Toos u daawo shirka arrimaha Soomaaliya ee Brussels
Berbera 16.09.2013 (SDN)- Shirka Hiigsiga Cusub ‘New Deal for Somalia’ ayaa saaka ka furmay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium. Shirka oo ay si wada-jir ah u marti-galinayaan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya. Shirka waxaa furay Mr Hermen Van Rompuy oo ah madaxweynaha Midowga…
