Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta ee Somalia oo Jawaab kulul ka Bixiyay Hadalo ka Soo Yeedhay Cali Geedi {DHAGAYSO}

    Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Cali mire oo warbaahinta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo dhawaan ka soo yeerayey kooxo uu ku Sheegay qas-wadayaal ah kuwaasi oo ka soo horjeeda dawlada federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirku waxaa uu shaaciyey in kooxahaasi ay yihiin…

    Read More

      “Anagu Waxaanu Hoos tagnaa Wasaarada Arrimaha Gudaha,Wasiirkuse waxay ahayd inuu isa soo sheego” Maayarka Gebilay {DHAGAYSO}

      Gebilay 13.Aug (SDN) Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku tilmaamay Been aan Sal iyo Raad toona lahayn Warar Maanta lagu baahiyay Wargaysyada ka soo baxa Caasimada Hargaysa kuwaas oo Sheegayay in Maayarka Gebilay uu ka Xidhay Hoolkii Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maal gashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar…

      Read More

        Waa ayaan darro in BOOBE uu yidhaahdo KORNAYL TAANI ayaa cadaalad ahaa oo 40 inan oo reer gabilaya ah u diray LAYLI SARKAAL

        Waxa la yidhi qabyaaladi kululaa Qoraaga boobe ducaale oo intii wasiirnimada laga qaaday cadho qalinka dhigi waayey ayaa ku leh . waa ayaan darro inaad kornayl taani iyo NIMANKII kale ee reer gabiley ciidanka qaranka eexda iyo qabiilka kala buuxay inaad noo amaanto waa tan boobe oo wajigiisa dhabta ah lasoo baxay; Haa….Immika ayaad mooddaa…

        Read More

          Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka Xidhiidh furtay Geeddigii Xukuumadda Siilaanyo, Duufaanno Siyaasadeed oo Lagu Kiciyey, Iyo Talo uu Halleeyey oo Uu Haatan Daba-Guclaynayo

          Hargeysa:13-Aug-2013 (SDN)Wasiirka wasaaradda Ganacsida iyo Maal-gashiga caalamiga ah Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa haatan u muuqda mid cidla dhexe heehaabaya oo  ka hadhay hayaanka xukuumadda axmed siilaanyo, iyadoo uu kali socod noqday  tan iyb markii lagu xayuubiyey xilkii uu isa siiyey ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Wasiir Maxamed oo  maalintii shalay booasho ku tegey  Magaalada uu…

          Read More

            Waa xukuumad uu marinkii iyo miisaankiiba ka lumey oo aan laheyn dhexroor iyo dhextaal midna

            Waa Qormooyinkeenii Qaylo-dhaanta ahaa…Waa Qormooyinkeenii Qalaxaayey ee Qarxinaayey Qeybsigii Qusumka iyo Qoonta ahaa ee Quudkii,Qadhaabkii iyo Qadhiidhkii yaraa ee Wadanka lagu Qeybsadey. Waa Qormooyinkeenii Quwada lahaa ee Qaawinaayey ee Qar-qasiyaayey Qiimeyn iyo Qadarin la’aantii Sharcigii wadankeena ee Xukuumadeenu Qardo-jeexdey ee Qastey kadibna Qarankii iyo Qawmiyadiiba ay Qalbiga ka Qulbeen.Dhalaankeenii laf-dhabarta ahaana badaha isku Qarqiyeen.Waa Qormooyinkeenii…

            Read More

              Magaciisaba ka garro : Beeshiisaa ayaa darajooyinkii laqa qadiyey hadanaa Silaanyo ayuu u mashxaradayaa

              Waa Yaabka Yaabkiise. Maxaa nin noolow aragti yuu laaban. Markaan subaxii maanta furay Internetka ayaan la kulmey mashxarad uu Xildhibaan NacNac ku dhuftey isagoo Silanyo iyo Xukuumadiisa amaan kula dul kufay. NacNac ayaa sidoo kalena fariin Madaxtooyada looga soo dhibay oo la yidhi aflagaadee Golaha Toosinta halkii ka akhriyey. Gulwadeenta NacNac maxay kaa dhibtaa hadii…

              Read More

                Masar oo Dantu U Run Sheegtay (Qaybtii 8aad)

                Colaadda Biyaha Niil-ka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Inkastoo Niil-ku uu yaahay halbowlaha nolashooda, run ahaantii waayaha siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Masar waxaa uu meesha ka saaray duullaankii ku wajahnaa Ethiopia. Duruufaha ka oogan Masar ayaa muujinaya in ay ka baaqdeen loollankii ay ugu jireen dirirta soo cusboonaatay…

                Read More

                  Somaliland: President Silanyo Fires Diaspora Agency Director

                  Hargeisa, Aug 12, 2013 (SDN) — Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo has fired the director of diaspora agency.  In a presidential decree no: JSL/M/XILQ/249/1-1963/082013, released to the press by Presidential spokesman Ahmed Sulaiman “Dhuxul”, said that he has with immediate effect relieved Mohamoud  Abdirahman Ali his duties as the director of diaspora agency , while the Foreign minister…

                  Read More

                    Af-hayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo ka Hadlay Kulamo ay Hargeysa Kula Yeesheen Wafti ka socda Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamka

