“Madaxweynaha Somalia Waxaan Leeyahay Waad Riyoonaysaa ee Riyada ka Bax oo Runta u Guur” Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

    Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha dalka Somalia Xasan Sheekh Maxamud oo Sheegay in Shirkii Muqdisho ka Dhacay ee ay ka Qayb galeen Maamul Goboleedyada Somalia uu Khuseeyo Somaliland.

    Read More

      “Maxkamadaheenu Saylad loo shaqo tago oo dilaaliintu yimaadaan bay noqdeen, dillaaliintaas oo dhan waa la xidhayaa” Gudoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

      Hargeysa, 21 Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada sare ee somaliland Aadan Xaaji Cali  ayaa ka hadlay qorshayaal ay doonayaan inay dib ugu hagaajiyaan garsoorka dalka, isla markaana ay meesha kaga saarayaan qalooca iyo wax kasta oo wax u dhimaya xaqsoorka guud iyo hawsha ay u hayaan umadda. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo shalay ka…

      Read More

        Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangeli oo Hargaysa lagu soo dhaweeyay Iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO

        Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Siciid Suldaan C.salaan Suldaan Cali Shire iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Duleedka bari ee Caasimada Hargaysa. Imaatinka Suldaan Siciid Suldaan C.salaan oo Maalmihii u danbeeyay la Sugayay ayaa Wararku Sheegayaan inuu la Xidhiidho Sidii uu Madaxweyne Siilaanyo ugu qancin lahaa inaanu Xilka ka qaadin Wasiirka…

        Read More

          Prof Samatar oo Dr. Bulxana hor dhigay hal xidhaale Jawaabtiisa looga fadhiyo,kana hadlay Xisbiga uu ku biiro doono DAAWO

          Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii kowaad Jawaab ka bixiyay dhaliil uu u soo Jeediyay Prof Bulxan oo sheegay in Axmed Ismaaciil Samatar aanu Wax hiil ah u samayn Shacabka Somaliland oo uu Qadiyadooda Mudo Badan  Madaxa kaga taagnaa. Prof Samatar ayaa Sidoo kale Jawaab ka bixiyey Waxyaabaha ka run ah…

          Read More

            ACADEMIC ESSAY: The Relationship Between Structure and Agency on How Foucault and Bourdieu Conceptualised

            Introduction   According to Debra Marshal (2012), there are two basic types of Sociological Perspective that sociologists use in their work for every single day and every single research they do. The first perspective is the Micro perspective, which looks at small-scale interactions between individuals, such as conversations and group dynamics. This micro prospective also…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Daahfuray Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa DAAWO/SAWIRO

              Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta soo kormeeray mashruuca biyo balaadhinta caasimada isla markaana ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruucaasi oo ka dhacday hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Biyaha Shiinaha oo ay ka socoto…

              Read More

                Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Maanta Ka Jeediyey Dhagax-dhigga Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan $50-Milyan

                Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbad kooban oo nuxurkeedu ahaa sidii Caasimadda Hargeysa Biyo ku filan loogu heli lahaa ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Biyo Ballaadhinta Hargeysa, waxana uu tilmaamay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay sidii Biyo ku filan ay Reer Hargeysa u heli lahaayeen. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ugu horrayn faahfaahin ka bixiyey Xaddigia lacagta…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa

                  Hargeysa:(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Biyo ballaadhinta magaalada Hargeysa ee Deegaanka Geed-deeble ka imanaya, kaas oo kor loogu qaadayo Biyaha magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo oo iskugu jira xukuumaddiisa, Hay’adaha Biyo ballaadhinta Gacanta ku haya iyo Wakaallada Biyaha Hargeysa, waxana ugu horrayn kormeer lagu soo sameeyey…

                  Read More

                    Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheynta Somaliland Cali Sanyare ayaa khudbad uu ka jeediyay Jaamacada Golis si qoto dheer uga waramay Tahriibta

                    Hargeysa Sept 2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheyta iyo xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Maxamed Ibrahim (Cali Sanyare) ayaa khudbad uu ka jeediayay qolka shirarka ee Jaamacada Golis waxa uu si cilmiyeysan uga waramay Tahriibta. Cali Sanyare oo khudbadiisa ku cabiray marxaladihii kala duwanaa iyo asbaabaha ku xeeran Tahriibta ama Tacabirka ayaa khudbadiisu sidan aheyd: “Mawduuca…

                    Read More

                      Guddida Guud Ee Beel-Weynta Abokor Muuse Oo Cadeeyay Mawqifka Beeshu Ka Taagantahay Mashruuca Seeraha Banka Qoolcaday + Go’aamo Ay Soo Saareen .

