XOG: Xassan Sheekh Iyo Jawaari Oo Khilaaf Soo Kala Dhex-galay + Baarlamaanka Oo la Kala Dirayo (Warbixin)

    Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Khilaaf xoogan ayaa ka dhex taagan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari, khilaafkaasi oo ku aadan mooshinka xildhibaanada ay gudbiyeen oo uu qabtay gudoomiye Jawaari. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa xiligan ka fakaraya waddada kale ee uu ku joojin karo mooshinka laga gudbiyay, maadaama sabtidii xildhibaanada ay…

    Read More

      Nicholas Kay oo Kasoo Horjeestay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Xassan Sheekh.

      Muqdisho,25Aug,2015(QJ/SDN)-Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Nicholas Kay waxa uu ku sheegay in Soomaaliya aysan awoodin in waqti kale ay ku lumiso xiisado siyaasadeed oo hor leh.  Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doonayaan inay xilka uga xayuubiyaan madaxweyne Xasan Sheekh….

      Read More

        Ujeedadda Safar La Filayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Maalinta Berri ah Ku Tago Gobolka Awdal

        Hargeysa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta berry ah safar  kooban ugu baxaan Gobolka Awdal, waxana Magaalada Borama laga dareemayaa Socdaalka Madaxweynaha. Inta badan saraakiisha ammaanka dalka ayaa ilaa iyo shalay kusii qulqulayey magaalada Borama, waxana xubnaha halkaas gaadhay ugu culus taliska sare ee ciidamada RRU-da iyo waliba…

        Read More

          DAAWO:Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda

          Ottawa Aug 25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan…

          Read More

            Mac-had Caalami Ah Oo Soo Jeediyey In Aqoonsiga Somaliland Dan U Yahay Siyaasadda Caalamka.

            Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Machad caalami ah oo arrimaha siyaasadda dunida ka faallooda, ayaa Xukuumadda Maraykanka, ugu baaqay inay taagan tahay wakhtigii ay si rasmi ah u aqoonsan lahayd madax-bannaanida Somaliland, taasoo lagu hambalyeyn doono tallaabada Siyaasadda dhiirran ee ay ku taageerayso dalkan Muslimka ah ee dimuquraaddiga casriga ah. mchadSidaa waxa lagu sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Siyaasadaha…

            Read More

              Qabri lagu Aasay 42-qof oo laga Helay Dulleedka Hargeysa Aas Qarana loo Sameeyay (DAAWO SAWIRRADA)

              Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Illaa Afartameeyo Qof oo la-fahooda laga helay khabri keliya oo horay loogu duugay ayaa laga helay duleedka waqooyi ee Magaaladda Hargeysa. Lafahan la helay ayaa ahaa 42 qof oo meel kaliya lagu aasay, kuwaasoo maanta Aas Qaran loogu sameeyay lafa-hooda Duleedka Magaalada Hargeysa. Lafaha marxuumiintan ayaa laga soo saaray Xabaal wadareed ku taala agagaarka Kaamka…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Wasaarada Qorshaynta Qaranka

                Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta magacaabay  wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada qorshaynta qaranka.   Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada somaliland  aya alagu magacaabay wasiir ku xigeenka cusub  ee wasaarada qorshaynta, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu   digreeto madaxweyne oo summadeedu…

                Read More

                  Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid oo loogu sameyey casho sharaf toos ula soco sawirada

                  London 24Agust15(SDN)Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo Xaflad Casho sharaf  ku maamusay Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga ucid Cabdirashid Xasan Mataan xafldan oo  toosa uga socota Huteelka Safari ee galbeedka London  .Xafladan oo ay soo abaabuleen Garabka haweenka UCID  laantiisa UK  ayaa waxa ka qoo qayb galay dhamaan lamaha Xisbiga Ucid oo hormeed ka yihiin Gudoomiyaha…

                  Read More

                    Suldaanka Guud Oo Kala Diray Guddi-Ku-Meel-Gaadh Ahayd Oo Lagu Cumaamaday Deegaanka Halleeya,Kana Difaacay Maayarka Eedo Loo Jeediyay

