“Waxanu Jecelahay sharciyadda Madaxweynaha oo 27-ka bisha jully ah inaanu soo wada saarno talo qaran oo waddanka lagu badbaadinayo oo doorasho lagu gaadhsiinayo.”Gudd. Cirro

    Hargeysa:June,25,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa ka Hadlay habacsanaanta ku timi heshiiskii axsaabta qaranka iyo xukuumaddu hore uga wada gaadheen Muddo-kordhinta Madaxweynaha, waxana uu sheegay inay xukuumaddu heshiiskaas si badheedh ah uga baxday. Guddoomiye Cirro oo maanta ka Hadlayey madal ay mucaaridka iyo madasha wada-tashigu iskugu…

    Read More

      “Madaxweynuhu Go’aankii aanu soo saarnay ee Madaxweyne-ku-xigeenkiisu saxeexay inuu barkado may ahayne waxay ahayd inuu hirgeliyo, in nin qudha uu dalku u afduubnaadana ma aha.”Faysal Cali-waraabe.

      Hargeysa:June,25,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal cali-waraabe, ayaa ka Hadlay xaaladda Guud ee Waddanka, waxana uu warwar ka muujiyey muddo-kordhintii madaxweyne Siilaanyo loo sameeyey oo aan wali wax heshiis ah laga gaadhin. Guddoomiye Faysal oo u warramay idaacadda VOA-da, ayaa warwar ka muujiyey xaaladda siyaasadeed ee waddanku ku jiro, waxana uu hoosta ka…

      Read More

        TAXANE: Maxaad ka taqaan Awoodaha Caruurta Marwada madaxweynaha Jabuuti ay u dhashay Raiisul wasaarihii hore ee Jabuuti(Qeybtii 4aad)

        Paris June 25, 2015(SDN/QJ)-Caruuta ay Marwada madaxweynaha Jabuuti u dhashay raiisul wasaarihii hore ee Jabuuti Cabdalla Kaamil ayaa waxa ay saameyn weyn ku leeyihiin siyaasada iyo dhaqaalaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Najiib Cabdalla Kaamil oo ay dhashay Khadra Maxamuud Xeyd ayaa haatan ah xoghayaha gaarka ah ee raiisul wasaaraha haatan ee dalka Jabuuti. Waxaanu leeyahay xidido…

        Read More

          “Madaxweynuhu Wuxuu Yidhi Dalku Sharci Buu leeyahay,Waa Run Oo Dalku Dastuur Buu Leeyahay Laakiin Wuxuu Sheegayaa In Madaxweynaha 5 Sannadood La Dhaariyay, 5-tii Sannadood…” Eng Faysal Cali Waraabe

          Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay ka fursanayn in la dhiso dawlad wadaag ah, haddii la hirgalin waayo heshiiskii xukumadda iyo xisbiyada. Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Somaliland arrimo badani hor yaalaan “Somaliland waxay maraysaa Is-goys, waxaa ina hor yaala arrimo badan….

          Read More

            “Mawqifka Ucid Waxa uu Yahay Hadii aan la Isu Iman 26 June oo aan la Heshiin Aqoonsan Mayno Dawlada” Gudoomiye Cali Guray DAAWO

            Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu soo jeediyay in xisbi ahaan ay ka dalbanayaan inay hirgeliso heshiiskii ay saddexda xisbi iyo Xukuumaddu ka gaadheen dib u dhaca doorashooyinka. https://www.youtube.com/watch?v=MppztiVJpjo

            Read More

              Digniinta culus ee Faysal Cali-waraabe, dejinta Muuse Biixi iyo duur-xulka Cirro ee waxa laga yeelayo dhammaadka muddo-xilkeedka Madaxweyne Siilaanyo

              “Markay gaadho 27 July guddoomiyow (Muuse Biixi) haddaynu intaa xal heli wayno bal car waakaase Siilaanyo ha sii fadhiyo, haddii aannu…” Guddoomiyaha UCID Faysal Cali-waraabe “Hawlgalka ninka looga badan yahay inuu Guurtida qanciyaa waa adiga (Cabdiraxmaan Cirro).” Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi “Xukuumaddu malaha waxay ugu talogashay inay dalka mugdi geliso….” Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Cirro…

              Read More

                Maayarkii Boorama Iyo Ku Xigeenkiisii oo Xukuumada Garab saar la lahaa oo Xilkii laga Xayuubiyay,Iyo Bedelkoodii oo la doortay DAAWO

                Boorama, 24.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta kal-fadhi yeeshay ayaa xilkii ka qaaday Maayirkii magaaladaas iyo ku xigeenkiisii, waxaanay doorteen maayar cusub iyo weliba ku-xigeen. Fadhigan oo uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxa ka soo xaadiray 18 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada…

                Read More

                  Subixii Murugada!

