Madaxweynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Wasiirka Iskaashiga Uk, Maxay Ka Wada Hadleen? Akhri+Sawiro
Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, Grant Shapps oo booqasho laba maalmood ah ku yimid Somalia. Xasan Sheekh ayaa Wasiirka uga Warbixiyay Xaaladda Soomaaliya dhinacyada, amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo dib u dhiska. Isagoo uga mahad-celiyay Boqortooyada UK,…
