“Waxan maqlaa wadaaddadu ma codeeyaan doorashooyinka, xisbi-na ma galaan, Markaa haddaad ka qaybqaadan weydaan hoggaaminta dalka aayadihiina aad akhriyeysaan Hadhaw haddii shaydaan idiin taliyo maxaad u calcaacalaysaan?”Muj. Muuse Biixi.

    Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa si weyn culimada Dalka ugu canaantay tafaraaruq iyo kala qaybsanaanta dhexdooda ka jirta, waxana uu usoo jeediyey inay midnimo muujiyaan maadaama oo ay dadka diinta u hayaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay munaasibad uu qabsaday Machadka Ibnu Baas ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku…

    Read More

      “Dhulku Waa Aafo Qaran, Sanadkan Oo Kali Ahna 67-Askari Baa Wax Dhintay iyo Wax Dhaawacmay Iskugu jira Oo Dhul Uun Ku Dhibaatooday…”Taliye Fadal

      Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka Bixiyey khasaare nafeed oo ka dhashay iska hor imaadyo maalintii shalay ciidamada Booliska iyo tiro Booliska ka tirsan ku dhex maray dhul ku yaalla Xaafadda Masalaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Taliye Fadal oo shalay fiidkii shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa, ayaa sheegay in laba askari ku dhaawacmeen rasaas…

      Read More

        WARQAD FURAN: HAGRASHADA DAWLADDA HOOSE EE ADEEGYADIII BULSHADA DEGMOOYINKA MAXAMUUD HAYBE IYO MAXAMED MOOGE

        Ku: Duqa Caasimadda Hargeisa  Og: Xoghayaha Degmada Og: Wasiirka Arrimaha Gudaha HORDHAC Somaliland waxa ay hirgelisay maamul daadejin ay qayb muhiim ka ahayd in dadweynuhu soo doortaan goleyaal deegaan oo u adeegga ummadda. Halkii dawladda dhexe ay jaangoyn lahayd baahida jirta iyo sida wax looga qabanyo, ayaa la filayay in golayaasha deegaanku noqdaan kuwo aad…

        Read More

          GUDAHA KA AKHRI: Wasiir Cabdi-Wadaad Oo Si Adag U Beeniyey War Ka Dhan Ah Cirdigiisa Iyo Mawqifkiisa Siyaasadeed Oo Lagu Xidhiidhiyey Xilka Madaxweynuhu U Magacaabay Toddobaadkan

          Hargeysa Aug 28,2015(SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda qorsheynta qaranka iyo isu duwida hay’adaha Caalamiga ah Muj. Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil Oo Cabdiwadad loo yaqaanno  ayaa jawaab ka bixiyey warar ka dhan ah mawqifkiisa oo lagu xidhiidhiyey mid lid ku ah mabaadii’da qarannimada Somaliland.   Wasiir ku xigeenka qorsheynta oo toddobaadkan uu madaxweyne Siilaanyo xilka…

          Read More

            ,“Maalintii Puntland la dhisay, Hawiye waa baqanayey, Isaaq Waa Baqanayey, Maantase Hoodh la iska saari maayo,

            Garowe:Aug,27,2015(SDN/QJ)-la-taliyihii hore ee madaxweyne siilaanyo  ee dhinaca Doorashooyinka Md Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay xaaladda maamulka uu isu dhiibay ee Puntland, waxana uu si weyn uga dayriyey Heerka uu maanta maamulkaasi marayo. Mudane Xaabsade oo ka Hadlayey shir lagu qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay inay daciiftay awooddii maamulka Puntland, isla-markaana ay…

            Read More

              “ Shaqaalaha Madaarka Hargaysa 110 (Boqol Iyo Toban) Qof Waa Reerka Habar-Jeclo La Yidhaahdo.Shan Meeloodbaa Madaarka Looga Taliyaa,Afar Bay Ka Madax-Yihiin”. Xil.Dheeg

              Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Xil. Maxamed Maxamuud Dheeg oo ka tirsan Xildhibaanadda Gollaha Guurtida JSL,ayaa markii ugu horaysay si furan uga hadlay sababihii uu uga baxay Xisbiga KULMIYE oo uu hore ugu abtirsan jiray.Waxa uu Xildhibaanku sheegay in Masuuliyiinta ka arimiya Qasriga Dalka laga Maamulaa ay dheggaha ka furaysteen talooyin iyo wax-u-sheegyo badan oo u jeediyay.Waxa uu sheegay inuu…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Qalin jabinta Ardayda Jaamacadda Camuud (Daawo Sawirrada)

                Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore waxa uu safar ugu baxay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama oo uu kaga qaybgalay Qalinjebinta Dufcadii 14aad ee ka baxda Jaamacada Camuud University oo noqonaysana dufcadii 5aad ee uu madaxweynuhu si xidhiidha uga qaybgalo farxada Ardaydaasi itii uu xilka hayey. Madaxweynuhu…

                Read More

                  “Aniga Iyo Cigaal Waanu Tanaasulnay ee Maanta Yaa Tanaasulaya ,Wax Saaxil Dib Loogu Noqdaana Meesha Mayaalaan” … Axmed Yuusuf Yaasiin.

                  Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Xeerka saami qaybsiga ee hadda la hakiyay ee muranka ka dhex abuuray Golaha Wakiilada, kaas oo keenay in Xildhibaanada ka tirsan Wakiilada ee ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal ay ka baxaan Golaha, waxaanu sheegay in caqabada saami qaybsigu muddo dheer soo…

                  Read More

                    “ Waxa Dhacday In Nin Askariya Oo Beeshan Habarjeclo Ka Tirsan Ay 20 Nin Oo Beeshaas Habar-Awal Ahi Wada Dileen.Habarjeclo Way Yaaban Tahay, Wayna Tashan Doontaa”. Boqor Buur-Madaw

                    Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw,ayaa si adag uga hadlay aayaha Xulafadda Siyaasadeed ee ka dhexaysay Beelaha Habar-jeclo iyo Habar-awal.waxa uu sheegay in Beeshaa Habar-jeclo ay tashan doonto Is-bahaysigaas kala dhexeeyay Beesha Galbeedka Hargaysa,waxaana uu intaas raaciyay Beeshiisu ay dhib iyo kadeed ku qabto Xulafaysiga ay la wadaagtay Beesha Habar-awal,isla markaas waxa uu ku Edeeyay in Beesha…

                    Read More

                      Akhri Magaca Sarkaal Sirdoonka Somaliland Katirsanaa Oo Naftiisa Khaarajiyey

                      Hargeysa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay Fiidkii hore Sabab aan la garanaynin Xarunta Ciidamada Sirdoonka Somaliland isku khaarajiyey Sarkaal  Katirsanaa Ciidamada Sirdoonka, kaas oo rasaas Oodda Iskaga Qaaday. Sarkaalkan Naftiisa toogtay, ayaa Magaciisa lagu sheegay    Maxamed Axmed Raaqib, waxana uu ahaa  Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 30-32 jir, isla-markaana muddo sanado ah kusoo jirey shaqada sirdoonka ah…

                      Read More

                        Akhri Tirada Dhallinyaro Magalooyinka Burco Iyo Hargeysa Kasoo Kala Jeeda Oo Saxaraha Libya Harraad Ugu Dhimatay Iyo Wiil Caan Ahaa Oo Kamid ah

                        Khartum:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Warar ka nixiyey shacabka Reer Somaliland, ayaa kasoo baxaya Dhinaca Saxaraha Dalka Libya, kadib markii gaadhi ay saarnaayeen Ugu yaraan 25 Qof oo dhammaantood  kasoo jeeda Magaalooyinka Hargeysa Burco uu Saxarahaas kula jabay kadibna ay Harraad iyo Gaajo Halkaas ugu geeriyoodeen. Dadkan dhallinyarada ah  ayaa markii Baabuurbkii ay Saarnaayeen Jabay isku dayey inay Lugeeyaan, balse…

