Somalia:Organic Peace is needed

    LEWIS CENTER, Ohio — This month, the Somali clan elders are convening in Mogadishu for a United Nations-sponsored peace and reconciliation effort to craft a “road map.” Their daunting task: selecting delegates that will try to ratify a new constitution, elect parliament, and form a new government, at the end of the “transition” in mid-August….

    Read More

      Masuuliyiinta Madaxtooyada oo Tacsi u diray Maareeyaha dekedda Berbera

      1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL                                  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,                          Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,           Mudane Cabdi Xasan Madar 4.    Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL   Mudane Cali Axmed Cali 5.    Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada    JSL    Mudane Cabdiraxmaan maxamed Ibraahim (Saqadhi) 6.    Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL   …

      Read More

        Jaaliyadda Jsl/Toronto Oo Taakulo Ugu Deeqay Jidka Isku Xidha Hargeisa iyo Burco.

        Toronto July 30-2012(SDN)Kulamo is-daba joog ah oo lagu qabtay Magaalada Toronto ee dalka Kanada ( Canada ) ayaa waxa deeq lacageed loogu uruurinaayay jidka isku xidha doona Burco- Hargeisa( Transsomaliland highway ). Jidkaas oo ah mashruuc qaran, waxa lagu dhisayaa iska-wax-u-qabso. Waxana hormood ka ah Guddigga Horumarinta Gobolka Togdheer.Mashruucyada hore ee ay Guddiga Hor-u-marinta Togdheer…

        Read More

        Xiddigii reer Ukraine Shevchanko oo Ka Fadhiistey Ciyaaraha Una Ruqaansadey Xagga Siyaasadda.

        Kiev-Ukraine-July-29-2012-qurbejoog.com-Ahyaartry qubanaheena cayaaraha waxaynu maanta lafagureynaa xiddigii reer Ukraine Shevchenko oo kafadhiistey kubadda cagta una ruqaansadey xagga siyaasadda. Haddaba Andriy Shevchenko ayaa maanta ka dhawaajiyey inuu ka fadhiisandoono cayaaraha kuna biiri doono xisbiga Ukraine Forward una janjeedha xagga ganacsiga aya hogaamiso Nataaliya Korolebiska,waxaanu sheege inuu diiradda saari doono arimaha bulshada iyo Isboortiga. Shevchango oo taageerayaashiisu…

        Read More

          UMMADA MAXAMED S.A.W,CIMRIGOODA UGU BADANI AY NOOLAADAAN WAXAA LAGU QIYAASAY 23000KUN OO MAALMOOD KUWA XISAABTAMA EE CAQLIGA U SAAXIIBKA AHINA WAY OGYIHIIN

          MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH DHAMAANTEED DHamaantiin waad salaaman tihiin waxaanaan idin leeyahay ramadaan wanaagsan ilaahayna ha inaga aqbalo soonkeena  caafimaadna ha inoogu dhameeyo aaamin Waxaa lag yaabaa inay dadka qaarkood yidhaahdaan xaguu ninkani ka keenay xisaabtan Waa sidan 365×63=22995maalmood63waa cimriga ummada maxamed s.a.w.oon ku dhuftay uun ayaamaha sanadka waxaa ii soo baxay maalmahaa Haddaba…

          Read More

            Daldhis:Talaabo ku dayasho mudan – U Hiili dhulkaaga Hooyo

            Iyadoo Mudooyinkan danbe laga dareemayo gebi ahaanba Soomaaliya inay kasocoto dar- dar iyo dhaqdhaqaaq balaaran oo ay shacabka Soomaaliyeed meelwalba ha joogaane  tiigsanayaan inay wadankooda dib u dhistaan waxaan kaloo meesha kamaqnayn qurba joogta tirade badan oo wadankii dib ugu laabanaysa kuwaasoo wadankii geeyay dhaqaale iyo xirfadba. Dhanka kale Dowlad goboleedka Puntland & shacabkeeda ayaad…

            Read More

            Mucjisada Aduunka u Dheereysa Maxaa u Qarsoon?

            London-July-27-2012-qurbejoog.com-Asxaabtaay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku miliqsaneynaa mucjisada aduunka ugu dheereeya 100 iyo 200 ee meter Suain Bolt oo bilihii aynu soo dhaafney la daalaa dhacayey xanuun ka hayey dhabarka iyo lugta oo yidhi diyaar baan ahay. Hadaba warbaahinta aduunka iyo umadda ciyaaraha idhaindheeya iyo dacan dadweynaha ciyaaraha jacel ayaa waayadan oo dhanba isla dhexmarayey inuu…

            Read More

              Hanbalyo Dhalasho:

              Annaga oo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, kuna sugan dalka gudihiisa iyo dibediisaba, waxaanu halkan Hambalyo iyo Tahniyad kal iyo laab ah uga diraynaa Mudane: Carafaat Cali Cilmi (Baarjeex)                                                 Iyo                         Marwo:  Mushtaaq Maxamed Maxamuud (Beyle) Oo wiil ugu dhashay dalka Imaaraadka Carabta 24. July.12. Hambalyada waxa diraya 1.    Hooyo Maryan Cali Maxamuud…

              Read More

              Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

              Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey…

              Read More

                Saaka: Lix Masuul oo soo shaqo tagay saacadii sharcigu Jideeyay iyo liiska wasaaradihii haawanayay

                Hargeysa 23, July 2012 (SDN) Wasaaradaha iyo Ha’yadaha dawliga ah ayaa bishan barakaysan ee Ramadaan bilaabay inay lumiyaan saacadaha hore ee shaqada dawladda, waxaana saaka kormeer aanu ku soo maray dhammaan xarumaha Ha’yadaha dawliga ahi intooda badani ay ahaayeen qaar albaabadu u xidhnaayeen, qaarna waxa joogay shaqaale yar, hase yeeshee waxa xafiisyadooda ku sugnaa lix…

                Read More

                  Iska noqo Xildhibaan Deegaan!!! W/Q: Khadar Jaamac Dirir

                  Marka hore dhammaantiin akhristayaal waan idin salaamay, salaan ka dib haddii aan u soo noqdo maqaalkan waxan ku eegaya xaalada imika ku aadan rabitaanka musharaxnimadda gobolaha deegaan oo si baalaadhan ugu socda dalka iyo goboladda. Marka haddii aynu doonayno musharax wax ka bedela dalka oo u adeegaya bulshadda waa in aynu ku doorana kartidiisa iyo…

                  Read More

                    Wariye Mohamed Dhaaley oo Shahaaddo Caalami ah la gudoonsiiyay

                    Mogadishu (SDN)- Wariye Mohamed Abdullahi Dhaaley oo ka tirsan Bahweynt somalidiasporanews, sidoo kalena ah Wariye Sports-ka wax ka qora oo Warbaahin Caalami ah la shaqeeya ayaa la gudoonsiiyay Shahaaddo Caalami ah oo lagu sharfayo dhaqdhaqaaqyada uu Wariyuhu uga qayb-qaato tabinta Wararka Sports-ka Soomaaliya. Xaflad ka dhacday xarunta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa dhawaan Wariye Mohamed Dhaaley…

                    Read More