                    Hargeysa: 12-Aug-2013 (SDN)Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle)ayaa ka warbixiyey  kulan ay maanta la yeesheen wafti ka socda Qaadhaan-bixiyayaasha caalamka oo  Somaliland ka taageeri doona Diiwaan-gelinta mawaadiniinta  oo lagu talo jiro inay dalka ka qabsoonto. Af-hayeenka oo maanta u warramayey Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Somaliga, ayaa ugu horrayn sheegay inay khubarada ka socotay…

                    Read More

                      “Derajooyinkani Waxay ciidammadda ka dhigayaan kuwo karaamo leh oo muujinaya in horusocod jiro” Taliyaha Socdaalka {DAAWO}

                      Hargaysa 12.Aug (SDN) Taliyaha ciidanka laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle sare Maxamed Yuusuf  ayaa Maanta guul weyn oo qaranka u soo hoyatay ku tilmaamay derajooyinka ciidammadda ee la siiyay toban kun oo askari. Taliyaha Laanta socdaalku waxa uu sheegay in madaxweyne Siilaanyo uu ku guulaystay dhaqan gelinta darajooyinka ciidammadda  oo wax ka taraysa haybadda qaranka, Gaashaanle…

                      Read More

                        “Derajooyinku waa mid saamaynteeda leh oo soo celinaysa kala dambayntii ciidammadda” Taliyaha Ciidanka Asluubta {DAAWO}

                        Hargaysa 12.Aug (SDN) Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Sheegay in darajo bixinta Ciidamadu ay tahay Haybada Qaranimada laga dheehdo . Taliyaha Ciidanka Asluubtu waxa uu hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo oo ka dhabeeyay balanqaadkii xiligii uu ku Jiray Ololaha doorashada Madaxtooyada,Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland  waxa kale oo uu…

                        Read More

                          Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay Derejo bixinta Ciidamada {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 12.Aug (SDN) Gudoomiye  ku xigeenka gudida joogtada ah cawil xuseen  oo ay wehelinayeen  xildhibaanada gudida joogtada ah  ayaa  hambalyo u diray madaxwaynaha somaaliland md axmed maxamed maxamuud siilanyo iyo gudidii kala saarista derejooyinka ciidamada qaranka  waxana uu gudoomiye ku xigeenka gudi hoosaadkaasi shaaca ka qaday  in golaha guurtidu  siin doonaan  shahaado sharaf gudidii kala…

                          Read More

                            Keeping it in the Clan: Somaliland’s Tribal Turn under Silanyo

                            Hargeisa, Aug 12, 2013 (SDN) -Ahmed Egal argues that the Kulmiye government has destroyed political opposition, undermined Somaliland’s nationalist ambitions, and sown the seeds of its own demise. President Ahmed Mahamoud Silanyo of Somaliland, the self-declared sovereign state in northern Somalia, came to power in July 2010 after routing the UDUB government of Dahir Riyale Kahin…

                            Read More

                              OGAYSIIS : SHAQOOYIN KA BANAAN DALKA SOMALILAND

                              Suurto gal matahay in uu dalka somaliland u baahan yahay in ay helaan cid wax ka garanaysa siyaasadda iyo sida dawladaha loo hogaamiyo , kol haddii ay guul daraysteen hogaankii dalka u sareeyay iyo xukuumadiisiiba inay dhibaatada iyo mashaakilka faraha badan ee siyaasadeed ay dalka ka gudbin kari waayeen . oo ay ku dhex asqoobeen…

                              Read More

                                Sanad guuradii 15aad ee aasaaska Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo si wayn looga xusay Minneapolis, ee gobolka MN(SAWIRO)

                                Minneapolis Aug 11,2013(SDN)-Waxaa lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu xusaayey asaaskii Dowlad Gooboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ka soo wareegtay mudo 15 sano ah. Xafladaan oo loo qaybiyey labo qaybood. Qaybta hore ee xaflada ayaa waxaa lagu qabtay Hilton Airport Hotel ee Bloomington, MN oo ah agaarka magaalada Minneapolis: waxaa halkaa…

                                Read More

                                  Tacsi: Maxamed Shire Warsame (Dabcasar)

                                  Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Waxaan innagoo ka tiiraanyaysan geerida ku timid marxuum Maxamed Shire Warsame (Dabcasar) u tacsiyaynaynaa dhammaan qoyska, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay marxuumka oo lagu aasay magaalada Nairobi ee dalka Kenya 11 Agoosto, 2013. Allaha u naxariistee wuxuu marxuumku ifka uga tagay 9 qof oo uu dhalay iyo dad…

                                  Read More

                                    Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo in ka badan 500 Macallin mushaharkoodii ka Musuqmaasuqday.

                                      Hargeysa:12-Aug-2013 (SDN)Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa in ka badan shan boqol oo macallin oo dhawaan si rasmi ah ugu biiray shaqaalaha dawladda ka musuqmaasuqday mushaharkoodii bishii July ee Ina dhaaftay oo ay xaq u lahaayeen. Macallimiintan ayaa dhamaadkii bishii lixaad ee ina dhaaftay qaatay  mushaharkoodii lixdii bilood ee ugu dambeeyey hal mar qaatay, ayaa markii…

                                    Read More