Warbixin Xaaladaha Qallafsan ee Bulshada Qorrax Joogga Deegaannada Gubanka “Fuguxo, Shacable, Biyo-cas iyo Sabawanaag” ee lughaya iyo Bullaxaar

     Waxa ku dhaqan xeelliga badda ee woqooyiga iyo bariga deegaanka Cabdi-geedi ama xeebta u dhaxaysa deegaanka Ceelsheekh iyo Lughaya ee xarunta degmada Lughaya bulsho xoola dhaqato ah oo boqolkiiba inta badan ah dadka loo yaqaanno qorrax-joog ee sida rasmiga ah u deggan gubanka iyo xeebaha badda gu iyo jiilaal iyo xagaa kastaba.d Anigoo qayb ka…

    Read More

      GEFKII CIIDANKA CIRKU GALAY DAGAALKII 1977. QAYBTA II.

      Sidii aan ugu soo tilmaamay maqaalkii kan ka horreeyey gefka 2aad ee maamul ahaan Ciidamada Qalabka sidaa ay galeen wuxuu ahaa qaladkii loo fahamay odhaahda “Ciidamada Cirka iyo kuwa Baddu waxay taakuleeyaan ciidanka dhulka. Hadalka macnihiisa saxani waa labadaas ciddan waxay ciidamada u fududeeyaan in ay ka gacan sarreeyaan ciidamada cadawga. Ma ka dhashay qaladka…

      Read More

        Bal soo tiri Aafadaada…! – W/Q. Maxamed S. Cumar

        Maalinba maalinta ka dambaysa waxa mugdi sii gelaya qaddiyaddii ummadda, waxaana sii aasmaya garashadii suubbanayd, kaskii saalloonaa iyo dammiirkii xumaanta ka guban jiray. Waxa kale oo kaalinta ka sii baxaya aqoontii, iimaankii iyo aragtidii dadnimo ee dhalin lahayd waxqabad la mahadiyo. Dabcan, waxa lala dagaallamayaa mudantii iyo mudanihii ku sii hadhay maamulka, waxaanay taladu gacanta…

        Read More

          GEFKII CIIDANKA CIRKU DHACAY DAGAALKII 1977

          Anigu waxaan ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka cirka si buuxdana ugu ahaa xog ogaal maamulka ciidanka cirka waayo waxaan muddo dheer madax ka ahaa xafiiska ciidanka iyo maamulka ee ciidanka cirka. Waxaan ku soo bartay maamulka iyo dagaal gelinta ciidamada cirka Jaamacadda ciidmada cirka ee Maraykanka ee ku taal Alabama magaalada Montogomary. Ciidanka…

          Read More

            Cabdiraxmaan Cirro:Labada Xil een hayo Caqabad kuma noqon doonaan Doorashooyinka(DHEGEYSO)

            Hargeysa Sept 26,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo aanu wareysi la yeelanay ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha la xidhiidha labada xil ee uu wadajirka u hayo. Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay xisbiyaada iyo ururada siyaasiga ee tartanka kula jira in ay dhiiranaan la yimaadaan ama ay isaga haraan. [peckplayer…

            Read More

              Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID oo Taageeradii ugu Badnayd kala Kulmay Jaalliyada UK Iyo Garabkii Kulmiye ee Uk oo ku Soo Biray+Daawo Sawirrada Xaflad Hoggaanka Xisbiga lagu Soo Dhaweeyay

              London Qurbojoog  25/9/2012 Tageeraysha xisbiga UCID ayaa habeenkii xalay xaflad taarikha ku qabtay caasimada UK, xafladan oo ahayd mid aad loo soo habeyey ayaa waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan oo ka kala yimid dhamaan gobolada dalkan UK iyo qarada yurub. Xafladan oo aad moday mid aan hore looga baran wadanka…

              Read More

                Tacsi Madaxweyne oo ku socota qoyska Marxuum Maxamed Xasan Axmed (Nabadiid)

                Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM MAXMED XASAN AXMED (NABADIID), oo ku geeriyooday (23.09.2012) Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa MARXUUM-Ka inuu naxariistii janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxayna…

                Read More

                  Jaamacada Hargeysa: Goob Muhiimadeeda koowaad tahay Dhaqaale urursi, Tayaynta waxbarashaduna ku yar tahay, W/Q: Sacad Muse Cabdi

                  Jaamacada Hargeysa ayaa ka mid ah goobaha ugu sareeya waxbarashada dalka, isla markaana ardeyda ugu tirada badan dhigato, iyada oo ay ka mid tahay Jaamacadaha dawliga ah ee dalka ka jira. Jaamacadani  ayaa waxa ay soo martay wakhtiyo kala duwan oo uu wakhti  kastaaba waayihiisa lahaa, taasi oo markii la aas aasayey iska yaraayeen agabka…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Nasiye:Wasiirka Madaxtooyada Xirsi waxa uu doonayay in uu nagu afgenbiyo Kulmiye iyo Muuse Biixi,anana waanu diidnay(DHEGEYSO)

                    Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka NASIYE Md Axmed Maxamuud Cumar (Talyaani)ayaa nooga waramay sababha keenay in ay tartanka doorashooyinka ka hadhaan iyo awooda baahday ee wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji. Guddoomiyuhu waxa sidoo kale uu dhaliilay Guddoomiyaha Wakiilada oo isla markaana ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo uu sheegay in xeerarka doorashooyinka uu isagu sameystay. Guddoomiyaha…

                    Read More

                      Xafladda Taageerada Dowladda ee Lagu Qabtay San Diego, California

                      BAYAAN LAGU TAAGEERAYO: ü DAWLADDA FEDERAALKA SOOMALIYEED ü MADAXWEYNE  XASAN SHEEKH MAXAMUUD ü GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA PROF. MAXAMED CUSMAAN JAWAARI Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan San Diego iyo nawaaxigeeda ay qabteen xaflad lagu taageerayo dawladda cusub ee Soomaaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliyeed Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari. Waxaannu…

                      Read More

                        Dhaman asxaabtani waaxay Hanbalyo aroos u dirayaan Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa

                        Dhaman asxaabtani waaxay Hanbalyo aroos u dirayaan  Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa, Waxaana hanbalayadan diraaya dhamaan  ardayda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan dalka ugandha. MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)  ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)  ABDI…

                        Read More

                          Waxa dadka reer Somaliland ee ku dhaqan UK la ogaysiinaya xaflad lagu dhaweynayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID

                          Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID – Mudane: Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Eng: Faysal Cali Waraabe iyo wafti kale oo balaadhan oo ay ka mid yihiin Faadumo Saciid lagu qaban doono West London. Waxa xafladan…

                          Read More