Daawo Muslimiinta ku nool Galbeedka iyo ka qaybgalka siyaasada wadamada Galbeedka

    Ottawa Sep 18,2015(SDN/QJ)-Muslimiinta Yurub ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 60 milyan oo qof. Musliinta Maraykana degan waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba sadex in ay yihiin Jermalkana boqolkiiba waa 4. Sidaas oo ay u badan yihiin hadana kama qaybgalaan nidaamka siyaasada ee wadamada ay degen yihiin ka jira, tusaale ahaan wadanka aan degenahay ee Kanada 46%…

    Read More

      Ciidamada RRU-da Oo Aqalka Ugu Daatay Xabsigana u Taxaabay Suldaan Sabayso Oo Dhawaan Si Adag u Duray Guddoomiye-ku-xigeenka Wakiillada

      Hargeysa:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabbayso oo kamid ah Salaadiin Beelaha Subeer Awad, ayaa xalay waxa Guri uu ku jirey ugu daatay Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Booliska Somaliland ee loo yaqaanno RRU-da, waxana ay si xoog ah xabsiga ugu taxaabeen, iyadoo arrintaasna ay si weyn u cambaareeyeen Salaadiin miisaan ku leh Beeshaas oo markii la…

      Read More

        {Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO

        Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Warbixin ay ka muuqato naxariis darro iyo silic la mariyo tahriibayaasha ku xidhan jeelasha Liibiya ee damacsan in ay Yurub galaan, ayaa telefiishanka caalamiga ah ee Vice News oo Qurbejoog.com soo xigtay uu ka oo diyaariyey dad isugu jira Carab iyo Afrikan ay ku jiraan Soomaali, kuwaasoo ay ka muuqato gaajada,…

        Read More

          Fadhigii Golaha Wasiirradda Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Naafadda Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Dhaliilo u soo Jeediyay Warbaahinta DAAWO

          Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-   Fadhigii maanta ee golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyay siyaasada horumarinta naafada Somalilnd, Afhayeenka Madaxtoyada Somalialnd Md: Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay waxyaabaha layskula soo qaaday fadhigii maanta ee golaha wasiirada ,waxanu bayaamiyay in la soo hordhigay lana ansixiyay xeerka Siyaasada naafada Somalilnd waxanu sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta…

          Read More

            “Golaha Baarlamaanku Waa Inuu Noqdaa Mid Xukuumadda La Xisaabtami Kara, Oo Aan La Iibsan Karin, La Khaldi Karin”. M. Siilaanyo“Golaha Baarlamaanku Waa Inuu Noqdaa Mid Xukuumadda La Xisaabtami Kara, Oo Aan La Iibsan Karin, La Khaldi Karin”. M. Siilaanyo

            Hargeysa, 17 Sep 2015  (SDN/QJ)- Hogaamiyihii duufaankii Kulmiye, maantana ah Madaxweynaha Somaliland  Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  xilligii uu u ordayay siduu u geli lahaa guriga uu haatan fadhiyo, waxa tiirarka falsafadii halgankiisa ka mid ahaa, inay doonayaan Baarlamaan xor ah oo dawladda la xisaabtami kara, isla markaana aan la iibsan Karin oo dabaqa sharciga…

            Read More

              “Maxaanu Cirro Iska Agfadhinaa Haddaanaan Wada-tashanaynin….”Guddoomiye Baashe.

              Hargeysa:Sep,17,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax, ka Hadlay halka uu marayo Dhexdhexaadintii laga dhex waday isaga iyo Guddoomiyihiisa iyo waliba Wada hdalka uu Prof Cali Khaliif ku baaqay inuu Somaliland la geli doono. Guddoomiye Baashe oo Saxaafadda Kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ugu horrayn si weyn usoo dhaweeyey dhawaaqa wada hadalka…

              Read More

                Balanqaadyo Dhicisoobay Iyo Ayaamaha Is Guraya ee Taariikhda Madaxweyne Siilaanyo,Baarlaman Noocee ah ayuu Rabay Xilligii uu Mucaaridka ahaa? DAAWO

                Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaanu Halkan idiinku soo Bandhigaynaa balan-qaadadii dhicisoobay ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo u galay diwaanka taariikhda Somaliland, kuwaas oo wakhtigii uu mucaaridka ahaa laga guntay, waxaanu sanadii 2004 xilligii Ololaha Doorashooyinkii Golahan Wakiiladda, sameeyey Balanqaadyo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaanka oo hada la og yahay Fara-gelinta ay Xukuumadu…

                Read More

                  Mashruuc Lacag Badani ku Baxayso oo Xukuumadu la Gashay Baanka Adduunka DAAWO

                  Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Baanka Aduunka Iyo Xukuumada Somaliland ayaa Wada galay Heshiis ku Wajahan Mashaariic Dhinaca Biyaha ah Iyo Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ku Bixi Doonto Adduun dhan Hal bilyan oo Dolar. Lacagta Halka Bilyan ee dollar ayaa Baanka Adduunku Waxa uu soo Marin doonaa Wasaaradda Maaliyada Waxaana Mashaariicdaas Fulintooda u Xilsaaran Sadex Wasaaradood…

