“Madaxweyne Siilaanyow aflagaado iyo iska horkeen dal laguma wado, dalkiina waad qaybisay oo qabyaalad baad ku qaybisay boobna wuu ka socdaa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.Aug (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng  faysal Cali Waraabe ayaa  si kulul u cambaareeyey maamulka Madaxweyne Siilaanyo, kana digay in derajada ciidanka si qaldan loo isticmaalo. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxa uu Ilaahay ka Baryay inuu inaga aqbalo Cibaadada bishii barakaysanayd ee Ramadaan waxaanu Xusay in Caalamka dhibaatada ka taagan ay sabab u tahay dadka…

    Read More

    Ciyaartooyda Soomaaliyeed,Bahweynta Ciyaaraha Jecel Iyo Musliminta Meel Kasta oo Aay Joogaan Ciid Wanaagsan. I

    Ottawa-July-07-2013-qurbejoog.com-Saaxiibayaal Anigoo ah Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR) ahna tafatiraha ciyaaraha ee qurbejoog.com,waxaan ciyaartooyda Soomaaliyaad,bahweynta ciyaaraha jecel iyo Muslimiinta meel kasta oo ay jogaan waxaan leeyahay Ciid Wanaagsan,Ciidan Cideeda kalana ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo——————————AAMIIN

    Read More

    Xiddigii Reer Ingiriiska ee u Soo Kifaaxay Arsenal Iyo Qaranka Kenny Samson oo La Darsey Darbi Jiifka(Homeless-Sawiro)By Jaahuur.

    London-July-07-2013-qurbejoog.com-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska. Imtiaxaanada aduunka iyo mishkiladeeda oo aad u farabadan ayaa ninkii nooli maalin kasta u joogaa,waana tan ka dhacdey magaalo madaxda Ingiriiska ee London. Haddaba iyada oo aan hore looga baran loona maqlin ciyaaryahanada aduunka caanka  ah ayey la soo darsi doontaa darbi jiif (Homeless). Saaxiibayaal…

    Read More

      Marwada Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo deeq lacageed gaadhsiisay Ubadka Agoomaha ah ee Gebilay {DHAGAYSO}

      Gebilay 07.Aug (SDN) Marwada koowaad ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, waxa ay Galabta deeq lacageed iyo mid agaba gaadhsiisay Agoomaha Gobolka gabiley ku nool iyada oo marwadu ka duulaysa masuuliyada qaran ee ay bulshada u hayso uguna tahay hooyo qaran oo xil gaari ka saaran yahay caruurta ku dhaqan Somaliland ee…

      Read More

        Yuusuf Garaadow Dawladda Ciyaarta ka Daa

        Waxaan arkayyaa sadarro silloon oon sinaba ahayn, Yuusuf Garaad marba mid soo goglayyo bogagga war baahinta isagoo u gudbinaya hoggaanka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Taagga, Yuusuf waxay katahay: Waan idinla talinayaa. Waxaanse leeyahay sadarrada Yuusuf Talo maahee, waa Tuugsi casriyeysan iyo xil ha la ii dhiibo. Waa tab cusub iyo tu horle oynaan horay…

        Read More

          Mr. Siilaanyo…Qaranimaddu Qabyaalad iyo Boob Maaha!

          Madaxweyne Siilaanyo : Daadihi Intaadoo Inta Kale Daadifee oo Dirsooc Maaha Xilka Gudashadiisu. Marka hore waxaan u mahad naqayaa Allaheena weyn ee macbuudka ah. Marka xiga waxaan salaan qiimo badan salaamayaa dhamaan ummada islaamka meel waloo ay ku sugan yiin gaarna waxa aan u sii salaamayaa bahdaydada Somaliyeed ee aanu sinjiga guud wadaagno.. Markalena waxaan…

          Read More

            ‘Dhamaan cida la soo qabto talaabo sharciga waafaqsan baa laga qaadayaa” Taliyaha Booliska Punt land {DHAGAYSO}

            Garowe 08.Aug (SDN) Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur. Shir saxaafadeed ay wadajir ah ugu qabteen magalaada Garowe maanta maasulyiinta wasaarada amniga, Booliska Puntland iyo maamulka degmada Garowe ayay uga warbixyeen hawlgaladan ka…

            Read More

              Hogaamiyihii Hore ee Xisbiga Haya Talada Britain oo ka Sheqeeyay Heshiiska dhexmaray Shirkada Soma Oil and Gas iyo Dawlada Soomaaliya

              London Aug 08,2013(SDN)-Hogaamiyihii hore ee xisbiga Tory ee haya talada dalka Britain Michael Howard ayaa la sheegay in uu ka shaqeeyay heshiis dhawaan dhex maray shirkad shidaal baadhis ka sameyn doonta Soomaaliya iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Howard oo dhawaan uu ku biiray shirkadan cusub ayaa durba waxa uu ka noqday madax isla markaana waxa…

              Read More

                Who’s that knocking on Turkey’s door in Somalia?

