“Aniga Haamaha isiiya, Aniga Dekedda, Aniga Isgaadhsiinta ii xidha.. Islaamku wuu la dagaallamay Kootada..” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

    Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa sheegay in Diinta Islaamku ka soo horjeeddo Kootada nooc kasta oo ay tahay, isla markaana Kootada Baayac-mushtarka, waxaanu tusaale u soo qaatay dadka Kootada ku doonaya Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera, Dekedda Berbera iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu sidaa ku sheegay Khudbaddii…

    Read More

      Suxufiyiin iyo Abwaaniin Hambalyo u diraya Meherka Maxamed Saleebaan Cumar & Naciima Qaasim Muuse

      Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax… Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) Xasan Maxamed Yuusuf Muuse Faarax Jaambiir Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre” Mustafe Sheekh Cumar Geeddi Khadar Maxamed Cakulle, Caddifataax Ismaaciil Mursal Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame) Madar Cabdi Axmed Khadar Iid…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland Oo Ku Guuldaraystay Dugsiyaddii H/Dhexe Ee Lacag La’aanta Laga Dhigay

        Hargeysa,3Oct,2015(QJ/SDN)-Macalimiinta dugsiyadda  hoose dhexe ee dawliga ah  ee caasimadda Hargeysa ayaa soo celiyay lacagtii  ardayda laga qaadi jiray, taasi oo burinaysa  siyaasadii xukuumadda Somaliland bilaash kaga dhigtay waxbarashadda dugsiyadda Hoose/dhexe. Waalidiin  kala duwan  oo  degan caasimadda Hargeysa, ayaa ayaa cabasho ka muujiyay arrintani, waxaanay sheegeen   in lacagtii (Fee)-ga  ahayd ee laga qaadi jiray ardayda dugsiyadda…

        Read More

          “Caado Xun oo aad u foolxun oo qabiil ah baa Gar-adag kasoo Bilaabantay, Qabyaaladduna maanta Taariikhda Gar-adag bay ku gelaysaa.” Eng. Maxamed Xaashi.

          Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag uga hadlay Heerka Qabyaaladeed ee Dalka kusii kordhaya, waxana uu tilmaamay in Dawladnimadii loola kacay Dariiq qalloocan oo aan horumar lagu gaadhi doonin. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo u warramay Telefishanka Startv, ayaa masuuliyadda Qabyaaladda dalka kusii baahaysa ku tilmaamay mid kasoo bilaabantay…

          Read More

            Gudoomiye Ku Xigeenka G.Wakiiladda Iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Deegaanka Colaadu ka Aloosan Tahay ee Qoriiley DAAWO

            Laascaanood 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Gaadhay Deegaanada Karin iyo Qoriiley ee Gobolka Sool halkaas oo ay ka wadaan hawlgal nabadeed kadib markii ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo deegaankaas wada dega Taas oo Dhalisay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac…

            Read More

              Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Fashilmay Bilaabida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Shin dhaaftay DAAWO

              Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ilaa ku Guul daraystay qabashada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Xiligii ay u asteeyeen ka dib dhacday,Waxaa kale oo aan Muuqan abaabul iyo u diyaar garow ay ku hawlan yihiin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku. Komiishanka ayaa u qabtay inay Bilaabayaan hawsha Diiwaangelinta Bishii July ee Sannadkan Iyadoo ay ka horayso…

              Read More

                “Xisbiga Kulmiye Wax tartan ahi kama dhici doono,Aniguna Waxaan Madaxweyne ku Xigeen u noqonayaa Kolba Sadexda Murashax koodii soo Baxa” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

                Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)-   Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Mid ah Golaha Guurtida Xiligana ku magacaaban Afhayeenka Golaha Guurtida ayaa Shaaciyey inuu u Taagan yahay Qabashada Mansabka Madaxweyne Ku Xigeenka Kadib marka uu Furmo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo uu Xubin ka Yahay. Waxa uu Xildhibaanku xusay inaan Wax tartan ahi ka…

                Read More

                  NinKa Dagaalka Iyo Rabshaddu Ku Badan Yihiin, Waxa Uu Cuqdad Ka Qabaa, Fikirka Ay Dadku Ka Aaminsan Yihiin Ragannimadiisa Oo Uu Doonayaa In Uu U Muujiyo

                  Hargeysa,1Oct,2015(QJ/SDN)-Cilmibaadhis Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in ragga nafsi ahaan u aaminsan in ragannimadoodu ka yara hoosayso intii caadiga ahayd ama ugu yaraan ay dadku sidaa u arkaan ay dareemaan diiqad iyo cuqdad nafsi ah oo inta badan dabeecaddooda ka dhigta mid dagaalka iyo rabshadda door bidda. Cilmibaadhistani waxa ay tilmaamtay in nin kastaa uu…

                  Read More

                    Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda C.casiis Maxamed Samaale oo Cadeeyey inaanu Jirin inuu Ka Tanaasuley Hankiisii Murashaxnimo,Dhacdooyin badana ka Sheekeeyey DAAWO

                    Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Hankiisa Murashaxnimo waxaanu sheegay in aanu ka tanaasulin Hankiisi Murashaxnimo . Waxaanu intaasi ku daray Samaale in uu yahay Murashaxa Kowaad ee U tartamayaa Jagada Murashaxa Madaxweyne Kulmiye . Sidoo kale Samaale ayaa meesha ka saaray in uu ka hadhay…

                    Read More

                      Fannaaniintii Xidhnaa ee Kooxda Xidigaha Geeska oo Markii u horaysay ka hadlay Dareenkooda ku aadan Xadhigooda iyo Aragtidooda ku Wajahan soo dayntooda DAAWO

                      Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Kadib Markii Maanta Xoriyadoodii ay dib u heleen ayaa Laba ka Mid ah Fannaaniinta Xadigaha Geeska ee Ku Xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa Waxay ka Warameen aragtidoodda ku aadan Xadhigooda,Tegitaankii Magaaladda Muqdisho Iyo Dareenkii dadweynaha ee Ka damqaday Xadhigii ay Xukuumadda iyo Laamaha amaanku u gaysteen iyo Weliba qaabkii loola…

                      Read More

                        Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Soo Daynta Fannaaniinta,Dacaayado Idaacada VOA ka Faafisay Somaliland Iyo arrimo Kale DAAWO

                        Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Saxaafadda uga Jawaabay Su’aalo ku saabsan Xadhigii Qaar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska,iyo arrimo kale. Wasiirka Warfaafinta ayaa Waxa uu sheegay in Afartii Fanaan ee Ka Tirsanaa Xidigaha Geeska la sii daayay,Waxaanu hoosta ka Xariiqay in taas aanu…

                        Read More

                          Musharaxnimada Muuse Biixi Iyo Maxamed Biixi: Waxa Ay Madaxweyne Siilaanyo Ku Qasbi Doonta Laba Daran Mid Dooro

                          Hargeysa,September-30-2015(QJ/SDN)-Loolanka musharaxnimo ee u dhexeeya Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi Cabdi ee ku saabsan musharaxnimada xisbiga KULMIYE, ayaa u muuqda in uu Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisaba dhaxalsiinayo dhaawac siyaasadeed oo riiqdiisu daba dheeraato. Musharaxnimada labadan siyaasi oo leh miisaan culus, waxa ay Madaxweyne Siilaanyo marka u dambaysa ku qasbi doontaa inuu doorto laba nabar…

                          Read More