                  Waxay ahayd subaxnimo jimce ah taariikhduna ay tahay 26-june-2004,  waa xilli salaad hore ah, badi dadku way wada hurdaan, laakiin xubnaha qoyskayga ugu muhiimsan dhammaantood way soo wada jeedaan sida Aabo iyo Hooyo, aniga iyo walaaladayda iga yaryari waanu hurudnaa, dhagahaygu waxay maqlayaan codad kala duwan balse naftu waxay i leedahay waa xilli danbee iska…

                  Read More

                    Jaaliyadda Ottawa oo tacsi u diraysa qoyskii uu ka baxay marxuun Maxamuud Axmed Barre (Garaad)

                    Inaalilah wa inaalilah rajicuun. Waxay dhamaan jaaliyadda Ottawa u diraysaa tacsi tiraanyo leh qoyskii uu ka baxay marxuun Maxamud Axmed Barre Cumar (Garaad) oo manta ku geeriyooday Somaliland. Marxuun Garaad waxaa u ahaa udub dhaxeeyada ugu waaweyn Somaliland. Waxaan ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuunka dambigiisa dhaafo ehelkiisana ka siiyo Samir iyo imaan    Amiin 1 Mohamed Aden Siciid…

                    Read More

                      TAXANE: Awoodaha Siyaasadeed iyo maaliyadeed ee Faadumo Cawo iyo Heybado Ismaaciil Cumar Geelle(Qeybtii 3aad)

                      Paris June 24, 2015(SDN/QJ)-Haweeneyda Madaxweyaha Jamhuuriyada Jabuuti Khadra Maxamuud Xeyd ayaa mararka qaar lagu sheegaa in ay suurtogal tahay in ay bedesho madaxweynaha hadii ay dhacdo in Ismaaciil Cumar Geelle uu hawada ka baxo. Balse cida dhaxalka dhabta ah lehi waa inantiisa ugu yar ee Heybado Ismaciil Cumar Geelle oo  markii ay ku soo noqotay…

                      Read More

                        Afhayeen Xilka Ku Helay Cayda Iyo Aflegaaddadii Daahir Rayaale Oo Dab Kala Dhexdhigay Saxaafadda iyo Madaxweynaha Qaranka

                        Hargeysa:June,24,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa caado ka dhigtay inuu colaad iyo xiqdi ku dhex beero Madaxtooyada iyo Saxaafadda madaxa Bannaan, isagoo si cad shaqo ugu dhigtay inuu saxaafadda kahor istaago inay madaxweynaha su’aalo ka weydiiso xaaladda Guud ee Dalka. Afhayeen dhuxul oo muddo dheer  xafiiska madaxweynaha joogay, ayaa ku caan baxay abuurista jawiyo…

                        Read More

                          Maamulka Puntland Oo Burbur Qarka u Saaran, Saarkiil Ciidan Oo Goosatay iyo Dagaal ka Dhex Dhacay Gudaha Garowe

                          Garoowe:June,24,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa u muuqda mid kala daadanaya, iyadoo ciidamo tiro badani haatan u goosteen  taliye kuxigeenkii hore ee ciidamad Booliska Maamulkaas  Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse Muxudiin oo isagu  muddo kahor ciidamo goostay, isla-markaana diiday ammarada kasoo baxaya Madaxweynaha Gaas. Degaanka Qarxis ee duleedka Magaalada Garowe ayaa la sheegay in ciidamo Puntland u dirtay ay…

                          Read More

                            Sheekh C.laahi Diiriye Sooraan oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay iyo Madaxda Warfaafinta oo Booqday DAAWO

                            Hargaysa 23,June 2015 (SDN/QJ)-   Masuuliyiinta  ugu  saraysa  wasaaradda  warfaafinta,   dhaqanka iyo wacyigelinta ee  Somaliland ayaa shalay booqasho ugu tegay  Seekh C/laahi Diiriye Sooraan oo muddo dheer si weyn uga dhex muuqday fanka Soomaalida oo  xanuun dhawaan ku soo booday u jiifa cusbitaalka  ku yaalla magaaladda Hargaysa.   Masuuliyiintaasi oo kala ahaa Wasiirka warfaafinta  C/laahi Maxamed …

                            Read More

                              TAXANE:Marwada madaxweynaha Jabuuti iyo Awoodaheeda maamul iyo dhaqaale ee Jabuuti(qeybtii 2aad)

                              Paris June  23,2015(SDN/QJ)-Khadra Maxamuud Xeyd waxa ay ka mid aheyd gabdhaha yaraanta waxbarasho ku helay dalka Jabuuti ka hor intii dalkaasi aanu qaadan xoriyada sanadii 1977kii. Waxa ay Bare ama macalimad ka noqotay mid ka mida Dugsiyada Hoose ee dalkaasi waxaana lagu tilmaami jiray aqoonyahanad waxaaney ka mid aheyd indheer garadka dalka Jabuuti, sidaa waxa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Saxaafadda Oo Loo Diiday Inay Su’aalo Weydiiyaan

                                Hargeysa:June,23,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu soo dhamastay safar laba cisho ah oo uu dalka Ethiopia ugu maqnaa. Madaxweyne Siilaanyo oo markii garoonka kasoo dagay u  muuqday mid aad u daallan, ayaa warbaahinta u sheegay war kooban oo salka ku hayey inuu safarkiisa ujeeddadiisii kusoo…

                                Read More