Waa maxey Suugaani ??
Waxaan maanta qormadaydan tooshka ku qabanayaa suugaanta iyo qeybaha maansada, runtii waa mawduuc aad ugu muhiim ah qofkastoo afka soomaaliga ku hadla kala barashada suugaanta, maansada, iyo noocyadood kala duwan waanna aas-aas ka afka-soomaaliga. Soomaaligu wuxuu kamid yahey luuqadaha adduun ka ugu adag barashadiisa iyo ku hadal kiisaba. Waana luuqad hodan ah dhinac kastaba, muddo…
