Arrinta la leeyahay mas’uuliyiin ayaa Ingiriiska laga ashkateeyey

    Waxaa ayaamahan laysla dhexmarayey arrin la leeyahay mas’uuliin ka tirsan dawladda Somaliland ayaa laga ashkateeyey wasaaradda arrimaha dibedda ee Ingiriiska (FCO). Kadib markii laba nin oo reer Somaliland ah oo london ku sugan arrinta sheegeen iyagoo soo geliyey muqaal (video) mareegaha wararka laga akhristo iyo baraha bulshadu isku waraysatto (social media). Waxaa ii suurta gashay…

    Read More

      Baarlamaanka Somaliland Taariikh ma reebi doonaan oo mala xisaabtami doonaan Madaxweyne Siilaanyo mar hadii waqtigiisii dhamaaday? Waa in Golaha Wakiiladu Xaqa ku adimaan!!.

      Dimuqraadiyada S/land waxay ka bilaabantaa oo bud-dhig iyo baleysinba u ah ,Golihii Wakiilada ee shacabku  doorteen ( Representative Democracy ) si ay ugu adeegaan danta guud ee dalka iyo shacabkii doortey ee dirty si  ay Xukuumadeena xadhig-maran, musuq-badan  ugu xakameeyaan oo ugu hagaan toobiyaha toosan  mar hadii ay taraartey ama turun-turootayba.Hadaba maxay noqdeen Golihii wakiilada ee la igmaday,…

      Read More

        “Isagaa haa iyo maya laga wada hayaa Wasiir Xirsi, waxa muuqata in Xirsi uu dawladdan jirta mucaarid ku yahay” Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar DAAWO

        Nairobi 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Jawaab adag ka bixiyay dhaleecayn uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan u soo Jeediyay taas oo salka ku haysay Warbixin ay qortay Shabkada Faafisa Fadeexada Caalamka Wikileaks oo sheegtay inay somaliland hore heshiisyo midnimo la xidhiidha ula…

        Read More

          “Xukuumada Maanta Jirtaa Waxay ku Kacday Khiyaamo Qaran” Dhawaqa Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland DAAWO

          Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka…

          Read More

            Fadliga Tobanka Danbe ee Ramadaan ” Raadiya Habeynka Laylatul Qadriga” Sheekh Maxamed Cabdi Umal DAAWO

            Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Waxaa inoo Bilaabmay Tobankii Cisho ee u danbeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Taas oo Fadaa’il iyo Xasanaad badan wadata isla markaana la rabo in Muslimiintu ay ka faa’iidaystaan Nimcooyinkaas iyagoo badinaya Cibaaddada iyo Digriga eebbe. Sida ay Culimadu Sheegto Waxaa Tobanka danbe ee Ramadaan uu Rabi Cadaabihiisa daran ka xoreeyaa…

            Read More

              Wasiirka Hawlaha Guud iyo Mas’uuliyiin Wehelisa oo Dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Magaalada Laascaanood DAAWO

              Laascaanood, 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa dhagax-dhigay dhismaha run-wayga madaarka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasoo lagu samaynayo dibu-dhis. Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista oo ka hadlay dhagax-dhiggaas iyo qorsheyaal kale oo ay wasaarad ahaan ka wadaan…

              Read More

                Dib- isugu noqoshadu waa tubta haggaaga iyo toosinta qaranka

                Haa, Waxa aynnu nahay bulsho rubuc qarni in ka badan dib-u-dhacsan oon dib-u-socosho mooyee hore-u-socosho lahayn. Waxa aynnu nahay bulsho gobol-gobol iyo reer-reer isugu muuqata. Horumar oo dhan waxa innaga hortaaggan xanuun iyo jirronnaan innaga ina haysa oo aynnaan se dareensanayn. Astaqfurullaah waa aynu dareensannahay se waxa aynnu luminnay caqligii iyo garashaddii aynnu isku badh…

                Read More

                  “Annaga waxa nalagu duri jirey xilligii uu madaxweynuhu mucaaridka ahaa, ayaa hadallo nalaga qoray ama qoraallo nalaga sameeyey.madaxweynuhu taas waa diiday inuu .”Axmed-keyse

                  Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah  Axmed Aadan Ismaaciil(axmed-keyse), ayaa ka Hadlay xilalka dhawaan loo magacaabay Masuuliyiin uu isagu kamid yahay oo bulshadu qaarkood saluug adag ka muujisay. Wasiir Keyse oo ka hadlay madal uu xilka kula wareegayey habeenkii xalay, ayaa muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay inuu madaxweynuhu xil u…

                  Read More

                    Faca Guul Darada. By Garyaqaan Cabdale Dahir Adan

                    Tan iyo maalintii uu Eebe taagay udubka aduunyadan aan ku noolnahay, waxa dadku isgu xidhnaayeen xidhmo xidhmo, taas oo ah intii isku da’ dhawi in ay isku tahay fac’ wadaag. Hadaba waxan aan rabaa in aan si gaara u qeexo in xidhmo ka mida xidhmooyinkii soo maray bulshada somaliland guud ahaan iyo gaar ahaanba, ay…

