“Kordhisku Waxa Uu dan u yahay nimankaas mushaharka iyo mashaariicda jaqaya ee kulligood doonnida wada saaran” Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa:Aug,20,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada madaxweynenimo ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey aragtidiisa la xidhiidha Mudd-kordhinta, xukuumadda loo sameeyey, waxana uu su’aal ka keenay in muddadaas la qabtay doorasho lagu qaban karayo. War qoraal ah oo uu Jamaal soo dhigay Bartiisa Facebook-gga, ayuu ku tilmaamay mudd-kordhintaas mid…

    Read More

      BEESHA CAALAMKA: Waa in si dhaqso ah lagu xalliyo Mooshinka laga Keenay Madaxweynaha

      Muqdisho,19Aug,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Hawl-galka Ururka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), Urur-goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Maraykanka iyo Britain ayaa waxay ku muujiyeen inay ka Walaacsan yihiin Mooshinka lagu doonayo in xilka looga qaado Madaxweyne, Xasan Sh. Maxamuud, iyagoo Mooshinka ku tilmaamay inuu Carqaladeynayo Horumarka Somalia ay ku gaadhayso yoolalkeeda Nabadda…

      Read More

        A Black Man Like Me(Part Three)

        Dear reader, in part one and part two, I have illustrated and defined the archeological data and references of the phobia, intolerance, irrational hatred, and misconception of the Somalis towards the Gabooye community. In this last chapter three, I have nothing new to say, with the exception of requesting from all of you, to think…

        Read More

          Maxaa hortaagan magacaabida Guddiga Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh. Dhexe? Akhri

          Baladweyne,19Aug,2015(QJ/SDN)-Afar maalmood ayay sii dhaaftay xilligii lagu ballan-sanaa in lagu Dhawaaqo Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo sidda ku cad jad-walka geedi Socodka Dhismaha Maamulka labada gobol Qorshuhu ahaa in la magacaabo 15-ka bishan oo ku Beegnayd Sabtigii hore.   Dib u dhaca ku yimid Magacaabida guddiga farsamada ayaa la…

          Read More

            Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ku wareejisay 302KG Oo dhagaxaan macdanta ah Oo Lagu Qabtay Madaarka Cigaal

            Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa maanta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ku wareejisay 302KG oo dhagaxaan macdan ah, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen qaybaha amaanka ee madaarka Caalamiga ah e Cigaal. Dhagxaantan macdanta ah ayaa waxa maanta la wadeegay Agaasimaha Waaxda Macdanta ee Wasaaradda Macdanta Somaliland Eng. Ibaahim Shire Maxamed, waxana ku wareejiyey maamulaha…

            Read More

              Qabka Xirsi, Qaansada Samaale, Qorshaha Biixi, Qamuunyada Muuse, Qaybta Xaashi Iyo Qabyadda Shirka

              Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Weli waxa socda loollan aan dhamaad lahayn iyo hirdan siyaasadeed oo isku mashquuliyay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa, kaasoo la saadaalinayo in dhamaadkiisu beegsan doono dabayaaqada 2016, waqtigaas oo ku beegan dhawr bilood ka hor xilliga dhamaadka mudda kordhinta loo sameeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka oo ku eg April.2017. Siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska Ogaal ka…

              Read More

                Magacyada Gollaha Dhexe ee xisbiga haya Talada Dalka Jabuuti RPP oo la shaaciyay iyo Marwada Madaxweynaha oo markii u horeysay ka soo dhex muuqatay

                Jabuuti Aug 19,2015(SDN/QJ)-Xisbiga haya talada dalka Jabuuti ee RPP ayaa dhawaan shaaciyay magacyada boqolaal xubnood oo ka mid ah Gollaha dhexe ee xisbigaas. Waxaana markii u horeysay xubnaha Gollaha dhexe ee xisbiga ka soo dhex muuqatay marwada madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Marwada Madaxweynaha Jabuuti Khadra Maxamuud Xeyd ayaa magaceedu ku xusan yahay xaga sare ee liiska….

