Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.
Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada…