                Had the latest attack that targeted the Turkish embassy in the Somali capital of Mogadishu achieved its desired damage, losses would have been far higher than they were. The vigilance of the guards, who killed some of the attackers before they could detonate their explosives, prevented their plan to take out Turkish diplomats and security…

                Read More

                  Hadii aad jeceshahay in XIrsi ku noqdo moofadii Cabdi Warsame, fadlan booqo bogga Facebook ee Golaha Wadatashiga iyo Toosinta

                  Beryahan danbe waxaa Somaliland ku ciyaaraya inan yar oo XIrsi la yidhaahdo oo cilmi, khibrad, taariikh, waaya aragnimo, sharaf  iyo xishood midna lahayn oo adeerkii u dhiibey powerkii oo dhan. Golaha Wadashiga iyo Toosinta Qaranka oo ka kooban raggii Somaliland xoreeyey markii Xirsi shunburadda ku cunaayey Kontuwaarey ayaa noqdey hadaf Somaliland u soo baxay. Hadaba…

                  Read More

                    ICG says there are signs Ethiopian government and ONLF may restart peace talks

                    Nearly a year after the talks facilitated by Kenya between the Ethiopian government and Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels stalled in October 2012, there are signs that the process may restart. Ostensibly, it was the ONLF’s refusal to recognise the Ethiopian constitution that halted the initial dialogue, but that issue covers more fundamental divides,…

                    Read More

                      Dawladda Soomaaliya Oo Heshiis La Saxiixatey Shirkado Ajaaniib Ah Oo Shidaal Sahaminaya {DHAGAYSO}

                      Muqdisho 06.Aug (SDN) Heshiis Wada Jir ah ay maanta Wasaaradda Kheyraadka dalka la gashay shirkad sahmin  ku sameyneysa in Soomaaliya ay leedahay shidaal iyo Saliid, oo  fadhigeedu yahay dalka Britain,  waxaana lagu magcaaba Soma Oil And Exploration,  taas oo ay ku jiraan khubaro dhinaca baarista wixi heshiiskan quseeya. Kulanka Heshiiska lagu kala saxiixanayey ayaa waxaa…

                      Read More

                        “Dawlada Federaalku waxay Xanibtay Deeqihii Waxbarasho ee Sudan” Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Punt land {DHAGAYSO}

                        Garowe 06.Aug (SDN) Wasaarada waxbarshada Puntland ayaa ka hadashay go’aanka DF Somalia ay ku xanibtay shahaadada Dugisga sare ee Puntland iyo deeqihii waxbarasho ee iska hortaagtay ardeyda Puntland oo Sudan sanadweliba siin jirtay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay shahaadada ay bixiso wasaaradiisu…

                        Read More

                          Madaxweynaha Punt land oo ku Goodiyay in la Gaadhay Wakhtigii ay ka go’i lahaayeen Somalia {DHAGAYSO}

                          Garoowe 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa Maanta ku hanjabay in la Gaadhay Xiligii ay ka Go’i lahaayeen Somalia isagoo arrintaas ku Sabeebeeyay Khilaaf Mudo dheer soo Jiitamayay oo u dhexeeyay Maamul Goboleedka Punt land iyo Dawlada Federaalka ee Somalia . Mudane Faroole oo maanta ka hadlayay Mar uu Xafiiskiisa…

                          Read More

                            Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Derajo Bixinta Ciidamada {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 06.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Maanta Tafaasiil ka Bixiyay qaabka loo dhamaystirayo Derajada Ciidamada kala duwan ee Wadanka. Sida uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Digreeto ku dhaqan Geliyay waxaa la faray Dhamaanba Taliyayaasha Ciidamadu inay Maalinta Ciida bixiyaan Derajooyinkii lagu…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Shaaciyay Dhamaystirka Darajada Ciidamada kala duwan oo dhan 10.000 oo Askari

                              Hargaysa 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa soo Saaray Xeer waxa uu ku Dhaqan geliyay Dhamaystirka Derajada Ciidamada kala duwan ee Qaran in ka badan 10,000 oo Askari oo u dallacay derajooyin kala duwan ee u dhexeeya Alifle ilaa Sareeye-Gaas. Warsaxaafadeed ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada kuna Saxeexan yahay…

                              Read More