“Ragga Wax Ka Sheegaya Siilaanyo, Somaliland Oo Dhawr Sanno Jirtay Ayay Yimadeen” C.laahi Jawaan iyo Cismaan Hindi DAAWO
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku xigeenkii Hore ee Komishanka doorashooyinka Somaliland Mr. Cabdllaahi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) Iyo Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” ayaa ka Jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaaridka ahi ay u soo jeediyeen xukuumadda Somaliland, isla markaanna waxay sheegeen in ay tahay wax aan la qaadan kari warqada ay faafisay Wikileakes oo…
