Daawo Wareysgii ugu xiisaha badnaa ee laga qaaday Prof: Ahmed Ismail Samtar

    London July 30,2015(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkan idinku soo gudineyaa muuqalka wareysigii inbadan lawadasugaayay ee aanu horay idinku soo gudbinay hordhaciisa ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ka qaaday wariye Cabdixafiid Maxamud Jmaca ee ku saabsanan arimo badan oo quseeya sida isbadalka siyaasadeed ee ku yimid. Hadabo hoos ka daawo wareysigani o dhameystiran.

    Read More

      Si loo badbaadiyo Dimuqraadiga Curdinka ah ee Somaliland waa in Beesha Caalamku soo faragelisaa Xukun qar-qoosha Xukuumadan waqtigeedii dhamaaday

      1- Waxaa shacabka reer Somaliland wada arkaan hakadka galay wada shaqeyntii Hayadaha Dastuuriga ah ee Somaliland waqtigan xaadirka ah. Waxaa ummadu wada daalacatay in aanay Hayadaha Dastuuriga ah ee Somaliland aaney waqtigan ku dhisneyn wada-shaqeyn, wada tashi, is-ixtiraam, oo aaney kala soocneyn awooda sharci dejinta, fulinta iyo garsoorkii oo aan madaxbanaaneyn kuwaas oo aan hadana…

      Read More

        “Waxa ay Dawladdani dirtay Farriin ah inaynu ka noqonay Goonni isu taaggii. Aniguna waan soo hubiyey ciddii bixisayna taariikhdaa sheegi doonta,……” Faysal Cali-waraabe.

        Hargeysa:Jully,30,2015(SDN/QJ)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali-waraabe, ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa kusoo gunaanaday Shirweyne Axsaabta Mucaaridka u socday oo muddooyinkii ugu dambeeyey lagu lafo gurayey Xaaladda Guud ee Dalka. Eng. Faysal waxa uu  ka dayriyey xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu si toos ah u shaaciyey in Dunida dib ula noqotay dhaqaale tiro…

        Read More

          “Cabdirashiid Xasan Mataan Maraykankuu ka yimiye waxa uu u baahan yahay in Maabka dib loo baro inay laascaanood Gobolada ugu muhiisan kamid tahay…”Wasiir Cukuse.

          Hargeysa:Jully,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa jawaab adag u diray Musharraxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga Ucid Md Cabdirashiid Xasan Mataan, waxana uu ku eedeeyey inuu xasaradeeyey socdaalka Madaxweynaha. Wasiir Cukuse oo  ka hadlayey Safarka Madaxweynaha, gaar ahaan socdaalkii uu Toddobaadkan ku tegay Magaalada laascaanood, ayaa si maldahan u…

          Read More

            Munaasabad ay Ku Qalinjabiyeen 551 Arday Dufcadii 10aad ee Ka Qalinjabisay Kuliyada Maaraynta iyo Adeega Shacabka oo Maanta Ka Dhacday Jigjiga.

            Jigjiga,July-30-2015(QJ/SDN)-Laga soo bilaabo tan iyo intii ay Dalka ka curatay dimoqraadiyada cadaalada,sinaanta iyo wadanoolaanshaha shucuubta iyo qowmiyadaha itoobiya ee ka dhashay halgankii ay dhiigooda u hureen Geesiyadii EPRDF xukunkana kaga tureen kaligii taliskii Mingistu,waxaa sanadba sanadka ka sii danbeeya DDSI oo ka aradnaan jiray dhamaanba adeegyada aasaasiga ah ku soo badanaya ardayda ka kala qalinjabinaysa…

            Read More

              Madaxweynihii Hore ee Punt land oo dib ugu Laabtay Garowe,Iyo Telefishanka Puntland PLTV oo Joojiyey Baahinta soo dhaweyntiisa DAAWO

              Garowe 29.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Farole) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Soo dhaweynta Dr. Farole waxaa ka qayb qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jirey wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ciidan, isimmo iyo kumannaan dadweyne ah. Mudane Cabdiraxmaan wuxuu si kooban dadweynaha…

              Read More

                ‘’Maanta ma garanayno wakhti doorashooyin ka dhacaan Somaliland….” Gudoomiye Cirro

                Hargeysa,29july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaarid ah ee waddani Cabdirraxmaan Cirro oo khudbad ka jeediyay madashii lagaga dhawaaqayay go’aamadii kasoo baxay shirkii maalmahanba u socday mucaaridka Somaliland ayaa sheegay in shirkan maanta go’aamadiisa lagu dhawaaqayo aanu ahayn mid qarankan lagu dibindaabyeenayo ee uu ahaa shir laga soo jeedinaayo talooyin lagaga baxo marxaladda adag  ee uu dalku ku jiro…

                Read More

                  Shaqaalaha Jaamacadda Hargaysa Oo Eedo U Jeediyay Gudoomiyaha Jaamacadda,Meeshana Ka Saaray Inay Shaqadda Joojiyaan

                  Hargeysa,29july,2015(QJ/SDN)-Halkan ka akhriso qoraal kasoo baxay shaqaalaha jaamcadda Hargeysa: Anagoo ah shaqalaha Jaamicada hargeisa waxa bulshada la socodsiinyna in shaqaalaha jaaamicadu diyaar u yihiin iny shaqeeyaan balse group abaabulan oo Dr Cabdi Aw Gaas abaabulay ay warsaxaafadeed aan la isla ogayn soo saareen. Umada waxaanu u sheegaynaa in shaqaalaha Jaamicada laga hor taagan yay shaqo…

                  Read More

                    Fadlan Nagala Soo Qaybgala Xaflada Soo Dhaweeynta: Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Dek Salah

                    Please Join us to welcome H. E. Jubbaland Women Minister: Madam Qamar Dek Salah. Place: DoubleTree-Park Place 1500 Park Place Boulevard, Minneapolis, MN 55416 Date: Saturday August 1st 2015 Time: 4:00 PM to 1:00 AM Fadlan Nagala Soo Qaybgala Xaflada Soo Dhaweeynta: Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Dek Salah….

