Wefti Sare oo Xukuumadda Somaliland ka socda oo Ceerigaabo gaadhay, Saluug laga Muujiyay isu dheeli tirkooda DAAWO

    Ceerigaabo 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Xilli muddooyinkii ugu danbeeyey ay jiraan khilaafaadyo beeleed oo sababay dilal iyo arrimo kale oo ka dhex aloosan qaar ka mid ah beelaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo,ayaa waxa Shalay galab magaalada Ceerigaabo Soo gaadhey Wefti uu hor kacayey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed X. Cali (Cadami) oo ay weheliyeen Wasiirka Khayraadka…

    Read More

      Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Sheegay in aanu Aqbalayn In Gudoomiyaha Awdal uu ku soo Farogeliyo Shaqadiisa DAAWO

      Berbera 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa sheegay inaanu Gudoomiye Maxamud Cali Saleebaan Ramaax oo ka Mas’uul ah Gobolka Awdal aanu ka Yeelayn inuu Farogeliyo hawsha uu Gobolka Mas’uulka uga Yahay, Waxaanu Intaas ku daray in Gudoomiye Ramaax marka uu Yimaado Gobolka Saaxil uu si sharaf leh. https://www.youtube.com/watch?v=HMOXRBZe_XI

      Read More

        Muxaadiradii u danbaysay ee Habeenkii Xalay iyo Sh,Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun “Hanka Sareeya” DHAGAYSO

        Hargaysa 16.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaanu Dhegaystayaal halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Muxaadiradii u danbaysay ee Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun uu Xalay ku qabtay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargaysa taas oo Halku Dhegeedu ahaa Hanka Sareeya. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO MUXAADIRADAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hankaaguhasareeyo.mp3″]

        Read More

        Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta: W/Q: Khaalid Foodhaadhi

        Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta : Waxa la odhan jiray waliid binu yasiid,  waxa lagu naanaysi jiray abul cabaas  waxa uu xulunka hayay  sanad iyo labo bilood  hooyadii waxa la odhan jiray uma bintu maxamed, xukunka waxa uu qabtay dhimashadii adeerkii waxa lagu xasuusta  in uu baneeyay waxkastoo xaarama waxa uu ku dhaqmay waxyaabo…

        Read More

          Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ay Iska Casileen Madax Xilal sare ka haysay iyo Sababaha Keenay DAAWO

          Hargaysa 15.July 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin Xilal Muhiim ah ka hayay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday inay Iska Casileen Xubin-nimadii iyo ka sii Mid ahaanshaha Xisbiga Waddani kadib Markii ay Saluugeen Hanaanka Maamul ee Xisbiga. Masuuliyiintan oo kala ah xoghayaha qorsheynta Cabdirashiid Riyo-raac, xoghayahay arrimaha gudaha Mustafe Qodax iyo guddoomiyihii dhalinyarada xisbiga…

          Read More

            WALAAL ILLAAHAY DARTII USOO CAAW WIILKAN YAR EE DHIBAN.

            Yaxye Maxamuud Xaashi, waa wiilkan yar ee aad u jeedaan xaaladdiisa, yaxye dhakhaatiirtu waxa ay sheegtay in aan xaaladdiisa dalka waxba lagaga qaban karin, Haddaba walaal fadlan wixii aad ku caawin karto yaxye oo kasoo jeeda qoys sabool ah oo reer baadiye ah Ugu dir  Account-yadan: Dahabshiil Account: 2350 ZAAD Merchant: 406655 eDahab: 0659974545

            Read More

              Magaalada Beledweyne oo siweyn loogu diyaar-garoobayo munaasabada Ciidda- DAAWO SAWIRADA

               Baladweyne,1t5july,2015(QJ/SDN)-Iyadoo maalmo kooban uun ay naga xigaan munaasabada dabaal-dega maalinta ciiddu-fidriga ayaa siweyn looga dareemayaan suuqyada waaweyn ee magaalada Beledweyne diyaar-garoow xoogan oo ay dadweynuhu ugu jiraan siddii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen fantisyaha iyo farxada maalintaa qiimaha badan. Dad u badan haween iyo caruur ayaa la arkayaa iyaga oo mashquul ku ah goobaha ganacsiga ee…

              Read More

                Qaramada Midoobay Oo Sheegtay in Dhimashada Dadka Shacabka Ah Ee Yemen Ay Si Xad-dhaaf Ah Usii Kordhayso.

                Sanca,15july,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 142-qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dalka Yemen 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo warbixin ay soo saartay QM lagu xusay in Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay lagu dilay Yemen dad tiradoodu gaarayso 1,670-qof.   Weerarrada cirka ah ee ay dalka Yemen ka geysanayaan diyaaradaha dagaalka ee Xulufada uu horkacayo dalka Sucuudiga…

                Read More

                  Barakacayaasha iyo Agoomaha Magaalada Laascaanood oo Gargaar kala duwan loogu Qaybiyay Magaalada Laascaanood (SAWIRRO)

                  Laascaanood,15july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 300 oo Agoonta lagu xannaaneeyo xerada Agoonta ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka mid ah ayaa loo Qaybiyay dhar si ay uga Qayb-qaataan maalinta Ciid Al-fidriga ee foodda nagu soo haysa. Munaasabadda ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Maamulaha xarunta Agoonta Degmada Laascaanood, Sh. Jaamac Xasan Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay…

                  Read More

                    Lataliyihii Madaxweynaha Somaliland Fu’aad Aadan Cadde Oo Turkiga Ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Shakhsiyaddiisa Ka Warramay

