“iskuulladeedana dawladdu maamusho ee lacagta adduunka ee la ina siiyo la geliyaa waa Jeelal lagu xidho dadka oo carruurta lagu hayo” Faysal cali waraabe
Hargeysa:13-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa saluug ka muujiyey Tayada Goobaha Waxbarasho ee xukuumaddu Somaliland Gacanta ku hayso, oo uu sheegay inaan lagu sheegi Karin Iskuullo. Guddoomiye Faysal cali waraabe waxa sheegay inay ayaandarro tahay in Goobaha waxbarasho ee xukuumaddu gacanta ku haysaa ay noqdaan meelo maalinba maalinta ka sii…
