More

                  Tartankii Ciyaaraha ee Maanta Gobolada Sool iyo Sanaag oo Weli Socda iyo Gebilay oo Saaxil dhulka Jiiday LIVE U DAAWO

                  Burco 10.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xulalka Gobolada Gebiley,Saaxil,Sanaag iyo Sool ayaa Maanta Wada yeeshay Ciyaar ka Mid ah Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulalka Labada Gobol ee Gebiley iyo Saaxil ayaa Ciyaar adag ku Wada yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama,Xulka Gobolka Gebilay ayaa qaybtii hore ee Ciyaarta waxay…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Guddaha Markii Kowaad Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal DAAWO

                    Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somalilnd Md: Cali Maxamed Waran cade oo shir jaraaid maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Hoyga badhasaabka gobolaka Gobolaka Awdal .   Wasiirka arrimaha Gudaha Somalilnd ayaa sheegay in kooxad Suldaan waber ay soo dhabar taabato dawlada…

                    Read More

                      “Suldaan Wabar Fariin U Diri Maayo,Xili Fariin Loo Diraana Maaha,,Waxaan Leeyahay Reerkiinii Jibriil Yoonis Ayaa Jilib Jilib Isu-haysta.”Wasiir Abgaal DAAWO

                      Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Jaamac Maxamed Abgaal, ayaa ka hadlay xubno miisaan kulahaa Gobolka Awdal oo xabsiga loo  taxaabay, kadib weerarkii ka dhacay guriga badhasaabka gobolka awda ee Ramaax. Wasiir Abgaal oo ka soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa caddeeyay in Maayarkii hore Saleebaan Xadi iyo masuuliyiinta kale ee loo qab-qabtay…

                      Read More

                        DAAWO Xulka Gobolka Awdal Oo Mari-waayay Buuhoodle, Daadhmadheedh Iyo Xaysimo Oo Barbaro Ku Kala Baxay Iyo Ciyaaraha Beri oo Jimce ah

                        Boorama,October 8,2015(SDN/QJ)-Gobolada Awdal, Buuhoodle,Daad Madheedh iyo Xaysimo ayaa Maanta Wada Yeeshay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka ee ka Kala Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle ayaa Ciyaar adag ku Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama. Labada Xul ayaa soo bandhigay Ciyaar ku dhisan Weerar iyo Weerar Celis, Xulka Gobolka…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Gaadhay Dalka Ingiriiska Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda London DAAWO

                          London08.Oct 2015 (SDN/QJ)-()Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Waftigii uu hoggaaminaayay ayaa soo gaadhay Waddanka Ingiriiska, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda London.   Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigiisa oo maal mihii u danbeeyay booqasho rasmiya ku joogay dalka Jamhuuriyadda Ireland, waxay kulamo kala duwan la qaatay muddadii ay dalkaasi ku sugnayeen…

                          Read More

                            “Dagaal adag kadib Waxaan Gacanta ku soo dhignay Shan ka Mid ah Maleeshiyada Suldaan Wabar” Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland DAAWO

                            Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa xaqiijiyay inay ciidanka Boolisku shalay gacanta ku soo dhigeen shan ka mid ah maleeshiyaadka Sulaan Wabar ee habeen hore weerarka ku soo qaaday guriga badhasaabka gobalka Awdal. Taliye Fadal wuxuu sheegay in shanta nin la soo qabtay ka dib dagaal adag…

                            Read More

                              Maxaan ka baran karnaa xarigga Weriyayaasha?. Yuusuf Garaad

                              Muqdisho,7Oct,2015(QJ/SDN)- Si wanaagsan ayaan Online ugu daawaday Doodwadaag uu fahamkeygu yahay in uu ahaa barnaamijka ay NISA ku tilmaantay lif hore ayaa laqanyo kiciya. Barnaamijka marka aan qiimeeyo aniga oo weliba ku eegaya il cillad raadis ah, wuxuu yeelan karaa laba dhaliil. Cilladahaasi waxay yihiin in Barnaamijka lagu marti qaaday laba Xildhibaan oo isku ra’yi…

                              Read More