Dhalinyaro reer Somaliland oo ku dhawaqay Urur samafala lagana dhawaaqay Casimada wadanka Uk magaaladdiisa London Daawo Muqaal iyo Sawiro.

    London 12,July 2015 (SDN/QJ) kulan isugu yimid qaar ka mid ah dhalinayradii hore  ee London oo ku midoobay urur samafal oo caawin doona dadka baahan ee ku nool Somaliland. ururkan samafal ayaa waxa laga dhexdoortay xubno iyo gudoomiyaal hagi doona ururka samafal oo wax wayn ka badali doona mujtamca bahan ee reer somaliland  halkan kaa daawo…

    Read More

      Jawaabta Midowga Yurub ka Bixiyeen Go’aan Somaliland ka Qaadatay Xubinimada Gole loo sameeyey Isku-xidhka Hawl-gallo & Mashaariic ay ka fuliyaan Hargeysa iyo Muqdisho.

      New York, 12 July, 2015 (SDN/QJ)- Madaxa Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda ee ka hawl-gala Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed, Etienne de Poncins, ayaa ka hadlay go’aan Somaliland ku qaaddacday inay ka mid noqoto Gole loo sameeyey oo ku kulminaya Shaqaalaha EUCAP ee ka hawl-gala Somaliland iyo Soomaaliya. Hawl-galka la dagaalanka budhcad-badeedda ee Midowga…

      Read More

        “Qodabka 82 iyo 83aad Meelna kama soo Gasho waxaa Saleebaan Gaal iyo Caruurta Meesha La Joogtaa Xar-xariiqeen” Xoghayaha Waddani DAAWO

        Hargeysa 12 July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga mucaaridka ee Waddani ayaa xukuumada somaliland ku eedeeyay in ay kasoo bixi wayday heshiiskii ay gaadheen asxaabta qaranka iyo xukuumadu. Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo xarunta xisbiga ugu waramayay warbaahinta ayaa sheegay in xukuumadu ay kasoo bixiwayday heshiiskii ay wada galeen xisbiyadu qaranku “Somaliland dagaal…

        Read More

          “Hadaad maqasho waxaa la tagay Dubai, Abu dubai Iyo Sucuudiga waa dilaalnimo” Mujaahid Boobe DAAWO.

          Hargeysa 12 July 2015 (SDN/QJ)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay shilalka kusoo badanaya wadooyinka u dhaxeeyay magaalooyinka Barbera iyo Hargeysa. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale waxaa uu duray wareegtadii wasiirka arimaha guduhu ku sheegay in baabuurta turus laga jaro,xukuudana waxaa uu ku eedeeyay in masuuliyiin ka tirsani ay…

          Read More

          Mucjisada Kubadda Tennista Serena Williams oo Lixeysatey (Wimbledon Grand Slam 2015) DAAWO- By Jaahuur.

          London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka…

          Read More

            Mowqifka Gurmad:Musuqmaasuqa, Tagri-Falka, iyo Hantida Qaranka Soomaaliya

            Hordhac Tan iyo intii ay duntay dowladnimadii Soomaaliya 1991kii, waxaa hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya soo waajahay hagardaamooyin fara badan oo isugu jira kuwo shisheeye soo maleegay iyo qaar gudaha laga abaabulayba. 25kii sano ee la soo dhaafay, shacabka Soomaaliyeed waxaa isugu darsamay dhibaatooyin laga dhaxlay colaado ay dowlado shisheeye soo huriyeen, dagaallo sokeeye oo daba…

            Read More

              Master-Plan kii kheyraadka dabiiciga ah ee Somaliland oo Shirkado Sameys ah u gacan galay Maadaama Musuq-maasuqii xadhkaha Goostay

              Shirkadaha shidaalka ka baadha SL oo gaadhaya ilaa 12 shirkadoodd waxay wada haystaan Liisamo  badan oo aan sharciga la soo marin oo xaaraan ah,  Waxaana ay degaano badan oo daaqsinta xoolaha ku wanaagsanaa ay uqaybsadeen BLOCK -by Block , Waxaa hadaba  shirkadahaa oo lacag fara badan laga qaatey ay ku dhawaaqeen  in sida ugu dhakhsaha badan loogu sameeyo Ciidamo nabadgelyadooda suga, Ciidankaa oo ay ku bixiyeen $ 25-Million oo Dollar, ku waas…

              Read More

                “Markii Somaliland la samaynayey waxa la isku qabsaday Inankii SNM ma waxa uu noqonayaa Halyey, kii Awdal iyo Soolna waxay noqonayaan Dembiilayaal la qabsaday, waxase….”Muuse Biixi

                Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,ayaa si cad u sheegay in somaliland tahay meel aan cid gaar ah  u xidhnayn, isla-markaana dhammaanba dadka ku wada nooli si simman oo aan kala sokaynin u wada leeyihiin. Mujaahid Muuse oo madal dhallinyaradu kusoo bandhigaysay Waraaqo sir ah oo taliskii siyaad barre laga helay…

                Read More

                  Al-shabaab Oo Si Rasmi ah Ugu Biirtay Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah Ee Daacish

                  Baardheere:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar qarsoodi ahaa oo Hoggaamiyayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab uga Socday Goobo ku yaalla Gobolka Jubada Dhexe, ayaa mabda’ ahaan la isku raacay inay si toos ugu biiraan Islaamiyiinta Daacish oo muddooyinkii ugu dambeeyey Weerarro Reer Galbeedka xanuujiyey Dalal badan ka fuliyey. Xogo shirarkaas iyo Go’aanka la gaadhayba ku saabsan oo uu Wargeyska The…