                    Read More

                      QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

                      DAGAALKII sokeeye ee ka qarxay daafaha magaalo MADAXDA Soomaaliya, ee MUQDISHO (Xamar) – sida rasmigaana u  bilowday taariikhdu markay ahayd 12/30/1990kii, ayey u buuxsami doontaa RUBUC QARNI markii la gaaro BISHA 12aad 30keeda, sanadka 2015ka (12/30/2015). Xasuusta taariikhdaas ayaa igu dhalisey in aan qoraalkaan ku xuso QURBOJOOGTA iyo sida ay u qaybsanto. Sidoo kalena, arintaan…

                      Read More

                        DAAWO:Suuldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale oo Bogaadiyay Mamulka Galmudug halka Puntland-na uu baaq u jeediyay

                        Edmonton July 06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka cusub ee loo doortay Galmudug. Suldaanka Irir Samaale ayaa waxa uu taalyin wax ku oola u jeediyay maamulka iyo shacabka reer Galmudug, halka uu Suldaan Cabdikariim Faarax uu maamul goboleedka Puntland u jeediyay in ay…

                        Read More

                        DAAWO Xulka USA oo Ka Aargutey Xulka Japan Markii Aay Ku Qarqiyeen Goolal Aynan Ka Soo Kaban Karin(Fifa Women World Cup Final 2015) By Jaahuur.

                        Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey. Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

                        Read More

                          Weerar Alshabaab lala Xidhiidhiyay oo lagu Dhaawacay Wasiir Somaliland ah,Gabadh uu dhalay iyo Qof kale

                          Badhan, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Gabadh uu dhalay Wasiirul-dowlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen weerar nin hubaysan oo madaxa soo duubtay ku qaaday meherad ganacsi oo ku taalla tuulada Middigale oo qiyaastii 40 KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Badhan ee Xarunta gobolkaas….

                          Read More

                            “Xukuumada Maanta Jirtaa Waxay ku Kacday Khiyaamo Qaran” Dhawaqa Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland

                            Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka…

                            Read More

                              “Tageerada iyo kalsoonida beeshaydana waan haystaa,Arinta ka dhacday Tuulada Guumaysna…” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

                              Laascaanood 06.July 2015 (SDN/QJ)-  Xukuumadda Somaliland ayaa  ergooyin nabadeed oo  gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool. Waxaana shalay gaadhay tuuladda Guumays  wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud  iyo Guriyaynta   Cabdirisaaq Khaliif Axmed,  oo  qayb ka  ah ergadda nabadeed ee ay xukuumadda Somaliland u dirtay…

                              Read More

                              DAAWO Xulka Chili oo Ku Nafisey(Copa America) Iyo Messi oo Ku Hungoobey Koobkan Iyo Kii Aduunka- By Jaahuur.

                              Chili-July-05-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneyna koobkii qaaradda Ameerika ama (Copa America) oo lagu kala faraxashey markii xulka Chili 4-1 (Penalties) ugu sheegtey xulka Argentina. Haddaba xiddigga reer Agentina una ciyaara Barcelona runtiina ah mucjisada kubadda cagta ee aduunka ayaanan nasiib ilaa iyo hadda u lahayn inuu ku guuleysto koobka aduunka koobabka muhiimka…

                              Read More

                                Sawirrada Iyo Magacyada Lix Nin Oo Looga Cabsi qabo Inay Nairobi Weerarro Ka Geystaan Oo Sirdoonka Kenya Soo Bandhigay

                                Nairobi:Jully,05,2015(SDN/QJ)-waaxaha sirdoonka waddanka Kenya, ayaa shaaciyey inay kooxaha Al-shabaab ku Hawllan yihiin qorsheyaal ay bishan barakaysan ee Ramadaan Weerarro kaga fulinayaan Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Sirdoonka Kenya, ayaa baahiyey lix nin oo ka tirsan Ururka Al Shabaab inay gudaha u soo galeen Magaalada Nairobi, si ay kaga gaystaan weerar abaabulan oo ay qorsheynayaan….

                                Read More

                                  “Liiska Hadoofka ah ee ay ku Qoranyihiin Magacyada Beesha Kaliya ahi Somaliland Dib Ugu Celimayso Colaadihii Sokeeye”Xildh. Siciid Maxaxmed Cilmi.

                                  Hargeysa:Jully,05,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo katirsan Aqalka Golaha Wakiillada Somaliladn, ayaa jawaab adag ka Bixiyey dacwad la sheegay inay xubno madasha wada-tashiga iyo Toosinta qarnaka katirsani ka Gudbiyeen saraakiil sare oo katirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu xubnahaas dacwadda u gudbiyey dalalka reer Galbeedka ku eedeeyey inay tallaabo halisteeda leh oo aanay dhaadayn ku dhiirradeen….

                                  Read More

                                    Golaha Qalinka Daa’uud Oo Tooshka Ku Ifinaya Afur Hadoodilan Oo Lagu Tabceeyey Mabda’ooda

                                    Hargeysa:(SDN/QJ)-Golaha Qalinka Daa’uud, oo ay ku bahoobeen Aqoonyahanka beelweynte Ciidegale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay isku day raqiis ah oo lagu sheegay in golluhu haatan ku qancay saamiga beesha eee xukuumada Somaliland. Been abuurka ayaa ka dhashay sawir si khaldan loo faafiyay oo wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere la galeen…

                                    Read More