Mashaariic kala duwan oo Madaxweyne Siilaanyo Burco ku dhagax dhigay iyo Kuwo uu furay SAWIRO

    Burco 02.Aug 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalintii 8aad ku sugan burco ayaa mashaariic tiro badan dhagax dhigay kuwo kalena furay. Madaxweynaha oo saaka u dhaqaaqay hirgelinta iyo fulinta mashaariic aad u tiro badan oon hore uga dhicin magaalada burco xadhiga ka jaray kuwo kalena furay, mashaariicdaas…

    Read More

      “Hadii Go’aan distoori ah oo Gole kasoo baxay ay Xisbiyada Mucaaridka ahi saluugaan waxay xaq u leeyihiin inay Maxkamadda Geeyaan oo ka codsadaan inay fasiraad ka bixiso.”Muj. Maxamed Kaahin

      Hargeysa:Aug,02,2015(SDN/QJ)-Gudoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka falceliyey Go’aamadii ay Axsaabta Mucaaridka Somaliland kasoo saareen shirkii ay Magaalada Hargeysa ku qabteen, waxana uu sheegay inaan qoddobadaasi ku habboonayn xaaladda iyo Milgaha waddanka Somaliland. Mujaahid Maxamed Kaahin oo u warramayey Telefishanka ay Dawladdu maamusho ee Qaranka, ayaa si cad u sheegay inuu…

      Read More

        Wiilka Uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u Yahay Oo Gucle Ugu Jira Hoggaaminta Xisbul-xaakimka Kulmiye

        Hargeysa:Aug,2,2015(SDN/QJ)-Guuxa iyo xam-xamta aqalka madaxtooyada laga maqlayo ee arrimaha xisbiga Kulmiye ku saabsan, ayaa sheegaya in Qoyska madaxtooyadu qorshaynayaan inay Wiilka ay u dhacday gabadha uu madaxweynuhu dhalay ee Baashe Cawil(baashe-morgan) loo abaabulayo in hoggaanka Xisbiga loo gacan geliyo. Xogaha la hayo, ayaa sheegaya in Baashe Moorgan oo xilligan ka mid ah shakhsiyaadka ugu awoodda…

        Read More

          “Aqoonta U Adeegta Nolosha” Xog Waran Aqoon yahan Maxamed Cali Bille DAAWO

          Hargaysa 02.Aug 2015 (SDN/QJ)- Aqoon yahan Maxamed Cali Bile oo ka mid ah Aqoon yahanka Somaliland ee Baraha Bulshadu ku Kulanto Talooyin Wax ku ool ah uga soo Gudbiya dhallinta Somaliland ayaa Waraysi uu siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland Waxa uu kaga hadlay Taariikh Nololeedkiisa,Waayo aragnimada iyo Khibradiisa Shaqo isagoo haatan ka Mid ah Shaqaalaha Guur…

          Read More

            “Punt land waxaan u sheegayaa inaanay Somaliland ogolaan doonin inaad qas ka samaysaan Gudaha Somaliland” Wasiir Xaglotoosiye DAAWO

            Burco 01.Aug 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa fariin digniin ah u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo faragelin ku soo sameeyay Maanta Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland Waxaanu Wasiirku sheegay inaan Somaliland u dulqaadan doonin talaabo kasta oo xadgudub ku ah dhulkeeda.

            Read More

              Magaalada Buuhoodle oo Shacabka ku nooli diideen Xuska 17 Guurada aasaaska Punt land iyo Rabshad ka dhashay DAAWO

              Garoowe,1-Aug-2015(QJ/SDN)-Rabshado Dhaawac ka dhashay ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle kadib markii ay Xaflad lagu maamuusayay Sannad Guurada 17aad ee aasaaska Punt land lagu qabtay Magaalada Buuhoodle . Hasa yeeshee Qaybaha Bulshada ee Magaalada Buuhoodle ayaa Gebi ahaanba la wareegay Goobtii xafladu ka socotay. Waxaa kale oo dadkaas Cadhaysani dab qabadsiiyeen Calanka Maamul Goboleedka Puntland

              Read More

                Dagaalkii Maayarka Ceerigaabo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Iyo Dareenkii Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                Ceerigaabo 01.Aug 2015 (SDN/QJ)- Fadeexado is biirsaday oo waji-gabax ah ayaa maalin kaliya Khamiistii wada qabsaday badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay, ka dib markii lagaga oriyay meel fagaare ah oo Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisii ay kula hadlayeen boqolaal qof oo ka mid ah shacbiga ku dhaqan magaaladda Ceerigaabo. Dagaalkii Maayarka Iyo Badhasaabka Fadeexadda koowaad…

                Read More

                  Carwadii 8aad Ee Buugaagta Hargeysa Oo Maanta si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee Caasimadda Hargeysa- DAAWO SAWIRRADA.

                  Hargeysa,1-8-2015(QJ/SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu furayey carwadii 8aad ee Buugaagta Hargeysa International Book Fair ayaa maanta si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee caasimadda Hargeysa Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tira badan oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland ahna gudoomiyaha…

                  Read More

                    “Xaalad abaareed oo dalka ka Jirta awgeed ayuu Madaxweynuhu Iclaamiyay Biyo Dhaamis” Wasiir Cukuse DAAWO

                    Burco 01.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey maanta 01.08.2015 in guud ahaan goobaha ay ka jirto biyo la’aantu la gaadhsiyo booyadaha biyaha dhaamiya loona gurmado shacbiga iyo xoolaha ooman.

