Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Daboolka ka qaaday Qorshe Tartanka Ciyaaraha Gobolada Hal Mar laba Gobol ay Marti Gelin Doonaan DAAWO
Burco, 14.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ugu suurto-galsan ee labada gobo lee Awdal iyo Togdheer loogu wada qabanayo ciyaaraha gobolada Somaliland ee sannadkan. Wasiirka ciyaaraha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa uu sheegay…