                      HargeysaJuly15-2015(QJ/SDN)- Alle ha u naxariistee waxaa cusbitaal ku yaala dalka Turkiga ku geeriyooday la taliyihii arrimaha bariga ee Madaxweyne Siilaanyo, fu’aad Aadan Cadde.Marxuumka ayaa dhakhtarka Turkiga loo geeyay dhaawac ka soo gaadhay Gaadhi Madaxtooyada Somaliland ku jiidhay, halkaasi oo jabniin kaga soo gaadhay Lugta. Madaxweynaha Somaliland ayaa qaybaha kala duwan ee shacbiga ka tacsiyeeyay…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Xubno Miisaan Ku Lahaa Xisbiga Waddani Oo Goor Dhaweyd Iscasilay Iyo Waxa ay Qoonsadeen

                      Hargaysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Xubno miisaan ku dhex lahaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa goor dhaweyd shaaciyey inay iska casileen xilalkii ay xisbigaas ka hayeen, iyadoo saluug ka muujiyey hannaanka hoggaamineed ee Xisbigooda. Xubnahani waxay hoggaankooda ku eedeeyeen inuu xukuumadda la dhinac noqday, isla-markaana aanu awood u lahayn inuu cadaadis ku saaro fulinta awaamiirta xoqaya Mililka xukuumadda. Masuuliyiintan…

                      Read More

                        Lataliyihii madaxweynaha Somaliland Fuaad Aadan Cade oo Turkiga ku geeriyooday

                        Istanbul July 15,2015(SDN/QJ)-Waxa dalka Turkiga ku geeriyooday allaha u naxariistee Lataliyihii Arrimaha Bariga ee madaxweynaha Somaliland Md Fuaad Aadan Cade. Marxuumka ayaa dalka Turkiga dhawaan loogu arrimo dhanka caafimaadka ah. Marxuul Fuaad Aadan Cade oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland ee mudada dheer ka midka ahaa saaxada siyaasada dalka. Wixii war ah ah ee arinkan…

                        Read More

                          Midowga Yurub Oo 20% Goosanaya Lacagta Ay Siiyaan Ciidamada AMISOM

                          Brugsells:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Sida lagu daabacay wargeys-ka Sunday Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, waxa midowga Yurub ku Hawllan yahay qorshe ay lacagta kaga jarayaan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda Dalalka Kenya iyo Ethiopia. Warka ayaa lagu sheegay in midowga Yurub uu doonayo in ciidamada Kenya iyo Ethiopia looga fadhiyo in Alshabaab ka saaraan deegaanada Jubbooyinka,…

                          Read More

                            Nabsi iyo nabar jeceyl

                            Samiira waa agoon, waxay wax ka baran jirtay dugisiga agoomaha. Samiira waxay ka dhalatay qoys danyar ah. Waxay la dhallatay laba wiil. Samiira hooyadeed waxay miis jaad ku haysatay xaafad kamid ah xaafaddaha magaalada Djibouti. Khamiista iyo jimcaha hooyadeed ayay ka nasin jirtay miis ka jaadka, maadaama ay waxbarashada fasax ka tahay labadaa maalmood ee…

                            Read More

                              Tacsi ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh )

                              Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh ) oo Hadda Geeridiisa la Soo Sheegay, Kuna Geeriyooday Magaalada Lusaka  Zambia. Waxan Tacsidan u Dirayaa Reer Cabdilaahi Diirqadhaadh, Ehelkii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay.   Aw Jaamac  Raximahulaah Wuu Soo Qabtay Ra’iisul…

                              Read More

                                Hiil-Dhaqmeed

                                10/07/15 Magaalada Hargeysa Ayaaa si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir  Suldaan Cabdilaahi iyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Suldaanku Mudooyinkii u Dambeeyey u Joogay Puntland Sii Deynta Abwaanka oo Ku Xidhnaa.    Suldaanka ayaa Uga Horeyn u Mahad Naqay Xukuumadda Puntland iyo Hoggaan-Dhaqmeedkooda, Sidii Fiicneyd ee ay Ugu Soo Dhaweeyeen Muddadii uu…

                                Read More

                                  Taariikh Nolaaleedkii Gudoomiiyahii Barlaamankii Ugu Horeeyaay ee Somali Republic Marxuun Jamac Cabdilahi Qaalib (Jamac Diirqaadhaadh) 1930-2015

                                  Ina Illah Wa Ina Ileyhiin Rajacuun Waxa Aynu Ka Waramii Doona Taariikh Nolaleedkii Gudoomiyahii Ugu Horeyaay ee Ay Yeellato Jamuuriyadii Somalida (Somali Republic) Gudoomiye Marxuun Jamaac Diirqaadhaadh , Jamac Wuxuu Ku Dhashay Magaala Hargeysa Gaar Ahaan Xafaadda  [Jameeco Weyn]  Taariikhdu Markay Ahayd /1930kii  Gudoomiye Jaamac Diirqaadhadh A.H.U.N.te Dugsi Hoose Dhex Iyo Sare Baa Wuxuu Ku…

                                  Read More

                                    “Shabakada Wikileaks Wixii ay Qortay Waa Xaqiiq,Mana ah Shabakad Yar” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

                                    Hargaysa 14.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa Markii kowaad ka hadlay Warqada ay faafisay Shabkada siraha adduunka faafisa ee Wikileak ,Waxaanu Cadeeyay Jiritaanka Warkaas isagoo xusay in Shabakadani Waxyaabo Xaqiiqo ah ay qorto. https://www.youtube.com/watch?v=ZFIqWs7_Lds Xoghayaha guud ee Kulmiye ayaa sheegay inaanay eedaha mucaaridka waxba ka jirin isagoo sidoo kale…

                                    Read More