                  Read More

                    C.rashiid Riyo Raac oo Sheegay in Xukuumadda uu Xil ka Qaban Doono,soona qufay Siro badan DAAWO

                    Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- C.rashiid Riyo Raac oo Dhawaan iska Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Markii u horaysay Waxa uu Cadeeyey in Wada hadal uu la galay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana lagu qanciyey in loo Magacaabi doono Xil Cusub. Siyaasigan ayaa Sidaa ka sheegay Waraysi uu Siiyay Telefishanka Royal Tv,Waxaa kale oo…

                    Read More

                      “Somaliland Ilaa Liibiya Dumar Uur leh oo Qudha laga Jaray iyo Wiilal Sidii Bir loogu Garaacayay Naftu ka Baxday” Daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha DHAGAYSO

                      Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya wadanka Talyaaniga. Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur leh…

                      Read More

                        Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku Dhigay Maandooriyaha Xashiishadda oo Tiro badan DAAWO

                        Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan oo uu Weheliyo Taliye Ku Xigeenka Booliska Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle” oo Warbaahinta Maanta kula hadlay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska ee Caasimada Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyey maandooriyaha xashiishada oo Ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen, https://www.youtube.com/watch?v=ZDYLbslNMrk  

                        Read More

                          DHAGAYSO: Maxaa Ka Jira In Maamulka Puntland Uu Qayb Ka Yahay Colaada Ka Taagan Deegaanka Qoriley

                          Laascaanood 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo. Hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi…

                          Read More

                            Loxooxdu Ma Sababtaa Gaastari?

                            Tanniyo markaan garaadsaday waxaan maqli jiray uun gaastari baa heblaayo iyo hebel ku dhacday.  Heblaayo kale waa basted oo dhiig baa ay hunqaacaysaa. hebel gaastaridii baa ku qaraxday iyo sheekooyin kale oo ay u badan yihiin laxooxda ay soomalidu aroor kasta cunayso ayaa u sabab ah gaastaridan. inbadan oo aan  ku jiraana waayadii hore habeenkii…

                            Read More

                              Khasaarihii Dhawaan Ka Dhacay Xaramka Oo Dusha Laga Saaray Shirkadda Ben Laden Iyo Qiimaha Mag-dhawga Laga Bixin Doono Qofkasta Oo Waxyeello Gaadhay

                              Makah:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Waxa Maxkamad ku taalla Dalka Sucuudigu ay Gudo gashay ka garnaqidda khasaarihii ka dhacay Xarakamka, waxana ay Hakisay Hawlihii shirkadda Ben Laden ay ka wadday Halkaas, kadib markii ay dhinteen Xujay Gaadhaysa 111-xaji oo dalal kala duwan ka kala yimi. Maxkamada ayaa sidoo kale sheegtay in isha lagu heyn doono dhamaan mashaariicda ay shirkadani wado…

                              Read More

                                Madaxtooyada Oo Qaylada Ka Dhanka ah Wareejinta Keydka Haamaha Berbera Ku Macnaysay Mid Qabyaaladaysan

                                Hargaysa:Sep16,2015(SDN/QJ)-Kadib qaylo-dhaan si taxane ah uga taagnayd wareejinta xukuumadddu la doonayso Keydka Haamaha Berbera, ayey Madaxtooyada Somaliland markii ugu horraysay u fasirtay Mucaaradad qabyaaladi hoosta ka riixayso. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo saxaafadda la hadlay, ayaa wareejinta Keydka Shidaalka Berbera ku tilmaamay mid madaxweynuhu waajib u leeyahay, isla-markaana loo gacan gelinayo muwaadiniin reer Somaliland…

                                Read More

                                  Maareeyaha Kaydka Haamaha Shiidaalka oo Shaaciyey in Xukuumaddu Nidar ku Gashay Wareejinta Haamaha,Digniina u diray Madax ka Tirsan Dawlada DAAWO

                                  Berbera, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Haamaha Kaydka Magaaladda Berbera Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa Maanta Cadeeyey in Xukuumadda Somaliland ay ku wareejinayso Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera Shirkado Gaar ah,Isagoo intaas ku daray in aanay Cidna u daba fadhiisanayn Wareejinta Haamaha. Maareeyuhu Waxa uu dhanka kale sheegay in Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumaddu ay dacaayad…

                                  Read More

                                    Shir Caalami ah oo Noqonaya Kii 8aad ee Lagaga arinsado Isu-duwida Mucaawinooyinka Somaliland oo Hargaysa laga furay,Dareenka Beesha Caalamka ee Dib u dhaca Doorashooyinka!! DAAWO

                                    Hargeysa, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maamta si rasmi ah u furay shirkii sideedaad ee isu duwida macaawinyoonka Somaliland. Shirkan Waxaa ka soo qaybgalay Mas’uuliyiinta Golayaasha Qaranka iyo Wakiilo matalayay Beesha Caalamka gaar ahaan kuwa Somaliland ka caawiya Kaabayaasha Nolosha iyo Dimuquraadiyada. Wakiiladda Beesha Caalamka ayaa Carabka ku…

                                    Read More