                        Read More

                          Garisa:Rag Walxaha Qarxa Diyaarinayey Iyo Hubkii Ay Siteen Oo Gacanta Lagu Dhigay

                          Garisa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Garisa ee Waqooyi Bari Kenya, ayaa Maalintii Shalay lagu soo bandhigay Hub iyo Waxyaabo Kale oo Qarxa, waxana ay La sheegay in  Gacanta Lagu Hayo Raggii Hubkaas lagu soo qabtay, balse aan Warbaahinta Wali La Horkeenin. Madaxa Ammaanka Ee Gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Saalax oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garissa,…

                          Read More

                            Jabuuti oo Beenisay Eeddii uu Taliyaha AMISOM ee Gobolka Hiiraan u jeediyay Ciidanka Itoobiya

                            Jabuuti,26Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Jabuuti ayaa beenisay Hadal uu Dhawaan Warbaahinta Siiyay Taliyaha AMISOM ee Gobollada Dhexe ee Somalia, Col. C/raxmaan Cabdi Dhimbil oo ahaa in Ciidamada Itoobiya ee ka Howlgala Gobolka Hiiraan Qaarkood aysan ka mid ahayd Howlgalka AMISOM, Balse ay dano gaar ah ka leeyihiin Soomaaliya. Taliye Dhimbil oo Toddobaadkii hore kula hadlayay Warbaahinta Magaalada Baladweyne…

                            Read More

                              Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland Ee 1960-kii

                              Waxaa Soo Ururiyay Suxufi Qoraa Cali Cabdi Coomay Degmo-doorasho Magacyada Musharaxiinta Tirada Codadka   Dubuluq Cabdillaahi Xuseen. Rashiid Suldaan Cabdillaahi 2732 1102 Baanka Maxamed Biixi Shuuriye. Cabdillaahi Sh. Muuse 2488 0404 Sheekh Madar Yuusuf Ismaaciil Samater. C/lahi Gaax-nuug X. Cabdilahi 4108 1495 Gabilay Sheekh Barkhad Cawaale. Axmed Yuusuf Ducaale 4877 1564 Faraweyne Cali Muxumed X….

                              Read More

                                Mareeyaha Haamaha Shidaalka Oo Waxba Kama Jiraan Ku Sheegay In La wareejiyay Haamihii,Siyaasiyiintana Faray In Ay Hubsadaan.

                                Berbera,25Aug,2015(QJ/SDN)-Mareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Sheikh Saleebaan Siciid ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya in lawareejiyay haamihii Shidaalka Berbera kuwaas oo ku Sheegay Qaar aanay waxba ka jirin. Sheekh Saleebaan waxa uu cadeeyay inaan lala Soo xidhiidhin loona sheegin waxa cadayn ahna aanu hayn oo lagu farayo in Shirkado gaar ah lagu wareejiyay…

                                Read More

                                  “Xukuumadda Kulmiye Waxay Ku Tallo Jirtaa Inay Ku Wareeejiso Haamaha Shidaalka 3 Shirkaddood Oo Ay Leeyihiin Dadka Madaxtooyadda Ka Taliyaa”. Jamaal Cali Xuseen

                                  Hargeysa,25Aug,2015(QJ/SDN)-Musharaxa Kagadda Madax-tinimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, MD. Jamaal Cali Xuseen,ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inay Xukuumaddu Iibinayso Haamaha Shidaalka ee Magaaladda Berbera.Waxa uu sheegay in qorshuhu yahay in laga iibiyo Lix Shirkadood oo qaar ka mid ah ay Wataan Saraakiisha Madaxtooyaddu. MD. Jamaal oo qoraal kooban ku baahiyay Bartiisa Xidhiidhka Bulshadda ee…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Oo La Kulamay Bahda Cadaalda Iyo Garsoorka Dalka

                                    Hargeysa,25Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay   garsoorka maxkamadda sare  iyo gudidda cadaalada  Somaliland oo ay hogaaminayeen Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Xuseen Axmed Caydiid, iyo Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan  kulankan oo ujeeddadiisu ay ahayd sidii loo…

                                    Read More