Fool-xumadii wasiirka Duulista Somaliland ku sameeyey Garoonka Hargeysa Oo Faa’iidadeedii Haatan Ay Gaadhay Muqdisho

    Muqdisho:20-Sep-2013 (SDN)- Maamulxumadii uu sameeyey wasiirka wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa keenay in diyaaradda Ethiopia Airline Duulimaadyadeed ay u leexisay dhinaca Muqdisho.  Sida uu shaaciyay Safiirka cusub ee Dowladda Ethiopia u fadhiya Muqdisho, Ambassador Wondimu Asaminew shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines waxay dib ugu bilaabeysaa duulimaadyo garoonka Muqdisho, xili ay shirkadaasi gabi ahaanba joojisay duulimaadkii ay ku…

    Read More

      Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Rajadooda ku Aaddan Doorasho Diiwaan-gelin leh oo dalka ka Dhacda 2015-ka

        Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka somaliland Maxamed axmed Geelle, ayaa markii ugu horraysay tan iyo intii xidbiyada qaranka iyo xukuumaddu kala saxeexdeen heshiiska, waxa uu ka hadlay  tallaabooyinkii uu soo maray heshiiskan haatan la gaadhay. Maxamed Axmed Geelle oo maalintii shalay u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in Heshiiskan ka hor ay soo mareen caqabado badan…

      Read More

        Dagaal Rasaasta kala Duwan La isku Adeegsaday Oo Ceerigao Ka Dhacay

        Ceergaabo:20-Sep-2013 (SDN)- Magaalo-madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa Galabnimadii shalay wax aka dhacay Mudaharaad Ballaadhan  oo rabshado wata, kaas oo keenay Gacan-ka-hadal isku beddelay Dagaal cad. Kooxo Hubaysan oo ka soo horjeedda lacag beddelkii dhawaan laga sameeyey magaalada  oo dad loo xidhxidhay, ayaa rasaas ku furay ciidanka ammaanka, kuwaas oo iyaguna jawaab bixiyey. Taliyaha Ciidanka…

        Read More

          Geediga Somaliland

          Laga soo bilaabo malintii qarankeena somalilnad rukunada loo dhidbay, waxaa ka soo wareegay, mudo 22 sano, geedigaas dheer qaranku waxa uu ka soo bilaabay hayaankiisa, meel aad u fog isaga oo gunta ka soo unkay jamhuuriyada labaad ee maanta 22 gu’ jirta, iyada oo jamhuuriyadii koowaad ahayd, tii inaga siqiirtay 1960, iyada oo aan ka…

          Read More

            Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga

            London 19sep13(SDN) Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga ,Talabadan oo ah mid lagu dayasho wacan aya waxa maanta si rasmiya ugu wareejisay muwaadinkaas  lacagtii loo soo ururiyey Marwo Farduus Cige Gudoomiyaha Garabka Haweenaka ee Xisbiga Ucid  ,  lacagtan ayaa waxa  qayb libaax ka qadatay Marwo…

            Read More

              Taliye ka Baxsaday Ciidamada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya oo ka Xog Waramay Sababaha Baxsigiisa {DAAWO}

              Nairobi 19.Sep 2013 (SDN)- Faysal Axmed Maxamed waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada amaanka Maamulka Kilinka 5-aad ee loo yaqaano Liyu Boolis,waxaana uu dhashay Gobolka Fiiq,Degmada Garbo ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,waxaana uu sheegay inuu ka soo baxdsaday Maamulka Kilinka 5-aad markii uu dul qaadan waayey dhibaatada ay ku hayaan shacabka. Waxaa uu ka sheekenayaa…

              Read More

                Afhayeenka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Sharaxaad ka Bixiyay Qodobada lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada (DHAGAYSO}

                Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiwali,ayaa Warbaahinta Faahfaahin dheeri ah ka siiyay Shirkii ay Yeesheen Golaha Wasiirada Somalia oo uu Hogaaminayay Ra’isal Wasaare Saacid waxaanu xusay in goluhu ay shirkoodan kaga doodeen natiijada shirka Brussels ayna soo dhoweeyeen, kuna tilmaameen in balanqaadyada lacageed ee laga sameeyey shirkaasi ay qeyb ka qaadan doonto…

                Read More

                  Genel oo cadaadis uga yimi dawlada Soomaaliya awgeed u joojisay Sahankii Shidaalka ee Somaliland

