Safiirkii Dowlada Djabouti Ee Mareykanka oo Geeriyooday.
Washington,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Magaalada Washiton Ee Caasimada dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo ku geeriyooday Safiirkii Djabouti u qaabilsanaa dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Rooble Colhaye ayaa baryihii ugu danbeeysay waxa uu ku xanuunsanaa Magaalada Washiton Ee Caasimada Dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Marxuum Danjire Rooble ayaa 27-kii sano ee la soo dhaafay ahaa danjiraha…