                    Read More

                      “Reerihii kacaanka dhaliyey kuwii ugu xoogga badnaa oo ku Abtirsanaya Madaxweynaha ayaa Habeen walba Tararaqdaas ka Haya Xamar…”Wasiir Cadami

                      Hargeysa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa Ka Hadlay dhacdooyin xusuus mudan oo ku taxan noloshiisa gaarka ah iyo middiisa siyaasadeedba, waxana uu ku dheeraaday sababaha rasmiga ah ee Siyaasiyiinta Somaliland kasoo jeeda ku kallifa inay Mabaa’dii kala duwan qaataan. Axmed Xaaji Cali Cadami oo waraysi dheer dhawaan siiyey Wariye Khadar Macallin oo…

                      Read More

                        Akhri Magaca Naftii Hurihii Fuuliyey Weerarkii Jazira Oo Xukuumadda Jarmalku Caddaysay Inuu Dhalashada Dalkeeda Haystay

                        Hamburg:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu dhacay qaraxii dhawaan lagu qaaday Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey dhalashada uu haystay qofkii weerarkaas geystay, balse haatan arrimahaasi waa ay caddaadeen, waxana uu qofkaasi noqday muwaadiin soomaaliyeed oo haysta dhalashada dalka Jarmalka. Wakaalladda Wararka iyo Warbaahinadda kale ee dalka Jarmalka ayaa shaaciyey…

                        Read More

                          “Anigu Saylici markii uu meesha imanayey talaan siiyey, waxana aan ku idhi ogow ninka madaxweyne-ku-xigeenka ahi waxa uu meesha ku bartaa..”Axmed Y. Yaasiin

                          Hargeysa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaaasiin, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Saylici oo haatan la sheegayo inay isku dhacsan yihiin. Axmed Yuusuf Yaasiin oo u warramay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in khilaafka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu aanay dibadda usoo…

                          Read More

                            Halkan ka daawo baraamijka Xulashada Todobaadka iyo Tvga Somalicable iyo dood culus oo dhaxmartay Sadaxda Xisbi qaran taas oo gacmaha layskula tagay

                            London29Jul15(SDN/QJ)Baraamijka |xulashada todobaadka iyo wariye Shaafi iyo qurbejoog oo iska kashanaya ayaa waxay dood kulul dhexmartay sadexda Xisbi qaran doodan oo loga hadlayey Dorashooyinka Somaliland iyo shirwaynahii qaran ee ay ku baqeen xisbiyada Mucaaradka Doodan oo uu daadihinayey Wariye Mustafe Shaafi Halkan ka Daawo.

                            Read More

                              Hambalyo Meher Wacan

                              Maamulka, macallimiinta, ardayda, shaqaalaha iyo guud ahaanba hawl-wadeenada Dugsiyada Horyaal Schools, waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah u dirayaan Meherka Maamule Cabdiqaadir Cabdullaahi Caydiid iyo Marwadiisa Najax Cabdurraxmaan Maxamuud. Oo meherkoodu ka dhacay Hotel Royal ee magaalaa Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay 28july,2015. Waxaana aanu leenahay Noqda kuwii aqal-galkooda soo dedejiya ubad khayrkabana kala…

                              Read More

                                Xukuumadda Somaliland oo Casuumad u samaysay Madaxweynihii hore ee Punt land C.raxmaan Faroole iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

                                Hargaysa 28.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo…

                                Read More

                                  “Madaxweynaha JSL Ayaa Dhagax Dhigay Baayihiii Aas-aasiga Ahaa Ee Nolosha Oo Ay kamid yihiin Biyaha, caafimaadka,” Wasiir Xisri

                                  Burco,28july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL, MD. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay Mashaarciid kala duwan oo uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Furay,kana dhagax-dhigay goboladda Barriga Somaliland. Wasiirka,ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay Bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee FACEBOOK-ga,waxa uu ku yidhi sida tan:“Waxaa maanta (Shlay) Madaxweynaha JSL Mud. Axmed Maxamed Silanyo oo aan ku wehelinayno xubno kamida…

                                  Read More

                                    ”Waxaan Is Leeyay Dhawaaqyada Dhac-dhacaaya Iyo Dhibaatooyinkaasi Waa Qas Ay Waddo Xukuumadda Xamar Joogta Maanta” Faroole

                                    Hargeysa,28july,2015(QJ/SDN)-Dhawaan ayay ahayd markii madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole uu soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland, iyadoo la sheegay in faroole uu Hargeysa u yimid tacsi ku aadan dilkii xaaskiisii  uu dilay wiilkiisu oo kasoo jeeday deegaanada Somaliland.  mudane Faroole ayaa markii ugu horraysay saxaafadda la hadlay tan iyo markii uu…

                                    Read More