Maydka Marxuun Fu’aad Aadan-cadde oo Sabtida Beri Hargaysa laga soo Dejin doono iyo Gudida qaban qaabada aaska oo ka hadlay qaabka uu aasku u dhacayo

    Hargaysa 18.July 2015 (SDN/QJ)- Gudidii heer qaran ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u xil saaray Aaska Marxuum Fuaad aadan Cade ayaa Qoraal Kooban oo ay Soo Saareen Waxay ku Cadeeyeen in Maydka Marxuunka Beri oo Sabti ah Saacadu markay tahay 10:30 Barqo-nimo laga soo dejin doono Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa. Gudida Heerka Qaran Waxay ka…

    Read More

      Suldaan Mahamed Suldaan Cabdi Qaadir iyo Soomaliland oo Dhan Waa isku Miisaan In Lacaayana Ma istaahilo ,Shakhsigga Suldaanka Caayaayna Waa Qof Soomaliland Oo Dhan Cayay ‘Waana inuu Raligelin Bixiyaa .

      Soomaliland Awal Hore Waxay Ka Badqabtay in Lacaayo Saladiinta  Cuqaasha Culumo awdiinta ,Lkn Manta  waxay  usoo Dhigten,Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir In Laacayanna Ma Istaahilo. Xaqiiqdii Qofka Waxa ka sheegga Suldaanka Guud Ee Beelaha Soomaliland Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir  waa qof dhamaan Cayaay oo meel kagaga dhacay Shacabka Soomaliland Qaran Joog iyo Qurbo Joog iyo Dawladda…

      Read More

        “Garabka dhalinyarada Ee Heer Qaran Xisbiga Waddani Waxay U Arkaan Is Casilaadii Uu Is Casilay Gudoomiyihii Hore Ee Garabka Dhalinyarada Maxamuud Cabdilaahi Gaagaab in ay Tahay Wax iska Caadiya’’ Xoghaya Dhallinyarada Xisbiga Waddani Cabdifataax Siciid Axmed.

        Hargeysa,17july,2015(QJ/SDN)-Garabka dhalinyaradda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xubno uu ku jiro Gudoomiyahoodii oo dhawaan iska casilay Xisbiga. Waxayna sheegeen in is-casilaadda Gudoomiyahoodii tahay wax iska caadi ah,isla markaana ka mid ah Sunnaha Dimuqraadiyadda. Qoraal kooban oo soo saaray Xogahayaha guud ee garabka dhalinayaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI oo…

        Read More

          Raysal Wasaaraha Somalia Iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Juba Land iyo Punt Land oo Ku Wada Ciiday Garowe iyo Weedhihii Hawada la isu Mariyay DHAGAYSO

          Garowe 17.July 2015 (SDN/QJ)- Saalada Ciidul Fitriga ayaa magaalada Garoowe si weyn looga ciiday waxaana dadweynaha ay ku tukadeen intooda badan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare iyadoo ay jirto in dadweynahu ay ku tukadeen Masaajiyada waa weyn ee Garoowe, Waxaa salaada Ciida kala qayb galay dadweynaha raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake,…

          Read More

            “Ma doonayno in cid gooniya ay shaati gashato” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Baaq culus oo u diray Al-Shabaab DHAGAYSO

            Muqdisho 17.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Waxa…

            Read More

              “Guurtida Waxanu Ugu Baaqaynaa Inay Heshiiskii Saddexda Xisbi iyo Xukuumadda Sharciyeyso….Khilaafka Kulmiye-na”Sheekh Aadan Siiro.

              Hargeysa:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro) oo kamid ah culimada Waaweyn ee Somaliland, ayaa si saraaxad leh uga hadlay xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu si gaar ah farriin ugu diray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye iyo Golaha Guurtida Somaliland. Sheekha oo ka Hadlay Madashii  maanta Salaadda Ciidda lagu tukaday ee Garoonka Xawaadle, ayaa si cad u…

              Read More

                Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Boqolaal dadweynaha Reer Hargeysa ah Garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa kula tukaday salaadii ciida. DAAWO SAWIRADDA.

                Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Saaka Si weyn looga oogay Tukashada Labada Rak-cadood ee Salaada Ciidul Fidri. Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdurraxmaan Cabdullaahi Saylici oo ay Weheliyaan Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Shacab tiro badan oo ku dhaqan Caasimada Hargaysa Waxa uu kula Tukaday Garoonka kubbadda Cagta…

                Read More

                  “Haddii barigii hore reerku Wasiir-xigeen la haan jiray, maanta NO MORE wasiir ku xigeen, wasiir ku xigeen dambe way dhammaatay. Insha Allah NO MORE Wasiir baa xigi doonta..”Samaale

                  Hargeysa:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa  laga helay Muuqaal sir ah oo ku saabsan  kulan uu dhawaan Hutel Maansoor ugu qabtay Qurbejoog beeshiisa kasoo jeeda, isagoo halkaas ugu soo bandhigay hankiisa madaxnimo. Muuqaalkan ayaa nuxurkiisu ahaa inuu Mudane samaale kooxdaas ay isku qoyska yihiin ku dhiirrigeliyey inay ka Hawlgalaan sidii beeshu…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo Boqolaal ka Tirsan Shacabka Hargaysa kula Tukaday Masjid Jaamaca Weyn SAWIRO

                    Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Saaka Si weyn looga oogay Tukashada Labada Rak-cadood ee Salaada Ciidul Fidri. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay Weheliyaan Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Shacab tiro badan oo ku dhaqan Caasimada Hargaysa Waxa uu kula Tukaday Masjid Jaamaca Weyn…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Iyo Xilalka ay Hayeen Saraakiisha Al-shabaab Lagaga Dilay Duqayntii Shalay Ka Dhacday Duleedka Baardheere

                      Bardhere:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya wararka laga helayo duqaymo maalintii shalay diyaaradaha aan duuliyaha wadani ka geysteen Deegaano ku dhaw Magaalada Baardheere ee Gudaha Somalia. Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya, waxa ugu horrayn halkaas lagu dilay   Maxamed Kuno (Dulyadeyn) oo Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka W/Bari Kenya. Mwenda Njoka oo ah Afhayeenka…

                      Read More

                        Safiirka Britain ee Muqdisho oo Shacabka Soomaaliyeed Bushaaro & Hambalyada Ciidda Af-Soomaali ugu dirtay DAAWO

                        Muqdisho Jully,17,2015(SDN/QJ):- Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Harriet Mathews, ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidal-fidriga Saaka laga Tukan doono dunida Islaamka iyo meelkasta oo caalamka dad Muslimiin ahi kaga nool yihiin, waxaanay sidoo kale ka hadashay qodobbo kale oo muhiim ah. Safiirka Britain ee Soomaaliya, waxay sheegtay inay ku farsaxan tahay inay Shacabka Soomaaliyeed…

                        Read More

                          War Deg Deg Ah: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Ku Dhawaaqay in Barri Oo jimce ah ay tahay Ciid.

                          Hargeysa,16july,2015,(QJ/SDN)- Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland ayaa ku dhawaaqay in barri oo jimce ah ay tahay ciidu-fidri, wasiirka oo la hadlayay idaacadda qaranka ee Radio-Hargeysa. ayaa sheegay in deegaano ka mid ah dalka somaliland laga arkay bisha shuwaal, taasina ay la micno tahay in barri haddii allah awooda leh uu idmo laga ciidi doono guud…

                          Read More

                            Siyaasi Duur Oo Si Waayeelnimo ah Uga Falceliyey Xubnaha Iska Casilay Xisbiga Waddani

                            Hargeysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale, Duur, Ahna Xubin sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka falceliyey xubno saddex ahaa oo maalintii shalay iska casilay xisbigaas. Maxamed Nuur Carraale Duur, ayaa qoraal kooban oo uu Bartiisa Face-book-ga soo dhigay waxa uu ku sheegay inaanay cay iyo aflegaaddo geyin…