                  Read More

                    “Howshii Salaadiinta Somaliland lahaayeen wasiiradda ayaa qabta, laakiin Isimadda Puntland waxaan ogaaday inay doorkooda haystaan oo xukumaddu aanay ku faro galin,….”Suld. Suld. Cabdiqaadir

                    Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Suldaanka ugu guunsan Saldanahada Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sii daynta Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid ujoogay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, ayaa  ka dayriyey sida Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo qoorta ugu duubteen Shaqadii madax-dhaqameedka. Suldaanka oo ka Hadlayey Casho-sharafeed uu magaalada Garowe ugu sameeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, ayaa walaac ka muujiyey burburka ku…

                    Read More

                      Gacan-yare Muhiim u Ahaa Guddoomiye Muuse Biixi Oo Iscasilay Iyo Siro Qarsoonaa ah Oo u Bannaanka Keenay

                      Hargeysa:jully,10,2015(SDN/QJ)-Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee Xisbiga Kulmiye Md Mustafe Iid Maxamed, ayaa iska casilay xilkii uu ka Hayey xisbigaas, waxana uu eedo u jeediyey Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, isagoo xogo dheeri ahna ka Bixiyey Habdhaqanka Muuse. Mustafe Iid, ayaa warsaxaafadeed uu Xafiiskaas kaga tegay Soo saaray, ayaa sheegay inuu waayey ujeeddooyin muhiim ahaa…

                      Read More

                        “Waxaan u soo halgamayay labatan sanno in cadaalad ,Aniga oo diiddan in madaxdu taliska iskaga raagto, in ka badan xilliga qanuunku u jideeyey,” Madaxweynihii Hore ee Brazil

                        Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Somaliland ka Taagan Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u samaysay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaan ilaa Iminka Fulin Heshiis Wada jir ah oo ay Khilaafkan ka gaadheen Xisbiyada Qaranku,Sidoo kale Waxaan Golaha Guurtida lagu Qancin in Xalka Siyaasadeed ee la gaadhay ay…

                        Read More

                          Warqaddii (Letter Of Death) dabar-goynta bulshadda Somaliland ee Maxamed Siciid Moorgan iyo qaabkii loo loo gaadhsiiyey dunida DAAWO

                          Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan isagu jira afur-wadareed iyo barnaamij lagu xusayey warqaddii “sir culus” (letter of death) ee xasuuqa bulshada Somaliland oo Jeneraal Maxamed Siciid Moorgan u qoray Maxamed Siyaad Barre iyo Axmed Saleebaan Dafle markay taariikhdu ahayd 23 January 1987, ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee dallada SONYO ee magaalada Hargeysa habeenimadii Khamiista….

                          Read More

                            Warbixin Xiiso leh Madaxweynihii hore ee Tuuniisiya oo Israa’iil sii daysay Kana Waramay Qaabkii Loo Qabtay

                            Tuunis 10.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee dalka Tuuniisiya Munsaf Al-Marsuuqi oo sida uu wargeyskan Geeska Afrika toddobaadkii hore qoray ka mid ahaa dad dalal kala duwan u dhashay oo la socday markab gargaar u siday marinka Qaza ee Falastiiniyiinta oo Israa’iil ay xabsi u taxaabtay, ayaa dib xorriyaddiisa u helay, kana waramay sida ay…

                            Read More

                              Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Saluug weyn ka Muujiyay Qaabka ay Komiishanka doorashooyinku u Shaqaynayaan DAAWO

                              Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Waddani Mustafe Maxamed Qodax ayaa walaac wayn ka muujiyay sida ay komishanka doorashooyinka qaranku shaqada u wadaan. Xoghaye Mustafe Qodax Waxaa komishanka ku eedeeyay in shaqadii loo doortay komishanka gaabis badani ka muuqdo ,Xisbiga uu ka tirsan yahay ee Waddanina waxaa uu ku sheegay mid saluug…

                              Read More

                                DAAWO:BAARLAMAANKA YURUB IYO TAAGEERADA XILDHIBAAN JAMES CARVER EE QADIYADDA ICTIRAAFKA SOMALILAND

                                London,9july,2015(QJ/SDN)Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka mid ah mudanayaasha caanka ah ee  taageera qadiyadda madaxbannaanida Somaliland, fagaare kastana uga ololeeya  ictiraafka Somaliland ayaa  ugu baaqay fadhiga mudanayaasha Baarlamaanka Yurub inay tixgeliyaan aqoonsiga caalamiga ah ee Jamhuuriaydda Somaliland mudantahay oo xilligan…

                                Read More

                                  Aqoonsiga Somaliland iyo Dhibka ka Taagan dalka Yemen oo ay Baarlamaanka Uk ka doodeen DAAWO

                                  London 09.July 2015 (SDN/QJ)-Dood Xasaasiya oo ka dhacday baarlamaanka yurub oo lagaga doodayay dhibaatada wadanka yemen iyo saamaynteeda ayaa  James Carver oo xildhibaan kasoo baxay xisbiga UKIP ee wadanka ingiriiska wuxuu  miiska soo saaray aqoonsiga Somaliland iyo sidookale Saamaynta ay Soomaliland ku leedahay dhibaatada Yemen  iyo qaxoontiga yemen ee ku soo qulqulaya wadanka somaliland , sidoo…

                                  Read More