Dugsiyada Horyaal Primary Oo Maanta Loo Qabtay Xafladdii Furitaanka Sanad-dugsiyeedka Cusub Ee 2015-2016

    Hargaysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Dugsiga Hoose Dhexe ee HORYAAL ee Magaalada Hargeysa, ayaa maanta qabsaday Munaasibad uu ku furanayey Sanad-dugsiyeedka 2015-2016-ka ee Dugsigaas, waxana Xafaladaas kasoo qaybgalay Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta, Ardayda, Xildhibaanno, Xubno Xukuumadda katirsan iyo Marti-sharaf kale oo aad u tiro badan. Munaasibaddan, ayaa si qoto dheer maamulka Dugsigaasi ugaga warrameen Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen…

    Read More

      “Hargeysaay Waad Hurudaa, Berbera Weerar Xun Ayaa Lagu Hayaa “ Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

      Hargaysa 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay taageeraan xildhibaanada reer Waddani ee mucaaradka ka ah golaha wakiilada. Mudane Siciid Cilmi hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay furitaanka xafiiska xisbiga Waddani ee degmada Axmed Dhagax ee Hargeysa, wuxuu sheegay inay…

      Read More

        Rajo Dilayaasha Soomaaliya…

        Dunida rajo kama dhammaato, waxana ay ku sidkantahay nolosha aadanaha, iyo guud ahaan dunida. Nabaddu waa rajada dunida, haddii nabad la waayana rajadii dunida ayaa hoos u dhacaysa, waxana xumaanaya filashooyinka ifa ee qalbiga aadanuhu uu ku tamariyo, rajaduna kaligeed isma xumayso ee aadane ayaa loogu daw-galaa falalka gurracan ee rajada mugdiga geliya. Soomaalida iyo…

        Read More

          Guddoomiye Cirro iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Boorama

          Boorama,9sep,2015(QJ/SDN)-BooramaWafti uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa saaka u anba baxay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Waftigan ayaa ka kooban Xildhibaano Golaha Wakiilada oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Gudida Shuruucda, Garsoorka iyo xuquulal insaanka Mudane Xildh Siciid Cilmi Rooble, Guddoomiyaha Gudida…

          Read More

            Taliska Sare ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Culus U Diray Dirawaliinta Gaadiidleyda Dukhaanka(VITZ).

            Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Talliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan Ayaa Digniin Culus u Diray Dirawalada Gaadiidka Loo Yaqaan Dukhaanka. Taliye Cabdilaahi Fadal Iimaan Waxaa uu sheegay in gaadiidkaasi loo adeegsado qaadista mukhaadaraadka laguna dhexsameeyo falal xunxun. Taliyuhu waxaa uu cadeeyay in gaadiidka dukhaanku ay noqdeen ka ugu shilka badan dalka islamarkaana…

            Read More

              Guddida Guud Ee Beelwaynta Abokor Muuse (Ciidagale) Oo Iska Dhex Doortay Hogaan Cusub + Daawo Sawirrada

              Hargeysa,9sep,2015(QJ/SDN)-Guddida Guud ee Beelwaynta Abokor Muuse (Ciidagale) oo caawa kulan ku yeeshay Baane Hotel Ee Magaalada Hargaysa ayaa isa dhex Doortay Gudoomiye , ku Xigeen , xoghaye , Afayeen, Guddidan oo ka kooban 15 Xubnood ahna Guddida Guud ee Beeshaasi ayaa waxay Hogaan u doorteen Masuuliyiinta Hoos ku xusan . Xasan Yuusuf Ismaaciil                Gudoomiyaha Guddida…

              Read More

                Isfara Saarkii Maareeyaha Haamaha Iyo Laba Nin Oo Shacbi Ah, Isku Dhufashadii Baabuurta Iyo Xadhigii Xigay

                Berbera, , 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha haamaha shidaalka Sh. Saleebaan ayaa xidhay Laba nin oo la sheegay inay isku qabteen arrimo dhinaca dhulka la xidhiidha, taasina ay keentay inay faraha isula tagaan isniintii dorraad. Siday sheegeen xoggo wargeyska Ogaal ka helay illo ku sugan Berbera, waxay isniintii dorraad gaadhiga maareeyaha haamaha oo marayay mid ka…

                Read More

                  “Waan kuugu celinayaa Dacwad aannu Ciidanka RRU-da ka gudbinnay ma jirto, haddaad haysana Saxaafadda u soo bandhig…” Cabdiraxmaan Cirro

                  Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa mar labaad beeniyey in Xisbigiisu Dacwad ka dhan ah Ciidammada Booliiska Somaliland qeybta RRU-da u gudbiyey dawladda Ingiriiska, isla markaana raaciyey haddii la hayo caddeynteeda in loo soo bandhigo Saxaafadda. Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro oo shalay Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id oo…

                  Read More

                    “Imikana waxa haboonayd inuu Guddoomiyaha wakiilladu Gole-weynaha hordhigo wixii madaxweynuhu soo sheegayna uu u akhriyo, Dabadeedna….” Axmed Y. Yaasiin

                    Hargeysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay Khilaafka u dhexeeya Madaxtoyada iyo Aqalka Wakiillada, kaas oo salka ku haya Waraaq ay dhawaan madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Wakiilladu isweydaarsadeen oo ka hadlaysay Wareejinta Keydka Haamaha Berbera. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xalay waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa si cilmiyeysan u lafo-guray muranka…