                            Read More

                              Sarkaal Dawladda Federal-ku Madaxiisa Duldhigtay $5000, Oo Dollar Oo Gobolka Awdal Qaylo-dhaan Kasoo Diray

                              Borama:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Sarkaal Ciidamada Sirdoonka Somalia ku dareen liis 12-qof ka kooban oo madaxooda la dul dhigay boqolaal ku Oo Dolla, isla-markaana Al-shabaabnimo lagu eedaynayo, ayaa sheegay inuu ku nool yahay magaalada Borama, isla-markaana aanu arrintaas waxba kaga jirin. Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir  Muxumed Xasan Buuni, ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda Gobolka Awdal, waxana madaxiisa…

                              Read More

                                Akhri Magacyada 7-Da Magaalo Ee Caalamka Ugu Nolosha Qaalisan Iyo Qaddarka Lacagta ay Kaaga Baahan yihiin

                                Hargeysa:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Adduunyadan hore u martay waxa si weyn u kala duwan nolosha dalalka iyo magaalooyinka, waxana jira Goobo si gaar ah loogu aqoonsaday in ku noolaanshahoodu ka qaalisan yahay meel kasta oo caalamka kamid ah. Haddii dad badani aaminsan yihiin Magaalooyinka Yurub iyo Maraykanku ugu nolol qaalisan yihiin caalamka arrintaasi sidaas ma wada aha oo tirada…

                                Read More

                                  ‘’Suldaanka Waan Hambalyaynayaa Xilbuu Dhamaanteen inaka furtay Abwaankeenii Qaaliga ahaa Oo Dulmi Ku Xidhan Ayuu Gurmad Ugu Baxay Kuna Soo Guuleystay’’ Boqor Buur-madow.

                                  Hargeysa,16july,2105(QJ/SDN)- Boqor Cismaan Buur-madow ayaa markii ugu horraysay ka hadlay soo dayntii Abwaan Cabdiwaaxid cali gamadiid iyo hadalo horay uga soo yeedhay Suldaanka Guud ee Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir. Boqor buurmadow oo goordhoweyd Qoraal ku baahiyay Bartiisa Xidhiidhka bulshada ee Facebook ayaa ugu horreyn suldaan Maxamed ugu Hambalyeeyay sii dayntii uu kusoo guulaystay Abwaan Cabdiwaaxid Cali…

                                  Read More

                                    “Maxaa keenay inuu Isaaq Cadhoodo oo Dagaalamo,Runtii Somaliland waxay u baahan tahay Dhulbahante oo Noqda Somaliland,Cid kale oo ay wax la leeyihiin Ma Jirto” Dardaaran uu ka Tegay Marxuun Fu’aad Aadan Cade DAAWO

                                    Ankara 16.July 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa Dalka Turkiga ku Geeriyooday La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Gobolada Bari Marxuun Fu’aad Aadan Cade. Marxuunka ayaa dalkaasi u joogay Xaalad caafimaad oo ka dhalatay dhaawac ka soo gaadhay Jabniin lafeed iyo Qaliino dhinaca Wadnaha lagaga sameeyay . Dhanka kale Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Wararku…

                                    Read More

                                      Waddamo Somaliland ku Jirto oo Markii u horaysay laga Fulinayo Mashruuc Biyaha Bada looga faa’iidaysanayo Wax soo saarka dalaga beeraha Iyo Dhaqaalaha ku Baxaya.

                                      Birmingham, 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Mashruuc lagu kobcinayo dalagyada Beeraleydka ku nool dhulka lama-degaan-u-ekaha ah ee Geeska Qaaradda Afrika isla markaana ay ku baxayso malaayiin Dollar, ayaa lagu wadaa in laga fuliyo deegaanno ka tirsan Somaliland, iyadoo khubaro ka socota jaamacad ku taala dalka Ingiriisku dhowaan dalka u iman doonaan daraasaynta mashruucan. Mashruucan oo ujeeddadiisu…

                                      Read More