Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xoog Al-baabada Ugu Laabtay Dugsiyo Gaar loo Leeyahay Oo Khilaafay Nidaamka Waxbarashada Qaranka, Xilli ay Dugsiyada Dawladdu Wali Fasax ku Maqan yihiin
Hargeysa:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba albaabada iskugu dhufatay qaar kamid ah iskuullada gaarka loo leeyahay oo ku yaalla Magaalooyin dalka ah, kuwaas oo waxbarashada Bilaabay xilli Gebi ahaan Dugsiyada waxbarashada Dalku fasax ku jiraan. Dugsiyadan ayaa lagu eedeeyey inay khilaafeen nidaamka waxbarasho ee dalka, waxana ay Ardayda Waxbarashada u bilaabeen…