                    Read More

                      Xildhibaan Siciid Libaaxo Oo Meel Adag Iska Taagay Xeerka Duulista Hawada Iyo Mudanayaasha Oo Si Weyn u Taageeray Soo Jeedintiisa

                      Hargeysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Xeerka Duulista Hawada Somaliland oo dooddiisu ka socota Golahaas, waxana uu soo jeediyey in dib loogu noqdo, isla-markaana lafo-gur dheeri ah lagu sameeyo. Xildhibaan Siciid libaaxo oo dood dheer oo mudanayaashu maalintii shalay ka yeesheen Xeerkaas si faahfaahsan uga…

                      Read More

                        Sarkaal Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia Katirsan Oo Xafiis Ka Furanaya Hargeysa Iyo Moogganaanta Xukuumadda

                        Hargeysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Mudane Cabdi Baaruud oo katirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, isla-markaana si gaar ah ugu magacaaban Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalalka DIbaddda, ayaa qorshaynaya inuu Xafiis ka furta Magaalada Hargeysa Toddobaadyada Soo Socda. Masuulkan ka tirsan wasaarada arimaha dibada dalka Somaliya ayaa dhawr goor oo is xig xigta yimid dalka, waxaanu markii ugu danbaysay  ka qayb…

                        Read More

                          Bam La Doonayey In Lagu Weeraro Xarun Ganacsiyeed Caan ah Oo Gacanta u Galay Ciidanka Ammaanka Kenya

                          Nairobi:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Ciidamada ammaanka gudaha Nairobi ee Caasimadda Kenya, ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku hawllanaayeen Weerarka xarun Ganacsi oo caan ah, waxana lagu hayaa baadhitaanno dheeraad ah. Xarunta ganacsiga ee The Garden City Mall oo ka mid ah xarumaha ganacsiga ugu waaweyn magaalada Nairobi ayaa dadkii ku jirey si degdeg ah…

                          Read More

                            Xoogagga Al-shabaab Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Hayaan Maxaabiis Ciidamada Uganda Katirsanaa

                            Muqdisho:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab, ayaa Bayaan ay soo saareen maalintii shalay waxa ay ku shaaciyeen inay gacanta ku hayaan tiro maxaabiis hore uga Tirsanadayd Ciidamada Uganda ee AMISOM katirsan oo ay dhawaan ku qabsadeen Dagaalkii Jannaale. Bayaankan  oo uu soo saxeexnaa  Sheekh C/Casiis Abuu Muscab afhayeenka ciidamada  Alshabab ayuu ku sheegay inay jiraan maxaabiis Uganda u dhashay…

                            Read More

                              Dad Diinta Islaamka uga baxay inay Magangelyo ka helaan waddamada Yurub

                              Berlin, 08 September,2015(QJ/SDN)-Muslimiinta u haajiraya Qaarada Yurub, ayaa la sheegay inay Safaf ugu jiraan sidii ay u noqon lahaayeen Kiristaan, si ay sare ugu qaaddo fursadahooda inay magangelyo Qaxoontinnimo uga helaan dalka Jarmalka oo ay illaa 20,000 (labaatan kun) oo Tahriibayaal ahi gaadheen labadii maalmood ee ugu dambeeyey. Tallaabadan fool-xumada leh oo Boqollaal Muhaajiriin ka…

                              Read More

                                Isticmaalka Ereyga ‘LOL’ Ee Dadka Facenook Ku Sheekaystaa Ay Qosolka Ku Cabiri Jireen Oo Yaraaday

                                Sahamin dhowaan ay samaysay shirkada Facebook ayaa lagu ogaaday in ereyga Lol oo caadi ahaan dadku marka ay ka sheekaysanayaan facebook ay u isticmaalaan in ay ku muujiyaan qosolku uu hadda isticmaalkiis hoos u dhacay. Sahamintan Facebook ay samaysay waxa ay muujisay in dadka facebook ku sheekaystaa ay boqolkiiba 51 marka ay isticmaalayaan bar-kulannada bulshada…

                                Read More

                                  Kenya oo Qorsheynaysa inay Weerarto Xoogagga Al-shabaab ee Saldhigyada ka Sameystay Boni

                                  Nairobi,8sep,2015(QJ/SDN)-Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa sheegtay inay ku qaadayso weerarro xoogagga Al-shabaab ee saldhigyada ka sameystay Boni oo ah Deegaan Kayn badan oo ku yaalla Xeebta Badweynta Hindiya ee u Dhexeysa Somalia iyo Kenya. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Xoogagga Al-shabaab ee Weerarrada ka geysta gudaha dalka Kenya ay saldhigyo ku leeyihiin Deegaanka Kaymaha badan…

                                  Read More

                                    Afhayeenkii Mid ka mid ah Axsaabta Mucaaradka ah ee Waddanka Burundi oo Toogasho lagu Dilay

                                    Bujunbura,8ep,2015(QJ/SDN)-Afhayeenkii Xisbiga Mucaaradka ah ee [UDP] oo ka mid ah Xisbiyada ka jira Waddanka Burundi, Patrice Gahungu ayaa lagu dilay shalay oo Isniin ahayd Bartamaha Xarunta Burundi ee Bujumbura, Sida ay Warbaahinta u Sheegeen saraakiil ka tirsan Booliiska dalkaas. Patrice Gahungu oo ahaa Afhayeenka xisbiga Union for Peace and Development [UPD] oo kasoo horjeeday Madaxweynaha…

                                    Read More