‘’Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’ Xassan Sheekh
Muqdisho,20july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews. Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar walba ay Britain la garab-taagan tahay Soomaaliya oo uu sheegay inay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya….