                      Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)-Afhayeenka Guddida Guud ee Beel Waynta Abokor Muuse Maxamed Axmed Mixile oo caawa shir jaraaa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu si cad u bayaamiyay mawqifka rasmiga ah ee Beeshu ka taagantahay 1: Hadaanu nahay Guddida Beel waynta Abokor-Muuse waxaan Bayaan cad ku muujinaynaa in cid kasta oo daneenaysaa arrinta Banka in ay kala…

                      Read More

                        Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Madax dhaqameedka Iyo Qadiyadda Haamaha Shiidaalka DAAWO

                        Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadan  ka tirsan golaha wakiilada somaliland  oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta golaha wakiilada ayaa waxay sheegeen in loo baahan yahay in xukuumada madaxweyne Siilanyo laga badbaadiyo dalka. Ugu horayn xildhhibaan Wali Axmed Xaawa oo ka hadlay shirkan jaraa,id ayaa sheegay inay xukuumadu dhibaato badan ku hayso golaha wakiilada iyo…

                        Read More

                          Prof Abdi Ismail Samatar VS Prof Ahmed Ismail Samatar Walaalo Kala Aragti Duwan Maxaa laga Baran Karaa? DAAWO

                          Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Waa Laba Shakhsi oo Walaalo ah Waxaa Wada dhashay Hooyo iyo Aabo Qudha Waa laba aqoon yahan Waxay Maanta ku kala tageen Siyaasada uu Mid kastaa aaminsan yahay oo ka dhigtay Kuwo Mabaa’diidoodu kala fog tahay Prof Abdi Ismail Samatar Wuxuu u taagan yahay Midnimada Ummada Somaliyeed,Wuu Dareensan yahay Sida ay…

                          Read More

                            Salaadiinta Waaweyn ee Beesha Subeer Awal iyo Siyaasiyiintooda oo amar Hanjabaad ah ka soo saaray Xadhiga Suldaan Mawliid Sabayste DAAWO

                            Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Salaadiinta Beesha Subeer Awal Iyo qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Beeshaas ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u qabtay inay 24 Saacadood Gudahood Xoriyadiisa dib ugu Soo Celiso Suldaan Mawliid Sabayste oo Ciidamada RRU kala baxeen Aqalka Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyadoo Xukuumadu sheegtay in Suldaanku ku hawlanaa…

                            Read More

                              Millicsiga Waraysi Xasaasi Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Laanta Afsoomaaliga Ee BBC-da DAAWO

                              London 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aftahanimadiisa ku muujiyay waraysi dheer oo xasaasi ah oo uu Bishii November 2010-kii Magaaladda London ku siiyay laanta afsoomaaliga ee BBC-da. Waxaanu madaxweynuhu si karti iyo hadal aqoonimo ah uga dabaashay su’aalo badan oo xasaasi ah oo uu weydiiyay madaxii hore ee laanta…

                              Read More

                                Aqoonyahan Cali-sanyare Oo Aragtiyaha Maxalliga iyo Caalamiga Ah Ee Laga Haysto ‘TAHRIIBTA’ Ku Lafo Guray Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacadda Golis

                                Hargeysa,19sep-2015(QJ/SDN)- Kulan ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhallinyarada Aqoonyahanka ah Ee Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO),  Oo Xalay ka dhacay Jaamacadda Golis ayaa waxa khudbad ku saabsan aragtiyaha waddaniyeed iyo caalami ee tahriibka laga haysto Kasoo jeediyay Siyaasiga caanka ah ee Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare). Kulankan oo ay kasoo qayb-galeen ardayda jaamacadda dhigata iyo kuwa kale…

                                Read More

                                  “waxa aad ogaataan waxa la isku hayaa waa Somaliland Markayga, waxana weeye intii aan urursan karayey horaan u urusadee laakiin waxan doonayaa mar inaan ku wada rido.”Sheekh Aadan Siiro

                                  Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa si adag uga hadlay Khilaafyada is barkan ee ka kala taaganHoggaaminta shiguddoonka Golaha wakiillada Somaliland iyo waliba Xisbiga Talada haya ee Kulmiye, waxana uu bulshada uga digay inay la kala saftaan dhinacyada is haya. Sheekha ayaa khudbaddii uu ka jeediyey Masaajidka Quba salaaddii jimce ee shalay ugu horrayn ku…

                                  Read More

                                    Shacabka Oo Shaki Ka Muujiyey 8-Badhasaab, 4-Taliye-Ciidan iyo Wasiir-ku-xigeenno Hoggaaminaya Oo Ethiopia Farta Ugu Yeedhay

                                    Hargeysa:Sep,19,2015(SD/QJ)-Shacabweynaha Reer Somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta keentay in taariikhda markii ugu horraysay ay Ethiopia u yeedhato Saraakiil katirsan Xukuumadda Somaliland oo heerkoodu hooseeyo, kuwaas oo sida la sheegay Magaalada Jigjiga kaga qaybgalay shir labada dhinac  halkaas uga furmay. Shirkan oo xukuumadda Somaliland ku sheegtay mid danaha dhinaca ammaanka iyo wada-shaqaynta labada dal…

                                    Read More

                                      MUQDISHO: Arooska Masuul Ka Tirsanaan Jiray Xukuumadda Soomaaliya Oo Waddooyinka Ugu Waaweyn Magaalada Kala Xidhay – Daawo Sawirrada

                                      Muqdisho,19sep,2015(QJ/SDN)-Taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugidda Soomaaliya Cabdifataax Ibraahim Shaaweeye, ayaa xalay arooskiisu ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo arooska Mr.Shaaweeye uu ahaa mid ka duwan aroosyada caadiga ah ee kale. Arrinta la yaabka leh ee dadka shacabka ah soo jiidatay ayaa waxay tahay in wakhtigii uu aroosku dhacayay la xidhay guud ahaanba Waddooyinka halbowlaha…

                                      Read More