                    Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland oo goor danbe oo xalay ah u waramay Warbaahinta,ayaa meesha ka saaray Guddi-Ku-Meel gaadh ahayd oo loo magaacaabay Horumarinta Beelaha Ciiddagle iyo qaban-qaabinta Shir-weyne ay Beeshu iskugu imanayo,taas oo lagu Cumaamadaty Deegaanka Haleeya ee Duleedka Magaaladda Hargaysa.waxa kale oo uu Suldaanka raali-galin siiyay Maayarka Hargaysa oo ay Guddidaasi ku eedeeyeen…

                    Read More

                      War Deg Deg ah: Labada Guddoomiye-ku-xigeen Ee Golaha Wakiillada Oo Ajandaha Golahaas Ka Saaray Qoddobkii Reer Awdal Ka Xanaaqeen

                      Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Labada Guddoomiye-ku-xigeen ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf, ayaa maanta ku dhawaaqay inay gebi ahaanba Ajandaha Golahaas ka saareen Qoddob muran badan dhaliyey oo ay hore uga biyo diideen mudanayaasha Golahaas kaga jira Gobollada Galbeedka Somaliland. Shir jaraa’id oo Labadan Guddoomiye iyo xubnaha Golaha Galbeedka dalka kaga jiraa maanta ku qabteen…

                      Read More

                        “Waxaan cod dheer ugu sheegay in ay dhiirradaan oo ay nala dhammaystiraan himilada Qaranka Somaliland oo ah mid aan indhaha laga qarsan Karin…”Wasiir Xirsi

                        Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia, ayaa tilmaamay inuu xubno kamid ah Hoggaamiyayaasha Reer Afrika u bandhigay sida ay xaqiiqada Taalla Somaliland indhaha uga qarsadeen. Wasiir Xirsi oo gelinkii dambe ee Maalintii shalay ka soo laabtay Safar ay isaga iyo Wasiirka arrimaha dibedda…

                        Read More

                          Maansada ‘’DALANBAABI’’ Hal-abuur Xamse Maxamed Nuur

                          Ummadyahay dikhaysani Waxad tihiin dad meelkale Durmaan looga tumayoo Hadalkaba duxdiisiyo Dufankiis ma dhugataan   Ummadyahay dullaysani Dabarkiyo mareegtaaad Isku soo dabaysaan Weligiin ma daysaan Did u dhaca na haystiyo Guul darrada ma eegtaan Daranyada na haysiyo Dalanbaabi socoshada Daymo kuma astaysaan Doqoniimo awgeed Weydinkaa is dooxee Is dalooshay beerkee Sambabkuna dillaacii Dibaddiina wadhaneen Wax…

                          Read More

                            “Cali Khaliif-ka halkaas jooga mid ka daran oo halkan jooga oo ninkii wax qabanayay eryada looma baahna. Siyaasiyiinna maaha ee waa saaqidiin….”Xildh. Indho-indho.

                            Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa noqday siyaasigii ugu dambeeyey ee kusoo biira Loollanka siyaasadeed ee dhexyaalla Siyaasiiyiinta kasoo jeeda Bariga Somaliland, waxana uu si cad ula saftay Garabka uu hoggaamiyo Wasiirka Caafimaadka Mudane Xaglo-toosiye. Mudane Indho-indho oo maanta saxaafadda  la Hadlayey, ayaa si adag u eedeeyey Siyaasi cali Khaliif Galaydh, waxana uu taageero u…

                            Read More

                              Safiirka Arrimaha Xajka Ee Somaliland Mudane Axmed Safiina ayaa ka qabgalaya shir caalamiya oo ka dhaci doona London

                              LondonAug 22,2015(SDN/QJ) Safiirka somaliland ee arimaha xajka Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shir caalamiya oo ka dhacaya wadankan Uk casimadiisa london  Amb Ahmed ayaa Waxa uu Ku soo Adan yahay 24 /08/2015 isniitata 4:pm galabtii waxana gudiga soo dhawaynta ay ugu baqayaa shacabka  Somailand  inay ka soo qaybgalaan soo dhawaynta . Amb Ahmed…

                              Read More

                                “Adduunka xisbul xaakimku murashaxnimada iskuma qabsado oo marka hore ayaaba la isla ogyahay murashaxa….”Danjire Cawil

                                Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Danjire Xuseen Cali Ducaale(cawil) oo ahaa wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa ka Hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare kasoo saartay Murankii siyaasadeed ee dalka ka aloosnaa iyo musharraxnimada Xisbiga Kulmiye oo guuxeedu dalka ka baxayo. Danjire Cawil, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu ku…

                                Read More