                  London Sept 19,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ay  shaacisay in shirkada Genel ay hawshii shidaal baarida dib u bilaabeyso dhawaan sida uu sheegay wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland. “Genel Somaliland kama aaney bixin ee waxa inoo socda wadahadalo ku loo bahanaa in aanu yeelano intaaney hawshu sii socon”ayuu yiri wasiir Xuseen Cabdi Ducaale. Waxaase soo baxaya in…

                  Read More

                    Kuwaas(Madasha wada-tashiga) Yur Dhaha Oo Bax dhaha Oo Waxaad Odhanaysaan……” madaxweyen Siilaanyo

                    Hargaysa:19-Sep-2013(SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa  markale Bulshada ku Guubaabiyey inaanay dhegaysanin Hadallada ka soo baxa Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka.   Madaxweynaha ayaa  sheegay inay xubnaha Madasha wada-tashigu aanay aqoonsanayn in dalku Ballaadhan yahay, islamarkaana uu isagu madaxweyne u wada yahay.   Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu sidaasi ku sheegay khudbad…

                    Read More

                      Xukuumadda oo Ku Hawllan sidii Xabsiga loogu taxaabi lahaa Hoggaanka sare Ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka

                      Hargeysa:19-Sep-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah oo ku dhaw dhaw wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland, waxa jita nidaam hoosta laga wado oo lagu xidh-xidhayo madaxda madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka. Qorshahan  ayaa la sheegayaa inuu gacanta ku hayo wasiir-ku-xigeenka amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor, waxana haatan socda sida warka aanu ku helnay ka  baaraan-degga qorshe kooban oo…

                      Read More

                        Doodii Xamaasada lahayd ee Golaha Wakiilada iyo Jewigii Mudanayaashu afkaartooda ku cabireen {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta ku sii ambo qaaday dooda Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo Xukuumadu ay Golaha Wakiilada u soo Gudbisay si ay Waajibaadkooda Sharciga ah uga Gutaan. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Xildhibaanadii ka qayb qaatay doodu waxay…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay oo Oodweyne iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                          Oodweyne 18.Sep 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalmahaba Safar Shaqo ku Marayay Gobolada bari ee dalka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu xadhiga ka Jaray Mashaariic door ah oo laga hirgaliyay Magaalada Oodweyne…

                          Read More

                            Eng Maxamed Xaashi oo Meel adag iska Taagay Hawlgalada Siyaasada arrimaha dibada,kuna baaqay in dib loo eego shirarka Somalia aynu la Yeelanayno {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi cilmi oo xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Meel adag iska taagay Qaab u socodka Siyaasada Arrimaha dibada oo uu ku dooday in la qaloocouau ,Waxaa kale oo Maxamed Xaashi Cilmi tilmaamay in loo baahan yahay in dib loo…

                            Read More

                              “Maamul Xumida dalka ka jirta waa ta Keentay in Shirkadii Genel Energy iyo Diyaaradii Ethiopia Airways ay inaga baxaan” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (dhego weyne) oo ah Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa mar kale ku celiyay in Madashoodu ay Sugayaan in Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Jawaab waafi ah ka bixiyaan qodobo ay Dawlada ku dhaliileen oo uu Tilmaamay inay Yihiin kuwa Jira…

                              Read More

                                “Madaxweynaha Abaal la’aanta waanu ku Naqaanayee,Balse oohinta badan ayaanaan ku Ogayn” Mujaahid Xasan Guure Jaamac {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Jawaab ka bixiyay Naqdin uu Madaxweyne Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiiradu ku qoonsadeen hadal uu hore warbaahinta uga sheegay oo tilmaamay inay Khalad tahay in Madaxweynaha,Ku Xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu oo sadexda Mas’uul ee Golaha…

                                Read More

                                  Somalia & Somaliland Dialogue: Preventive Diplomacy To Potential inter-State Wars, By Adam Muse Jibril

                                  The most common definition of diplomacy highlights the following concepts 1) ”Diplomacy is the art and practice of conducting negotiation between nations 2)”…The skill in handling affairs without arousing hostilities’. These internationally recognized concepts about diplomacy agree the fact that life is in a ceaseless development from simple to complex in the global process of…

                                  Read More

                                    Mashaariicdii uu Madaxweyne Siilaanyo ku dhagax dhigay Burco iyo Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                                    Burco 17.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii oo socdaal shaqo ku jooga gobolka Togdheer, ayaa maanta dhagax dhigay sadex dugsi waxbarasho oo laga hirgelinayo magaaladda Burco, kuwaasi oo laba ka mid ahi yihiin dugsiyo sare. Dugsiyadan ayaa laga kala hirgelinayaa xaafadaha Saleeban kulul iyo Xaafada October oo u madaxweynuhu dhagax-dhigay,…

                                    Read More