Shirkad Somaliland u soo Daabici jirtay Waraaqaha Codbixinta Doorashooyinka oo Maxkamad la saarayo

    London, Oct 24, 2013 (SDN) -Labada Masuul ee ugu sareeyay Shirkad Daabacaadeed oo la yidhaahdo Smith and Ouzman Limited, mid ka mid ah shaqaalahooda iyo wakiil shirkadaas ka tirsan ayaa hortegay Maxkamad ku Taal magaalada London, kadib markii lagu eedeeyay Musuq-maasuq ay ku kaceen. Chris Smith oo 70 Jir ah, guddoomiyihii hore ee shirkadda Smith…

    Read More

      “Xaq buu u leeyahay in loo soo qabto oo maxkamada horteeda la keeno oo eedaas iyo kiiskaasba la baadho,Annaguna xaq waxaanu kuugu leenahay inaad nagu soo cadayso” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

      Hargaysa 24.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inuu Hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga la tagayo in lagu soo cadeeyo eedo uu Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille shalay u jeediyay oo la xidhiidhay inuu wax ka soo qorsheeyay ninkii habeen sadexaadkii ku rasaaseeyay Xildhibaanka magaaladda Hargeysa. Wasiirku…

      Read More

        Kulan dhexmaray Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xali iyo Xubno xisbiga Mucaradka ee Wadani iyo faalo laga bixiyey in xisbiga wadani uu Murashax Madaxwayne ka noqdo Xirsi daawo sawirada

        london24Okt19(SDN) Kulan  balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xaji Cali ayaa ka dhacay galbeedka London kulankan oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda r Somaliland ee degan dalka Uk  kulankan aya waxa ka mid ahaa gudoomiyaha xisbiga wadani laantiisa uk Axmed Nahi iyo qaar ka mida tageerayasha xisbiga wadani…

        Read More

          Shaqaaqadii Deegaanka Kalshaale Oo Soo Laba-kaclaysay Iyo Maleeshiyooyin Faro Kala Gaadheen Oo Isku Dhacay

          Qorulugud:24-Oct-2013(SDN)-Waxa isku Deegaanka Maygaagle oo dhinaca Bari ka Xiga Degmada Qorulugud lagu dhaawacay Nin Xoolo dhaqato ah Maalintii shalay, kaas oo keenay in Laba  Maleeshiyo-beeleed si Kedis ah iskugu dhacaan. Isku dhacan ayaa ka bilaabmay kadib markii  maleesho aaggaas In muddo ahba fadhiday oo ka soo jeedda Deegaanka Buuhoodle ay rasaas Oodda kaga Qaadeen  koox…

          Read More

            Xildhibaan Qabille Oo Dhagartii Lala Maagganaa Dusha Ka Saaray Wasiirrada Ugu Dhaw Madaxweyne Siilaanyo

              Hargeysa:24-Oct-2013(SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo katirsan Golaha Wakiillada, isla markaana laba habeen ka hor ka bedbaaday Isku day la damacanaa in lagu khaarijiyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  sida  ay wax u dhaceen, isla markaana waxa uu ku eedeeyey xukuumadda in falkaas lagula kacay ay iyadu ka dembeysay.  Xildhibaanka oo ugu horeyn…

            Read More

              Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Tahriibay Cadaalad Daro Uu Kala Kulmay Maamulka Tvga Qaranka Somaliland

              Wariyihii gaarka ahaa ee madaxwayne siilaanyo Siciid Axmed Cawaale (Maazim) Ayaa lasheegayaa inuu dalka ka dhoofay kana dagay caasimada wadanka turkiga ee istanbul. Warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo…

              Read More

              Alex Ferguson Muxuu Ku Suusey David Beckham?(By Jaahuur)

              London-Oct-23-2013-(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadadeynaa Manager-kii ama Tababarihii ka qaxay Man-United Alex Ferguson oo ku sheegey Book uu qorey inuu David Beckham Man United iskaga tago sababtu maxay tahay? Alex Ferguson dhawaajintaa uu ka dhawaajiyey inuu David Beckham oo ahaan jirey Kabtankii xulka England inuu Man United ka tago wuxuu isu maleeyey inuu…

              Read More

                My Diary in UK,By Ismail Lugweyne

                Personal diaries are great ways to keep track of our past, which we daily records for the events in person’s life experience written in certain format. It records important ideas that might otherwise be lost in the past. Over time, a diary will track your emotional and spiritual progress and motivate you to move ahead.There…

                Read More

                  “meeshan cid cid xukuntaa ma jirto oo waxa la isku dallacsiiyaa Hebel Baan Soo Caayey oo mucaaridkii baan sidaas ku idhi, Anigana Waxa Ii Hanjabay Mid ka mid ah Ciyaalka Madaxtooyada Lagu Kibriyey……” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                  Hargeysa:23-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe ayaa si kulul u cambaareeyey Falkii isku dayga Dilka ahaa ee Habeen hore lagula kacay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Saaxil. Guddoomiye Faysal Oo Waraysi Gaar ah Siinayey Wargeyska Hubaal iyo Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com,…

                  Read More

                    Hirdankii KULMIYE oo Lagu Kala Baxay Iyo Guddidii Qaban-qaabada Shirweynaha Oo Xalay Ansixiyey

                    Hargeysa:23-Oct-2013 (SDN) – Guddida fulinta Xisiga talada haya ee KULMIYE, ayaa xalay  cawayskii si rasmi ah u ansixiyay Xubnaha loo soo xulay qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE oo lagu wado inuu qabsoomo 25/12/2013, oo maalmihii u dambeeyey meel-marintooda la isku mari la’aa. Soo xulista iyo ansixinta xubnaha Guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga waxay muddooyinkii u danbeeyay doodo…

                    Read More

                      President Silanyo Sends a Message of Condolence to the family of the late poet Ali Hassan Adam (Ali Banfas)

                      Hargeisa, Oct 22, 2013 (SDN) -President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) has today sent a message of condolence to the family, friends and to the Somaliland nation at large on death of the late poet Ali Hassan Adam (Ali Banfas) who passed away today in Hargeisa. President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) said, “The late poet Ali…

                      Read More

                        Outstanding Achievement Awards 8 Personalities in Somali-land‏

                        An Outstanding achievement awards are honored for the personalities who have accomplished valuable contribution for the nations, the government officials, members from the civil societies, which their contribution recognized by the public in view of community development and Islamic scholars.Consequently some individuals from the government officials, civil organizations, businessmen and religious scholars have been nominated…

                        Read More

                          Guddoomiye Muuse iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulanka Kale Xalay Ku Qaatay Madaxtooyada iyo waxyaabihii Laga Wada Hadlay

                          Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)-Kulan kale oo saacado qaatay ayaa habeenkii xalay qasriga madaxtooyada ku dhex maray madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi, waxana lagu lafoguray muranka sii xoogaysanaya  ee soo kala dhex galay xisbiga talada haya ee Kulmiye. Shirkan xalay dhacay oo ay labada oday Albaabada isku xidheen ayaa wararka  hoose ee ka soo baxayaa waxa…

                          Read More