Dunida Islaamka oo looga Dabaal-dagay Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka HIJRIGA 1437-da
Hargeysa,14Oct,2015(QJ/SDN)-Caalamka Islaamka ayaa maanta looga dabaal-dagay bilashada sannadka cusub ee Islaamka oo maanta billowday, iyadoo sannadkaan cusub uu noqonayo sannadkii 1437-aad. Taariikhada Islaamka oo ka kooban 12-bilood oo ay ku jiraan afar biloood oo uu si gaar ah u ammaanay Illaahay [SCW], waxaana looga dhaqmaa dalal badan oo Islaam ah taariikhda Islaamka, iyadoo lagu bixiyo…