                Read More

                  Go’aanka maxkamada sare ee dastuuriga ihi wuxuu badka soo dhigay aqoon darida sharciyeed ee siyaasiyiinteena mucaaridka ah

                  Maansha allah marka hore go’aanka maxkamada sare waxaan leeyahay hanbalyo gudoomiye waad asiibtay xaqa iyo sharciga aad u hiilisay,ummadu ku geli mayso qof raba inuu u taliyo sharcigana doonaya in uu ku tunto,waxaan leeyahay waxaad u hiilisay qaranimada iyo dastuurka somaliland,waxaad dhigtay halkii ay ahayd,waxaanad siisay cidii awooda u lahayd ee lagaga murmayey,mahadsanid gudoomiye waxaad…

                  Read More

                    Maayarka Borama Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha ka Dhashay Weerarkii Habeen Hore Lagu Qaaday Meherad Ku Taalla Gudaha Borama

                    Borama:Aug,19,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Borama  Md Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay Weerar habeen hore koox dablay ahi ku qaadeen Meherad ganacsi oo ku taalla Badhtamaha Magaalada Borama, waxana uu tilmaamay inay xaaladda dadkii ku waxyeelloobay gacanta ku hayaan. Maayar Baydhane oo maalintii shalay Saxaafadda ugu warramayey xafiiskiisa, ayaa tilmaamay in…

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Diyaarad Saanad Hub Ah Siday, Oo Ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buuhoodle.

                      Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay diyaarad la sheegay in ay ka degtay deegaanka buuhoodle diyaaradaas oo siday Hub iyo saanad millatari, Hadaba wasiir Cukuse ayaa digniin iyo hanjabaad is wadata tusha u diray Xukuumadda soomaaliya isagoo wasiirku arrimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi ‘’waxaanu uga…

                      Read More

                        Tobanka Dil ee Adduunka Ugu Caansan – W/Q: Cali Cabdi Coomay

                        Alexander Litvinenko: wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa hayada sirdoonka Ruushka ee KCB, balse si hoose ugu biiray hayada Sirdoonk ingiriiska ee MI6 sannadkii 2006-dii. Sirdoonka dalka Ruushak ee KGB ayaa diyaariyey shirqool lagu khaarajiyanyo Litvinenko oo muddo sannada ah sirtii Ruushka gacant u galiyay sirdoonka ingiriiska MI6. Sirdoonka Ruushka ee KGB waxa u…

                        Read More

                          Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Sheegay In Uu Gobollo Somaliland Ka Tirsan Cilmi Baadhis Kasoo Sameeyay (DAAWO)

                          Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Aqoonyahanka reer Somaliland Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo inta badan aaminsan fikirka isutagga labadii Soomaaliyeed ee midowday 60kii ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TVga Universal kaga hadlay xaaladda dalka soomaaliya guud ahaan gaar ahaan cilmi baadhis uu sheegay in uu kasoo sameeyay deegaanada Soomaaliya isagoo cilmi baadhistaasi ku daray Magaalooyin Somaliland ka mid ah…

                          Read More

                            Ka Bogo:Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Go’aankii Muranka Siyaasadeed Ee Xisbiyada iyo Xukuumada

                            Hargeysa Aug 18,2015(SDN/QJ)-Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka gar naqday murankii siyasadeed ee mudo kordhinta madaxweynaha,ku-xigeenkiisa iyo Gollaha Wakiilada ee ay guurtida Somaliland mudada u kordhisay, maxkamada ayaa goaankeeda oo faahfaahsani sidan u qornaa: Maxkamada Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Markii ay  aragtay   Qodobka 98aad, Faqradda 1aad, Xarafka (b) oo sheegaya in Garsoorku awood…

                            Read More

                              Guddoomiye Baashe Oo Soo Jeediyey In Distoorka La Furo Dalkana Laba Madaxweyne-ku-xigeen Loo Sameeyo

                              Hargeysa:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Xilligan lagu jiro oo ay somaliland ka taagan tahay muran ku saabsan hannaanka Saamiga Mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa Guddoomiye xigeenka koowaad ee Golaha wakiillada  Md Baashe Maxamed Faarax, waxa uu soo jeediyey Tallaabooyin uu sheegay inay xal u noqon karaan Murankaas taagan.  Mudane Baashe  waxa uu sheegay inuu ka xun yahay go’aanka mudaneyaasha  gobolada bari…

                              Read More

                                Xafiiltankii Xaglo-toosiye Iyo Cali Khaliif Oo Buuhoodle Ruxay Iyo Taliye Hoggaamin Jirey Maleeshiyada Khaatumo Oo Iscasilay

                                Buuhoodle:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Xafiiltanka iyo isbaacsiga  u dhexeeya Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye iyo Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa meeshii ugu sarraysay gaadhay, waxana labadan siyaasi haatan iskugu yimaadeen Magaalada Buuhoodle. Wasiir Xaglotoosiye oo magaaladaasi gaadhay Axaddii ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay waxaanu ku sheegay hadal uu bulshada u jeediyay inaanu rabin in…

                                Read More