                    Read More

                      “57-wasiir, wasiiru-dawle iyo wasiir-ku-xigeeenno dalkani uma baahna, Rayaalena waxa uu qaadanayey $36171-Dollar Bishii, Halka madaxweynaha Maraykanku ka qaato…..”

                      Hargeysa:Aug,01,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey xil-gudasho la’aan, waxana uu meesha ka saaray duruudaha lagu sababeeyey muddo-kordhinta xukuumaddu ku fadhido. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo u warramay Star tv, ayaa waxa uu sheegay in baahi weyn loo qabay in xukuumadda sharciga lagu qaado, maadaama ay…

                      Read More

                        Daryeel La’aantii Ugu Xumayd Oo Soo Foodsaartay Cisbitaalka Hargeysa Iyo Bukaanno Korkooda Dirxi Lagu Arkay

                        Hargeysa:Aug,01,2015(SDN/QJ)-Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, ayaa wax aka taagan xaalad daryeel la’aaneed oo Baahsan, waxana soo baxayso Qaylo-dhaan la xidhiidha in Bukaannada Halkaas jiifa qaarkood jidhkooda cayayaanno ku dhasheen markii ay daryeel waayeen. Dadweyne Daryeel la’aanta Cisbitaalka Hargeysa ka cadhaysan ayaa Telefishanka Somaliland Space Channel kula kulmay Gudaha Cisbitaalka, waxana ay ka warrameen Dhacooyin murugo…

                        Read More

                          Shirkii Ururka Suxufiyiinta Bariga Afrika oo la soo Gunaanaday Hoggaana Doortay

                          Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi, Ethiopia and Eritrea oo Nairobi ka socday 30-kii iyo 31-kii Luulyo, 2015-ka ayaa maanta lasoo Gabagabeeyay. Shirka oo ujeedadiisu ahayd sidii oo loosoo Afmeeri lahaa…

                          Read More

                            “Sasabasho way jirtey oo dhawr qof waan ka sasabay, dhawr waxna waan ka maslaxay.Laakiin Mar haddii aad odaygaaga ku kalsoon tahay ixtiraam baa meesha jira.”Drs Edna Aadan

                            Hargeysa:Jully,31,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland ee xilligii xukuumaddii Rayaale Marwo Adan Aadan Ismaaciil, ayaa ka Hadashay doorkii talo-bixineed ee ay ku lahayd xukuumaddii uu ra’isal wasaaraha ka ahaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ay ooridiisa ahayd. Marwo Adna oo marti ku ahayd dhawaan Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee TV-ga Universal ka baxa, ayaa sidoo…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Booqday Bogcada Somaliland kala Badha Iyo Dareemada lagu qaabilay DAAWO

                              Ceerigaabo 30.July 2015 (SDN/QJ)- Weftiga Balaadhan ee uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Kormeer Shaqo ku maraya Gobolada Bari ee dalka ayaa Booqday Bogcada Somaliland kala badha Taas oo ah Degmada War I’ddaad ee Gobolka Sanaag. Weftiga Madaxweynaha oo haatan ku Sugan Ceerigaabo ayaa dadweynaha ku dhaqan iyo Maamulka Heer Gobol iyo Mid…

                              Read More

                                Daawo Waraysi Kulul Oo Xiiso Badan Oo Madaxa Isku Dareen Prof: Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Wariye ‏Cabdixafiid Maxamud Jaamac

                                London,30july,2015(QJ/SDN)-Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idinku soo gudineyaa muuqalka wareysigii inbadan lawadasugaayay ee aanu horay idinku soo gudbinay hordhaciisa ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka qaaday wariye Cabdixafiid Maxamud Jaamac ee ku saabsanan arimo badan oo quseeya sida isbadalka siyaasadeed ee ku yimid.   Hadaba hoos ka daawo wareysigani o dhameystiran.   khaalid Foodhaadhi…

                                Read More

                                  Wariye Gabay Iyo Dhaliilo Culus Kaga Hadlay Awood Kala Jiidasho Ka Dhex Jira Labada Ardaa ee Beesha Madaxweyne Siilaanyo, oo uu Sababteeda u Nisbeeyey Wasiir Xirsi Iyo Maxamuud Xaashi DAAWO

                                  Hargaysa 30.July 2015 (SDN/QJ)- Wariye Cali Mahdi oo ka tirsan wariyeyaasha Hargeysa ka hawl galaya ayaa Gabay Culus Waxa uu ku cabiray awood kala jiidasho ka dhex jira Beesha uu Qudhiisu ka soo Jeedo ee Habarjeclo. Muusoow aduunyada nin ragi waa mintidayaaye waa kaa walaalkaa maxamed miidhay dhaxalkiiye muraadkiisii goortuu hantiyay, kaa maktabadroone hadaad shalay…

                                  Read More

                                    Puntland oo soo bandhigtay xogta heshiis shidaal oo Galmudug iyo dalwada federaalku la galeen shirkada Link Natural Resources

                                    Garoowe July 30,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Dawladda Puntland waxaa ay heshay, haatan gacanteed ku jira, kuna lifaaqan war saxaafadeedka, heshiiska dhexmaray shirkada Link Natural Resources FZC iyo maamulka Galmudug. Heshiiskaas oo Dawaladda Federalka Somalia ay taageero buuxda siisay, wuxuu ka soo horjeeda shuruucda asaasiga ah, Dastuurka ku meel gaarka ee Jamhuriyada Federalka Somaliyeed iyo Dawladnimadda…

                                    Read More