Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Sheegay in aanay wadahadal la galayn DFS ayna dagaalka sii wadayaan
Muqdisho,28july,2015(QJ/SDN)Hogaamiyaha Al-shabaab, Sh. Axmed Cumar Abuu-Cubeyda oo ay soo xiganaysay Warbaahinta Britain ayaa sheegay inaysan daiyaar u nahay xilligan wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Somalia, balse ay diyaar u yihiin in ay dagaalamaan illaa inta ay ka geeriyoonayaan. Sh. Abuu-Cubeyda ayaa intaas ku daray inay ka go’an tahay inay dagaallamaan oo xitaa ay…
