Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Finland – Sawirro
Helisinkli,7Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Cali Gacal Casir iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Helsinki Ee Caasimadda wadanka Finland, Gudoomiyaha iyo xubnaha lasocday oo howla shaqo u yimid Finland ayaa caawo kulan laqaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee dalka Finland. Kulanka oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen Ururka…
